Hogaan Microfinance

Directions Website

Hogaan Microfinance Empowering Somali communities through inclusive, affordable, and sustainable microfinance solutions.

Hogaan Microfinance is a financial institution licensed by the Central Bank of Somalia, providing Sharia-compliant financial services to micro, small, and medium enterprises (MSMEs). We prioritize financing productive sectors of the economy, including Agriculture, Livestock, Fisheries, and Renewable Energy, to support sustainable livelihoods and economic growth. We are committed to strengthening economic resilience by delivering accessible, inclusive, and client-focused financial solutions tailored to the needs of underserved communities across Somalia.

Maalgelinta Haweenka, Waa Kobcinta Dhaqaalaha Bulshada!Marka haweeney la maalgeliyo, waxaa kobca wax-soo-saarka, waxaa x...
31/10/2026

Maalgelinta Haweenka, Waa Kobcinta Dhaqaalaha Bulshada!

Marka haweeney la maalgeliyo, waxaa kobca wax-soo-saarka, waxaa xoogaysta qoyska, waxaana horumar gaara bulshada oo dhan.

HOGAAN MICROFINANCE waxay garab taagan tahay haweenka Soomaaliyeed si ay u horumariyaan Gnacsiyadooda, una gaaraan isku-filnaansho dhaqaale.

Haween la maalgeliyo, bulsho horumarta!

Waaberi Mall, Maka Al-Mukarama Street, Muqdisho
☎️ WhatsApp: +252617833730

Hel Maalgelin, Ku Kobciya Ganacsigaaga! Ma rabtaa inaad ganacsigaaga kobciso oo aad hesho fursado cusub? Waxaan kuu hayn...
28/10/2026

Hel Maalgelin, Ku Kobciya Ganacsigaaga!

Ma rabtaa inaad ganacsigaaga kobciso oo aad hesho fursado cusub? Waxaan kuu haynaa xalal maaliyadeed oo kaa caawinaya horumarinta ganacsigaaga.

✅ Maalgelin ku habboon baahidaada
✅ Fursad aad ku ballaariso ganacsigaaga
✅ Taageero ku aaddan kobaca dhaqaalahaaga

Nala soo xiriir maanta si aad wax badan uga ogaato adeegyada maalgelinta.

📍 Waaberi Mall, Maka Al-Mukarama Street, Muqdisho
☎️ WhatsApp: +252617833730

85% macaamiisheenna waa haween iyo dhalinyaro, taas oo muujinaysa sida aan diiradda u saarno awood-siinta haweenka iyo d...
24/10/2026

85% macaamiisheenna waa haween iyo dhalinyaro, taas oo muujinaysa sida aan diiradda u saarno awood-siinta haweenka iyo dhalinyarada.

📍 Waaberi Mall, Maka Al-Mukarama Street, Muqdisho
📞 Call ama WhatsApp: +252 61 7833730

3,000+ GANACSIYO YARYAR AYAAN MAALGELINAY! Waxaan garab taaganahay ganacsiyada yaryar, annagoo siinayna fursado ay ku ko...
20/10/2026

3,000+ GANACSIYO YARYAR AYAAN MAALGELINAY!

Waxaan garab taaganahay ganacsiyada yaryar, annagoo siinayna fursado ay ku kobciyaan ganacsigooda, ku abuuraan shaqooyin, kuna gaaraan horumar dhaqaale.

Waxaan aaminsanahay in maalgelinta ganacsiyada yaryar ay tahay furaha horumarka bulshada.

📍 Waaberi Mall, Maka Al-Mukarama Street, Muqdisho
📞 Call ama WhatsApp: +252 61 7833730

Ma leedahay qorshe ganacsi oo aad rabto inaad hirgeliso?Ha ka quusan riyadaada! Hogaan  waxay kuu fududaynaysaa inaad wa...
17/10/2026

Ma leedahay qorshe ganacsi oo aad rabto inaad hirgeliso?

Ha ka quusan riyadaada! Hogaan waxay kuu fududaynaysaa inaad wax ka ogaato fursadaha maalgelinta ee ganacsigaaga.

📍 Waaberi Mall, Maka Al-Mukarama Street, Muqdisho
📞 Call ama WhatsApp: +252 61 7833730

HOGAAN — Fursadahaaga, qorshahaaga iyo horumarkaaga.

💰 Kaydso Kayd Joogto ah .Ku bilow kayd joogto ah maanta,si aad mustaqbalka ugu maalgashato Riyooyinkaaga.📍 Waaberi Mall,...
12/10/2026

💰 Kaydso Kayd Joogto ah .
Ku bilow kayd joogto ah maanta,si aad mustaqbalka ugu maalgashato Riyooyinkaaga.

📍 Waaberi Mall, Maka Al-Mukarama Street, Muqdisho – Soomaaliya.
📞 Call ama WhatsApp: +252 61 7833730

Nagu Soo Booqo Xaruunteena !Ma rabtaa adeeg maaliyadeed oo ku habboon baahiyahaaga? Hogaan Microfinance waxay kuu soo ba...
10/10/2026

Nagu Soo Booqo Xaruunteena !

Ma rabtaa adeeg maaliyadeed oo ku habboon baahiyahaaga?

Hogaan Microfinance waxay kuu soo bandhigaysaa adeegyo maaliyadeed oo kaa caawinaya kobcinta ganacsigaaga iyo xaqiijinta himilooyinkaaga dhaqaale.

📍 Waaberi Mall, Maka Al-Mukarama Street, Muqdisho – Soomaaliya.

📞 Call ama WhatsApp: +252 61 7833730

Hogaan Microfinance – Wadajir ayaan ku gaaraynaa horumar dhaqaale! 💚

🐟 KALUUMEYSTADA SOOMAALIYEED – WAA INAAN TAAGEERNO!Kalluumeysigu waa mid ka mid ah ilaha muhiimka ah ee dhaqaalaha iyo n...
01/10/2026

🐟 KALUUMEYSTADA SOOMAALIYEED – WAA INAAN TAAGEERNO!

Kalluumeysigu waa mid ka mid ah ilaha muhiimka ah ee dhaqaalaha iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed.

HOGAAN MFI waxay maalgelisaa kalluumeysatada Soomaaliyeed, si ay u helaan fursado ay ku kobciyaan shaqadooda, u horumariyaan qalabkooda kalluumeysi, una ballaariyaan ganacsigooda.

💰 Maalgelin fudud
🎣 Taageero kalluumeysi
📈 Kobcinta ganacsiga
🤝 Horumarinta nolosha iyo dhaqaalaha bulshada

Kalluumeysatada oo la maalgeliyo, waa dhaqaale Soomaaliyeed oo la kobciyo.

📍 Waaberi Mall, Maka Al-Mukarama Street, Muqdisho
📞 Call/WhatsApp: +252 617 833 730

Waxaan qayb ka eheyn 𝐘𝐄𝐏𝐒 𝟐 – 𝐂𝐚𝐩𝐚𝐜𝐢𝐭𝐲 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐨𝐫𝐤𝐬𝐡𝐨𝐩 𝐟𝐨𝐫 𝐒𝐭𝐚𝐫𝐭-𝐮𝐩𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐒𝐌𝐄𝐬 𝐢𝐧 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚, oo ay soo qabanqaabisay ...
29/09/2026

Waxaan qayb ka eheyn 𝐘𝐄𝐏𝐒 𝟐 – 𝐂𝐚𝐩𝐚𝐜𝐢𝐭𝐲 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐨𝐫𝐤𝐬𝐡𝐨𝐩 𝐟𝐨𝐫 𝐒𝐭𝐚𝐫𝐭-𝐮𝐩𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐒𝐌𝐄𝐬 𝐢𝐧 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚, oo ay soo qabanqaabisay JICA - Japan International Cooperation Agency, kaas oo maanta kusoo gabagaboobay magaalada Nairobi, Kenya, asaga oo socday intii u dhaxeysay 23–29 Sebtembar 2026.

Tababarku wuxuu ahaa fursad muhiim ah oo lagu kobcinayo aqoonta, awoodda ganacsiyada, iyo taageerada MSMEs-ka iyo hal-abuurka ganacsi ee Soomaaliya.

Waxaan u mahadcelinayaa Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha - Soomaaliya, JICA iyo dhammaan bah-wadaagta ka qayb qaadatay hirgelinta barnaamijkan.

Hogaan MFI – Ka Hel Maalgelin Waafaqsan Shareecada Islaamka.Ma u baahan tahay maalgelin aad ku kobciso ganacsigaaga?Hoga...
28/09/2026

Hogaan MFI – Ka Hel Maalgelin Waafaqsan Shareecada Islaamka.

Ma u baahan tahay maalgelin aad ku kobciso ganacsigaaga?
Hogaan MFI waxay kuu fududaynaysaa inaad hesho maalgelin waafaqsan mabaadi’da Shareecada Islaamka, si aad u horumariso ganacsigaaga una gaarto yoolalkaaga.

📍 Waaberi Mall, Maka Al-Mukarama Street, Muqdisho
📞 Call/WhatsApp: +252 617 833 730

Address

Waaberi Mall, Maka Almukarama Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hogaan Microfinance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Nearby finance companies