27/08/2026
Jimcaha waa maalinta ugu kheyrka badan maalmaha toddobaadka sida aw noo sheegay ๐ฆ๐๐๐ฏ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ ๐ ๐๐
๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฑ ๐ฆ๐๐ช.
Aan kaga faaโiidaysanno maalintan qiimaha badan badinta ducada, akhriska ๐ค๐๐ฟโ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ iyo ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ด๐ฎ ๐ก๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ด๐ฎ ๏ทบ.
Jimco Wanaagsan.