19/03/2026
Waxaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diraynaa tahniyad ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.
Ciid Mubaarak! Sannadkan sannadkiisa nabad iyo barwaaqo Alle ha innagu gaadhsiiyo.
"