Idman Community Bank

Idman Community Bank Delivering innovative Shari'ah complaint financial products, services,and solutions to our customers.
(1)

Jimco Mubarak! Maalinta barakeysan ee Jimcaha Allaha nooga dhigo mid farxad, naxariis iyo towbad keen lagu gaaro. Alle h...
27/08/2026

Jimco Mubarak!
Maalinta barakeysan ee Jimcaha Allaha nooga dhigo mid farxad, naxariis iyo towbad keen lagu gaaro. Alle ha inaga aqbalo acmaasheena wanaagsan, danbiyadeenana ha dhaafo.

Idman Community Bank  wuxuu bixinayaa fursado maalgelin oo lagu taageerayo ๐—•๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ๐—ซ๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ.๐—›...
27/08/2026

Idman Community Bank wuxuu bixinayaa fursado maalgelin oo lagu taageerayo ๐—•๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ๐—ซ๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ.

๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐˜‚ waxay ka mid yihiin dadka ka faaโ€™iideysan kara fursadahan, iyagoo helaya taageero uu ku kobcin karo wax-soo-saarkooda iyo ganacsigooda.

Soo booqo xarunta kuugu dhow ee Idman bank ama soo wac lambarka gaaban ee ๐Ÿ“ž1616

๐— ๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ โ€” ๐—›๐—ฎ๐—น ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ!๐—œ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—ฃ๐—ฎ๐˜†๐—ฟ๐—ผ๐—น๐—น wuxuu kuu sahlayaa inaad si habsami leh u maamusho oo aad u bixiso ...
25/08/2026

๐— ๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ โ€” ๐—›๐—ฎ๐—น ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ!
๐—œ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—ฃ๐—ฎ๐˜†๐—ฟ๐—ผ๐—น๐—น wuxuu kuu sahlayaa inaad si habsami leh u maamusho oo aad u bixiso mushaaraadka shaqaalahaagaโ€”si degdeg ah, ammaan ah, oo la isku halayn karo.

๐—œ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—ช๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฒ๐˜ wuxuu kuu fududeynayaa inaad lacag dirto, biilasha bixiso, account-kaaga la socoto, isla markaana si sahlan...
22/08/2026

๐—œ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—ช๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฒ๐˜ wuxuu kuu fududeynayaa inaad lacag dirto, biilasha bixiso, account-kaaga la socoto, isla markaana si sahlan u isticmaasho adeegyada Idman bank.

๐Ÿ“ฒ Ka soo dejiso Google Play ama App Store.

๏ดฟุฅูู†ู‘ูŽู…ูŽุง ุงู„ู’ู…ูุคู’ู…ูู†ููˆู†ูŽ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ุฅูุฐูŽุง ุฐููƒูุฑูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฌูู„ูŽุชู’ ู‚ูู„ููˆุจูู‡ูู…ู’๏ดพQalbiga muโ€™minka wuxuu ku xasillaa xuska Al...
20/08/2026

๏ดฟุฅูู†ู‘ูŽู…ูŽุง ุงู„ู’ู…ูุคู’ู…ูู†ููˆู†ูŽ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ุฅูุฐูŽุง ุฐููƒูุฑูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฌูู„ูŽุชู’ ู‚ูู„ููˆุจูู‡ูู…ู’๏ดพ

Qalbiga muโ€™minka wuxuu ku xasillaa xuska Alle. aynu Alle xusno, ducada badinno, qalbiyadeennana ku xidhno Eebbe.

Alle ha inaga yeelo kuwa iimaankoodu sii xoogaysto, qalbiyadooduna ku xasillaan xuskiisa.

Jumco Mubaarak. ๐ŸŒ™

๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐˜€๐—ฎ ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ, Maamulaha Risk & Compliance ee ๐—œ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐˜† ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ธ, ayaa ka qayb gashay dood-wadaag muhiim ah oo ku saab...
19/08/2026

๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐˜€๐—ฎ ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ, Maamulaha Risk & Compliance ee ๐—œ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐˜† ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ธ, ayaa ka qayb gashay dood-wadaag muhiim ah oo ku saabsan ๐—›๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐˜‚ ๐—›๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป, kaas oo qayb ka ahaa Annual Regional Investment Fair for Small and Medium Enterprises (SMEs).

Dooddu waxay diiradda saartay caqabadaha haweenku kala kulmaan helitaanka maalgelinta, fursadaha maaliyadeed iyo sidii loo xoojin lahaa ganacsiyada ay haweenku hoggaamiyaan.
Ka qaybgalka dooddan waxay muujinaysaa muhiimadda ay leedahay in haweenka Soomaaliyeed la siiyo fursado maaliyadeed iyo taageero ku filan, si ay kaalin muuqata uga qaataan kobaca ganacsiga iyo horumarinta dhaqaalaha. ๐—œ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐˜† ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ธ wuxuu mar walba diyaar u yahay inuu taageero oo uu horumariyo ganacsiyada ay haweenka Soomaaliyeed leeyihiin.

17/08/2026

Waxaa socda iibinta fursadaha dhulalka Carbiska, iyadoo macaamiil badan ay durba ka faaโ€™iideysteen.
Waxaan kugu martiqaadeynaa inaad ka faaโ€™iideysato fursaddan. Fadlan booqo xarunteenna dhexe ee KM4 ama nagala soo xiriir lambarka gaaban ee 1616.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee dugsiga sare ee helay natiijada Imtixaanka Shah...
15/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee dugsiga sare ee helay natiijada Imtixaanka Shahaadiga 2025/2026.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa ardayda saddexda kaalmo ee h**e ku guuleystay natiijooyinka ugu sarreeya. Guushani waxay ka tarjumaysaa dadaalka, kartida iyo adkaysiga ay muujiyeen intii ay ku jireen waxbarashada.

Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed! ๐ŸŽ“๐ŸŒŸ

๐—๐—œ๐— ๐—–๐—” ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก.Maalinta Jimcaha waa maalin kheyr iyo barako leh. Aynu ku bilowno qalbi mahadnaq leh, annagoo Alle uga m...
13/08/2026

๐—๐—œ๐— ๐—–๐—” ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก.
Maalinta Jimcaha waa maalin kheyr iyo barako leh. Aynu ku bilowno qalbi mahadnaq leh, annagoo Alle uga mahadcelinayna nimcooyinka tirada iyo tayada aan la koobi karin ee uu nagu galladay. Mahadnaqu waa sababta nimcadu ku sii waarto una bataan, waana ballan uu Alle inoo sheegay in uu u kordhinayo kuwa u mahadnaqa.
Ilaahay ha inaga yeelo kuwa mar walba xusa, u mahadnaqa, kana faa'iidaysta nimcooyinka uu siiyay. Jimco wanaagsan, Alle ha inaga aqbalo camalkeenna wanaagsan, hana inagu galladeeyo kheyr iyo barako.

Ma haysataa ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ aad rabto inaad bilowdo ama aad ballaariso? Waxaan kuu samaynaynaa ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป si aad fikraddaada ugu...
13/08/2026

Ma haysataa ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ aad rabto inaad bilowdo ama aad ballaariso? Waxaan kuu samaynaynaa ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป si aad fikraddaada ugu beddesho mashruuc shaqaynaya oo kuu soo saara fursado cusub.

Haddii aad ka shaqayso ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ, Idman Community Bank wuxuu diyaar kuula yahay inuu kugu garab istaago safarkaaga.

Soo booqo xarunteena dhexe ee Km4 ama naglaa soo xariir lambarka gaabn ee 1616

Address

KM4 Nasahablood
Mogadishu
-00100

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252614882200

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Idman Community Bank posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Idman Community Bank:

Shortcuts

Share