Midnimo Microfinance Institution company MMIC

Midnimo Microfinance Institution company MMIC waxaan Taageernaa ganacsiyada yaryar iyo dhalinyarada hal-abuurka leh iyada oo an bixino maalgelin iyo adeegyo maaliyadeed oo fudud oo la heli karo.

Marwo Kaabe, Maalgelinta Haweenka GanacsatadaGanacsigaaga wuxuu mudan yahay fursad uu ku kobco.Adeegga Marwo Kaabe ee Mi...
26/08/2026

Marwo Kaabe, Maalgelinta Haweenka Ganacsatada
Ganacsigaaga wuxuu mudan yahay fursad uu ku kobco.
Adeegga Marwo Kaabe ee Midnimo Microfinance waxaa loogu talagalay haweenka ganacsatada ah ee doonaya inay balaariyaan ganacsigooda, kordhiyaan raasumaalkooda, kuna gaaraan koboc waara iyagoo helaya maalgelin waafaqsan Shareecada Islaamka.
Haddii aad leedahay ganacsi ama aad qorshaynayso inaad bilowdo mid cusub, waxaan diyaar kuu nahay inaan kula soconno tallaabo kasta oo horumar ah.
Codso maanta, hana seegin fursadda kobaca ganacsigaaga.
๐Ÿ“ž +252 61 313 4159

18/08/2026
18/08/2026

ADEEGA E-FURSAD โ€“ KU QAADO DHAMMAAN ALAABAHA GURIGAAGA SI FUDUD

Ma rabtaa FRIDGE, WASHING MACHINE, TV, AC, ama MOBILE adigoo aan hal mar wada bixin?
Adeega E-FURSAD wuxuu kuu sahlayaa inaad ku qaadato dhammaan alaabaha aad u baahan tahay, adigoo ku bixinaya si tartiib ah oo kugu habboon.

Ku bixi ilaa 9 BILOOD โ€“ Si sahlan, degdeg ah, oo kalsooni leh.
Nala soo xiriir maanta oo hel fursaddaada!

๐Ÿ“ž +252 613 134 159
๐Ÿ“ž +252 614 868 571

See less

Marwo Kaabe, Maalgelinta Haweenka GanacsatadaGanacsigaaga wuxuu mudan yahay fursad uu ku kobco.Adeegga Marwo Kaabe ee Mi...
16/08/2026

Marwo Kaabe, Maalgelinta Haweenka Ganacsatada

Ganacsigaaga wuxuu mudan yahay fursad uu ku kobco.

Adeegga Marwo Kaabe ee Midnimo Microfinance waxaa loogu talagalay haweenka ganacsatada ah ee doonaya inay balaariyaan ganacsigooda, kordhiyaan raasumaalkooda, kuna gaaraan koboc waara iyagoo helaya maalgelin waafaqsan Shareecada Islaamka.

Haddii aad leedahay ganacsi ama aad qorshaynayso inaad bilowdo mid cusub, waxaan diyaar kuu nahay inaan kula soconno tallaabo kasta oo horumar ah.

Codso maanta, hana seegin fursadda kobaca ganacsigaaga.

๐Ÿ“ž +252 61 313 4159

MIDNIMO MICROFINANCE OO KA QAYBGASHAY NAFIS 2026Qaar ka mid ah Maamulka shirkadda , Midnimo Microfinance oo ka qaybgalay...
11/08/2026

MIDNIMO MICROFINANCE OO KA QAYBGASHAY NAFIS 2026

Qaar ka mid ah Maamulka shirkadda , Midnimo Microfinance oo ka qaybgalay 2nd National Agri-Food Investment Summit, NAFIS 2026, oo ka socda Muqdisho.

Shirku wuxuu isu keenay daneeyayaasha muhiimka ah ee beeraha iyo maalgashiga, iyadoo diiradda la saaray maalgelinta beeraha, sugnaanta cuntada, waraabka iyo biyaha, iskaashiga, iyo kobaca waara.

Ka qaybgalkeennu wuxuu qayb ka yahay dadaalka aan ku taageerayno maalgelinta beeraha iyo horumarinta fursadaha dhaqaale ee bulshada Soomaaliyeed.

Maalgashiga beeraha waa maalgashiga mustaqbalka.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay imtixaanka fasalka 8-aad, dugisga dhexe ee Gobol...
09/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay imtixaanka fasalka 8-aad, dugisga dhexe ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan ardayda gashay kaalmaha ugu sarreeya kuwaas oo muujiyey dadaal, karti iyo adkaysi dheeri ah oo mudan in lagu faano.

Turning Shared Vision into Greater Access to FinanceMeaningful progress begins when the right people come together aroun...
08/08/2026

Turning Shared Vision into Greater Access to Finance

Meaningful progress begins when the right people come together around a shared purpose.
On 6 August 2026, Midnimo Microfinance joined leading voices from Somaliaโ€™s financial and development sectors at the RSM Roadmap Roundtable Workshop in Mogadishu. The gathering created an important space for institutions to exchange ideas on improving the flow of finance to Somaliaโ€™s businesses and productive industries.

Discussions focused on developing a locally driven, Sharia-compliant model through which financial institutions can share lending risks. Such a model would give lenders greater confidence to serve entrepreneurs and enable more micro, small and medium-sized enterprises to access the financing they need to grow, create jobs and strengthen local economies.

For Midnimo Microfinance, participating in this conversation reflects our continued commitment to responsible finance, stronger partnerships and practical solutions that bring financial services closer to underserved communities and businesses.

We value the collective leadership demonstrated during the workshop and thank Mercy Corps, SOMMA, Sida, SDC, Inspire International, the Somali Bankers Association and every participating institution for moving this conversation forward.
The future of inclusive finance will be built through collaboration and Midnimo Microfinance is proud to be part of that progress.

Toddobaadkan waxaan maalgelin siinay macaamiil ka shaqeeya ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe.Maalgelintan waxay qayb ka ...
08/08/2026

Toddobaadkan waxaan maalgelin siinay macaamiil ka shaqeeya ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe.

Maalgelintan waxay qayb ka tahay dadaalka Midnimo Microfinance ee lagu taageerayo ganacsatada Soomaaliyeed, laguna xoojinayo kobaca ganacsiga, dakhliga qoysaska iyo fursadaha shaqo.

Waxaan sii wadeynaa inaan maalgelin gaarsiino ganacsatada leh himilo, qorshe iyo rabitaan ay ku horumarinayaan ganacsigooda.

E-FURSAD | Dooro Taleefanka Kugu Habboon, Bixi Si Kugu FududHadda waxaad E-FURSAD ka heli kartaa qaar ka mid ah taleefan...
03/08/2026

E-FURSAD | Dooro Taleefanka Kugu Habboon, Bixi Si Kugu Fudud

Hadda waxaad E-FURSAD ka heli kartaa qaar ka mid ah taleefannada ugu casrisan sida iPhone 17 Pro Max, iPhone 17 Air, iPhone 16 Pro Max, iyo Samsung Galaxy S26 Ultra, adigoon bixin lacagta oo dhan hal mar.

Ku qaado taleefanka aad doorato maanta, kuna bixi qorshe fudud oo 9 bilood ah, adigoon wax hormaris ah bixin.

โœ… Ma jiro hormaris.
โœ… Lacag-bixin maalinle iyo bille.
โœ… Maalgelin waafaqsan Shareecada Islaamka.

Booqo MIDNIMO MICROFINANCE ama nala soo xiriir si aad u bilowdo codsigaaga maanta.

๐Ÿ“ž +252 61 313 4159

๐ŸŒ www.mmic.so

Address

Maka Almukaram Road Taleex Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:30
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252614868571

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo Microfinance Institution company MMIC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Midnimo Microfinance Institution company MMIC:

Shortcuts

Share