16/04/2026
๐๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ/๐ญ๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ - ๐๐ง๐๐๐ซ๐ฌ๐ญ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ซ๐ฉ๐จ๐ซ๐๐ญ๐ ๐๐๐ค๐๐ญ ๐ข๐ง ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ง๐ : ๐๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ, ๐๐ง๐ ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐๐จ๐ซ ๐๐จ๐๐ข๐จ-๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ฆ๐ฉ๐๐๐ญ๐ฌ (๐
๐๐ก๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐ค๐๐ญ-๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐๐๐: ๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฒ๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ ๐ฎ ๐๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
Ururka Bangiyada Soomaaliyeed (SBA) ayaa soo agaasimay tababar muhiim ah oo cinwaankiisu yahay โUnderstanding Corporate Zakat in Banking: Applications, and Distributions for Socio-economic Impactsโ.
Tababarkan waxaa bixiyey ๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ง๐๐ oo ah Head of Sharia Compliance and Product Development, isla markaana ah macallin la aqoonsan yahay oo ka tirsan hayโadaha AAOIFI.
Tababarkan waxaa kasoo qeyb galay dhammaan hawlwadeenada bangiyada xubnaha Ururka SBA.
๐๐ฃ๐๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก
In la kordhiyo fahamka hawlwadeenada bangiyada ee ku saabsan xisaabinta Zakat-ka shirkadaha.
In la sharaxo hababka kala duwan ee loo adeegsado ururinta iyo qaybinta Zakat.
In la muujiyo sida Zakat-ku u noqon karo aalad lagu gaaro hormar dhaqaale iyo mid bulsho.
Ururka Bangiyad Soomaaliyeed waxa uu ku dadaali doonaa sidii loo sii wadi lahaa tababarada nuucaan ah si kor loogu qaado fahamka zakat-ka iyo sida uu kor ugu qaadi karo dhaqaalaha bulshada tabarta yar.