Asal Microfinance

Asal Microfinance Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asal Microfinance, Financial service, KM4, Hodan, and Bakaro Market, Howlwadaag, Mogadishu.

We are a microfinance institution licensed by the Central Bank of Somalia to provide Shariah compliant financial and product solutions to people who are mostly excluded from mainstream banking system.

๐Ÿ“ฑ Hadda qaado HONOR 600 PRO, lacagtana dib isaga bixi! โœจKu bixi kaliya 6 bilood adigoo si toos ah uga dalbanaya App-ka A...
27/08/2026

๐Ÿ“ฑ Hadda qaado HONOR 600 PRO, lacagtana dib isaga bixi! โœจ

Ku bixi kaliya 6 bilood adigoo si toos ah uga dalbanaya App-ka Asal Pay! ๐Ÿ“ฒ๐Ÿ’ณ

Hadda soo degso appka: https://asal.marketing/asalpay

๐Ÿ“ž Hadda wac: 2659

27/08/2026

๐Œ๐ข๐ ka mid ah macaamiisha ka faaโ€™iideystay adeegyada Asal Microfinance. ๐Ÿ’š๐ŸŒฑ

Sheekadiisa waa tusaale muujinaya sida adeegyada maaliyadeed ay uga caawin karaan qofka inuu qaado tallaabo cusub, kobciyo shaqadiisa, una gaaro yoolkiisa.

๐€๐ฌ๐š๐ฅ ๐Œ๐ข๐œ๐ซ๐จ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž ๐ŸŒฑ

๐Ÿ“ž ๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ—

๐Ÿณ Hadda qaado COOKER ALL GAS, lacagtana dib isaga bixi!Ku bixi kaliya 5 bilood (keliya $44.72 bishii) adigoo si toos ah ...
26/08/2026

๐Ÿณ Hadda qaado COOKER ALL GAS, lacagtana dib isaga bixi!

Ku bixi kaliya 5 bilood (keliya $44.72 bishii) adigoo si toos ah uga dalbanaya App-ka Asal Pay!

๐Ÿ“ž Hadda wac: 2659
Hadda soo degso appka: https://asal.marketing/asalpay

๐Ÿค Ku soo dhawoow Qoyska Asal Microfinance! โœจWaxaan si diiran u soo dhaweyneynaa Omar Ahmed Farah oo ku soo biiray kooxda...
26/08/2026

๐Ÿค Ku soo dhawoow Qoyska Asal Microfinance! โœจ

Waxaan si diiran u soo dhaweyneynaa Omar Ahmed Farah oo ku soo biiray kooxda maamulka sare ee shirkadda isagoo haya xilka Operations Manager! ๐Ÿ’ผ๐Ÿš€

Waxaan u rajeyneynaa guul iyo howl-wacan oo wax ku ool ah! ๐ŸŒŸ

26/08/2026

Ka Dalbo App-ka ๐€๐ฌ๐š๐ฅ ๐๐š๐ฒ ๐Ÿ“ฒ๐Ÿ’š

Shirkadda ๐€๐ฌ๐š๐ฅ ๐Œ๐ข๐œ๐ซ๐จ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž waxay kuu fududaynaysaa helitaanka adeegyada maaliyadeed ee casriga ah.

Hadda si fudud uga dalbo adeegyada aad u baahan tahay adigoo adeegsanaya **๐€๐ฌ๐š๐ฅ ๐๐š๐ฒ ** meel kasta iyo waqti kasta.๐Ÿ’š

๐Ÿ“ฒ **Soo dejiso ๐€๐ฌ๐š๐ฅ ๐๐š๐ฒ ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ https://asal.marketing/asalpay

โ„๏ธ Hadda qaado AC Hisense, lacagtana dib isaga bixi! โœจKu bixi kaliya 5 bilood adigoo si toos ah uga dalbanaya App-ka Asa...
25/08/2026

โ„๏ธ Hadda qaado AC Hisense, lacagtana dib isaga bixi! โœจ

Ku bixi kaliya 5 bilood adigoo si toos ah uga dalbanaya App-ka Asal Pay! ๐Ÿ“ฒ๐Ÿ’ณ

๐Ÿ“ž Hadda wac: 2659

๐Ÿ“ฑ Hadda qaado Galaxy A07, lacagtana dib isaga bixi! โœจKu bixi kaliya 3 bilood (keliya $37.12 bishii) adigoo si toos ah ug...
24/08/2026

๐Ÿ“ฑ Hadda qaado Galaxy A07, lacagtana dib isaga bixi! โœจ

Ku bixi kaliya 3 bilood (keliya $37.12 bishii) adigoo si toos ah uga dalbanaya App-ka Asal Pay! ๐Ÿ“ฒ๐Ÿ’ณ

๐Ÿ“ž Hadda wac: 2659
Hadda soo degso appka: https://asal.marketing/asalpay

๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š waxaa si rasmi ah u bilowday Ololaha Gaarsiinta Adeegyada Maaliyadeed iyo Wacyigelinta Bulshada, kaas oo aan si t...
24/08/2026

๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š waxaa si rasmi ah u bilowday Ololaha Gaarsiinta Adeegyada Maaliyadeed iyo Wacyigelinta Bulshada, kaas oo aan si toos ah ugu gaareyno ganacsatada iyo bulshada Soomaaliyeed.

Ololahan waxaa hormuud ka ah ๐“๐ž๐š๐ฆ-๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐ -๐ค๐š Asal Microfinance, waxaana ujeeddadeennu tahay inaan adeegyada maaliyadeed ka dhigno kuwo fudud, la heli karo, casri ah, isla markaana ku habboon baahida ganacsigaaga.

Waxaan booqannay ganacsiyo kala duwan, waxaan dhageysannay baahiyahooda, waxaanan la wadaagnay xalal maaliyadeed oo ka caawinaya inay kobciyaan ganacsigooda, maareeyaan dhaqaalahooda, una helaan fursado cusub oo horumarineed.๐ŸŒฑ๐Ÿ“ˆ

Ololahani maanta kuma eka. Waxaan sii wadi doonnaa inaan adeegyada maaliyadeed gaarsiino ganacsi kasta, qoys kasta iyo qof kasta, si aan uga qayb qaadanno dhismaha bulsho dhaqaale ahaan.

๐€๐ฌ๐š๐ฅ ๐Œ๐ข๐œ๐ซ๐จ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž๐ŸŒฑ

๐ŸŒฑ

๐ŸงŠ Hadda qaado Fridge LG 202, lacagtana dib isaga bixi!Ku bixi kaliya 6 bilood adigoo si toos ah uga dalbanaya App-ka Asa...
23/08/2026

๐ŸงŠ Hadda qaado Fridge LG 202, lacagtana dib isaga bixi!

Ku bixi kaliya 6 bilood adigoo si toos ah uga dalbanaya App-ka Asal Pay!

Hadda soo degso appka: https://asal.marketing/asalpay

๐Ÿ“ž Hadda wac: 2659

23/08/2026

๐–๐š๐š ๐“๐ž๐ž ๐๐š๐ฌ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Š๐ฎ ๐‡๐š๐›๐›๐จ๐จ๐ง ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š? ๐Ÿงบโœจ

๐Œ๐š๐ง๐ฎ๐š๐ฅ Mise ๐€๐ฎ๐ญ๐จ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐œ? ๐Ÿค”

Qasaaladdu waxay kaa caawinaysaa inaad si fudud u dhaqdo dharkaaga, adigoo badbaadinaya waqti, dadaal iyo tamar. ๐Ÿ โœจ

Hadda dooro qasaaladda ku habboon baahida gurigaaga, adigoo ka faaโ€™iidaysanaya adeegga โ€œHadda Qaado, Hadhoow Iska Bixiโ€ ee ๐€๐ฌ๐š๐ฅ ๐Œ๐ข๐œ๐ซ๐จ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž๐ŸŒฑ

๐Ÿ“žWac ๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ—

Address

KM4, Hodan, And Bakaro Market, Howlwadaag
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Microfinance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share