Shirkadda Xisaabadka ee Xaafid

Shirkadda Xisaabadka ee Xaafid Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shirkadda Xisaabadka ee Xaafid, Financial service, Center of Bakaro Market, Mogadishu.

Xaafid Accounting Firm, established in Sept 2018, we're qualified and trusted firm with a professional team specializing in accounting and business advisory services, offering tailored solutions to help clients achieve their financial and managerial goals

10/01/2026
Jumma Mubarak.
09/01/2026

Jumma Mubarak.

Maamule Waxaanu utaaganahay marwalba in kaa caawino Hormarka ganacsigaada, dhanka Maamulka iyo Xisaabadka.Wal wal la'aan...
04/01/2026

Maamule Waxaanu utaaganahay marwalba in kaa caawino Hormarka ganacsigaada, dhanka Maamulka iyo Xisaabadka.

Wal wal la'aan Kobci ganacsigaada.

Dalbo Adeega Rabtid:

✅ Xisaab Dajin/Fadhisin
✅ Xisaab Xareyn Maalinle ah
✅ Xisaab Lasocosho Bille ah
✅ Xisaab Sixid
✅ Xisaab Xirka Sanad ka
✅ Dabagalka Xisaabadka
✅ Latalinta Xisaabadka
✅ Gadida Systems ka Xisaabadka
✅ Tababarka Xisaabadka

Adeeg Qiimo jaban
Tayo sare leh
Waqtiyeysan

We provide comprehensive, reliable, and professional solutions designed to support business growth, financial transparen...
25/12/2025

We provide comprehensive, reliable, and professional solutions designed to support business growth, financial transparency, and organizational excellence. Our services include:

🔴Accounting & Bookkeeping Services
🔴Auditing and Assurance
🔴Business Consulting Services
🔴Training & Capacity Building

🎯 Noogu Imow:
✔ Khibrad & Kalsooni
✔ Saxnaan & Daah-furnaan
✔ Adeeg tayo sare leh
✔ Xalal ku saleysan baahida ganacsigaaga

07/09/2025

𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐞, Adeegyada aan kuu diyarinay waxaa kamida ah:
1. 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛 𝐃𝐚𝐣𝐢𝐧 ay lasocoto 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐅𝐫𝐞𝐞 𝐚𝐡.
2. 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛 𝐗𝐢𝐫𝐤𝐚 sanad laha
3. 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐤𝐚
4. 𝐃𝐚𝐛𝐚𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 Xisaabadka, billaha, iyo sanad laha
5. 𝐂𝐚𝐧𝐬𝐡𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝 𝐤𝐚 Ganacsiga, iyo
6. 𝐋𝐚𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 ganacsiga dhanka
𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 iyo 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 .

𝑫̲̅𝒉̲̅𝒂̲̅𝒎̲̅𝒂̲̅𝒂̲̅𝒏̲̅ 𝒘̲̅𝒂̲̅𝒙̲̅𝒂̲̅𝒂̲̅ 𝒍̲̅𝒂̲̅𝒈̲̅𝒖̲̅𝒖̲̅𝒈̲̅𝒖̲̅ 𝒒̲̅𝒂̲̅𝒃̲̅𝒂̲̅𝒏̲̅ 𝒅̲̅𝒐̲̅𝒐̲̅𝒏̲̅𝒂̲̅;
Waqti kooban
Adeeg Tayo sare leh
Qiimo Jabana

Hambalyo leenahay Ustad Dr.Maxamed Maxamuud, ilaah ha u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo maga caabay,
07/09/2025

Hambalyo leenahay Ustad Dr.Maxamed Maxamuud, ilaah ha u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo maga caabay,

Jaamacadda waxay u hambalyeynaysaa Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed oo loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.

Waxaan u rajeynaynaa inuu Alle u fududeeyo kuna guuleeyo mas'uuliyaddan culus ee loo igmaday.

Address

Center Of Bakaro Market
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252617555100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkadda Xisaabadka ee Xaafid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shirkadda Xisaabadka ee Xaafid:

Share