17/08/2026
SomBank wuxuu ka qaybgalayaa ๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ah ee Bangiyada aan Ribada lahayn iyo Takaful-ka (๐๐ญ๐ก ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐๐ฌ๐ญ-๐
๐ซ๐๐ ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ง๐ & ๐๐๐ค๐๐๐ฎ๐ฅ ๐
๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ), oo maanta ka dhacaya magaalada Addis Ababa, Ethiopia.
Bangiga waxaa shirka ku metelaya Dr. Mohamed Ahmed Ainab, Madaxa Shareecada ee SomBank, kana mid ah khubarada iyo masuuliyiinta caalamiga ah ee madasha ka hadlaya.
Ka qaybgalka SomBank wuxuu xoojinayaa dadaallada bangiga ee horumarinta maaliyadda Islaamiga ah, is dhaafsiga aqoonta iyo waayo aragnimada caalamiga ah, iyo soo bandhigidda fursadaha ka jira suuqa maaliyadeed ee Soomaaliya.
SomBank waxaa ka goโan bixinta adeegyo maaliyadeed oo casri ah, hal abuur leh, isla markaana si buuxda u waafaqsan mabaadiโda Shareecada Islaamka.
Meet the Global Experts Shaping Africaโs Interest-Free Banking & Finance Future!
We are proud to bring together distinguished policymakers, banking leaders, Takaful professionals, regulators, scholars, and industry experts from across Africa and beyond at the 6th International Interest-Free Banking & Takaful Forum.
๐
17 August 2026
๐ Addis Ababa, Ethiopia
A powerful platform for knowledge sharing, collaboration, innovation, and the growth of Interest-free Banking & Takaful in Africa.
Connecting Global Expertise with Africaโs Emerging Interest-Free Banking & Finance Markets.
Register Today!
๐ Website: www.alhudacibe.com/ibtf2026
๐ง Email: [email protected]