Danwadaag Business Fund Solutions

Danwadaag Business Fund Solutions Danwadaag BFS Waa shirkad u Taagan Maalgelinta iyo Saacidada Ganacsiyada Yaryar iyo Xirfadleyda

21/07/2026

Fursad Dahabi ah
Ma tahay Macalin doonaya inu Casharo Duubo
Weriye qaada Wareysiyada oo Raba
Qof Content Creator ah oo Baraha Bulshada ku baahiya Xogaha
Waxan kuu hayaa Studeo Kiro ah Hadba inta Saacad ee aad ubaahato Bishii
Waxa kuula Jiro iyo Camera iyo Telfan intaba ku xirmaya Dadka Talefanada wax ku duubta
Qeyb Podcast ah oo Fadhigeeda diyaarsanyahay iyo Qeybta Casharada ama Content lagu diyaarsado oo Hal fadhi ah
waxa jira Portrate Bacground Oo Projectors aad u isticmaalo karto hadii aad tahay Macalin.
Location Howlwadaag Dhabarka Dambe Bangiga Amal.
Lambarkan So Wac Faahfaahin Dheeraad ah.
0619921551

💼 FURSAD MAALGASHI OO QAALI AH! 🥬🥕🛒Ma leedahay khibrad dhinaca qudaarta ama maamulka Grocery Shop?Ma raadineysaa fursad ...
20/07/2026

💼 FURSAD MAALGASHI OO QAALI AH! 🥬🥕🛒

Ma leedahay khibrad dhinaca qudaarta ama maamulka Grocery Shop?
Ma raadineysaa fursad ganacsi oo aad ku kobciso mustaqbalkaaga?

Danwadaag Business Fund waxay kuu haysaa fursad lagu maalgashanayo Grocery Shop oo ka shaqeeya:
✅ Qudaarta iyo miraha darayga ah
✅ Adeegyada madbakha
✅ Ganacsi leh baahi joogto ah iyo suuq ballaaran

Waxaan raadineynaa qof:
✔️ Khibrad u leh suuqa qudaarta
✔️ Ama h**e uga soo shaqeeyay Grocery Shop
✔️ Leh karti maamul iyo horumarinta ganacsiga

📍 Goobta: MuqdishoL Suuqa Bakaarha

📞 Faahfaahin iyo codsi: Whatsup 0616922424

Fursad Dahabi ah   Ma tahay Macalin doonaya inu Casharo DuuboWeriye qaada Wareysiyada oo Raba   Qof Content Creator ah o...
15/07/2026

Fursad Dahabi ah
Ma tahay Macalin doonaya inu Casharo Duubo
Weriye qaada Wareysiyada oo Raba
Qof Content Creator ah oo Baraha Bulshada ku baahiya Xogaha
Waxan kuu hayaa Studeo Kiro ah Hadba inta Saacad ee aad ubaahato Bishii
Qeyb Podcast ah oo Fadhigeeda diyaarsanyahay iyo Qeybta Casharada ama Content lagu diyaarsado oo Hal fadhi ah waxa la jira Portrate Oo Projectors aad u isticmaalo karto hadii aad tahay Macalin.
Location Howlwadaag Dhabarka Dambe Bangiga Amal.
Lambarkan So Wac Faahfaahin Dheeraad ah.
061992551

 Waxan Ubaahanahay Macalimad Ku so Shaqeysay    sida   Saarka  .Isla Markaana Khibrad Fiican ulehFadlan Hadii aad Daneyn...
05/07/2024


Waxan Ubaahanahay Macalimad Ku so Shaqeysay sida Saarka .
Isla Markaana Khibrad Fiican uleh
Fadlan Hadii aad Daneyneyso Nala Soo Xiriir

Fursadaha Maalgelinta Sanadka Cusub eynu soo Wadno Waxa kamid ah   _Shidaalka 🎴Shuruudaha.✅️ In aad Mudo ku So shaqeysay...
30/11/2023

Fursadaha Maalgelinta Sanadka Cusub eynu soo Wadno Waxa kamid ah
_Shidaalka
🎴Shuruudaha.
✅️ In aad Mudo ku So shaqeysay
✅️ In aad heysato Goob ku Haboon oo Suuq leh
✅️ In aad Tahay Qof Leh Macaamiil ku xiran

Hadii aad Daneyneyso is Diiwaangeli Fursadaha Sanadka Cusub
Ee 2024

  2024Waxaa inoo Socda Fursada Maalgelinta Maqaayadaha YaryarShuruudaha .1) Waa in aad ka soo shaqeysay Maqaayad2) Waa i...
29/11/2023

2024
Waxaa inoo Socda Fursada Maalgelinta Maqaayadaha Yaryar
Shuruudaha .
1) Waa in aad ka soo shaqeysay Maqaayad
2) Waa in aad heysatid Boos Ama Meel ku haboon maqaayad oo leh Suuq Fiican
Nala soo xiriir

Sanadka Cusub 2024vWaxa inoo Bilaabanaya Fursadaha Maalgelibta Ganacsiyada Cusub .Ma Tahay Gabar Ka soo Shaqeysay   oo k...
29/11/2023

Sanadka Cusub 2024vWaxa inoo Bilaabanaya Fursadaha Maalgelibta Ganacsiyada Cusub .
Ma Tahay Gabar Ka soo Shaqeysay oo khibrad u leh Dhamaan adegyada Salonka sida Wax maka Fahansantahay maareynta iyo Maamulka Ganacsiyda Salonka
Ma kugu Xiranyihiin Dad macaamiil ah oo aad ku tashan karto in ey kuu yimaadan
Hadii ey jawaabtaadu tahay Haa
Fadlan Iska Diiwaan geli Fursadaha Maalgelinta Ganacsiyada Cusub
Sanadka Cusub 2024

06/08/2023





Location: Muqdisho Bakaaro

Ma tahay qof ka soo shaqeeyay ama ka shaqeeya hada Dukan Cosmatics oo khibrad fcn u leh iibka agabka shoppingka iyo Cosmatics sida Qasqaska iyo waxyaabaha kale ee skinka lugu daryeelo .....
Ma tahay qof Khibrad u leh Suuqa Cosmatics. Is bedeladiisa lehna macaamiil ku xiran...
Waxan kuu heynaa fursad shaqo waxa aad ak shaqeyn doonto Shopping and cosmatics Center .
Waxad ku qaadaneysaa mushaar fiican iyo Gunno Commision faa iidada aad qeyb ka qaadaneyso.
Fg. Qofka waa in uu Deganyhy Soonaha Xarunta BAKAARAHA ILAA ISGOYSKA DABKA

Fadlan dhaqso noola soo xiriir inta uusan liisku buuxsamin ..
Naga soo wac....
0619921551

Danwadaag BFS Waa shirkad u Taagan Maalgelinta iyo Saacidada Ganacsiyada Yaryar iyo Xirfadleyda

Ma Tahay Gabar Ka soo Shaqeysay   oo khibrad u leh Dhamaan adegyada Salonka sida       Wax maka Fahansantahay maareynta ...
25/05/2023

Ma Tahay Gabar Ka soo Shaqeysay oo khibrad u leh Dhamaan adegyada Salonka sida Wax maka Fahansantahay maareynta iyo Maamulka Ganacsiyda Salonka
Ma kugu Xiranyihiin Dad macaamiil ah oo aad ku tashan karto in ey kuu yimaadan
Hadii ey jawaabtaadu tahay Haa Fadlan Nala soo Xiriir Waxan kuu heynaa Fursad Maalgelin

Waxaa inoo Socda Fursada Maalgelinta Maqaayadaha YaryarShuruudaha .1) Waa in aad ka soo shaqeysay Maqaayad2) Waa in aad ...
10/03/2023

Waxaa inoo Socda Fursada Maalgelinta Maqaayadaha Yaryar
Shuruudaha .
1) Waa in aad ka soo shaqeysay Maqaayad
2) Waa in aad heysatid Boos Ama Meel ku haboon maqaayad oo leh Suuq Fiican
Nala soo xiriir

Address

Howlwadaag
Mogadishu
252

Telephone

+252619921551

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danwadaag Business Fund Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share