IBS Bank

IBS Bank IBS Bank is the regionsโ€™s premier global investment and commercial bank with an entirely Shariah comp
(2)

IBS Bank is the region's premier global investment and commercial bank with an entirely Shariah compliant portfolio of products & service.

IBS Bank ayaa xalay casho sharaf u sameysay Danjire Hodan Cismaan Cabdi, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Shiinaha, oo hog...
30/08/2026

IBS Bank ayaa xalay casho sharaf u sameysay Danjire Hodan Cismaan Cabdi, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Shiinaha, oo hoggaamineysay wafdi ka kooban in ka badan 30 shirkadood iyo ganacsato Shiineys ah oo booqasho ku yimid Soomaaliya.

Cashada waxaa ka qeyb galay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, masuuliyiin ka socotay dowladda, ganacsato Iyo marti sharaf kale, waxaana lagu wadaagay aragtiyo ku saabsan ganacsiga, maalgashiga iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha.

Sidoo kale, waxaa halkaas looga mahadceliyay dadaalka Danjire Hodan ee ku aaddan xoojinta xiriirka ganacsi iyo isku xirka ganacsatada labada dal.

30/08/2026

Daahfurka Tartanka Kubadda Cagta IBS Group League oo shalay galab ka furmay Magaalada Muqdisho

Waxaa maantaa magaalada  Muqdisho si rasmi ah nooga daahfurmay tartanka kubadda cagta ee IBS Group League oo ka kooban i...
29/08/2026

Waxaa maantaa magaalada Muqdisho si rasmi ah nooga daahfurmay tartanka kubadda cagta ee IBS Group League oo ka kooban ilaa 10 kooxood.

DHAWAAN FILO Tartanka Kubadda Cagta ee ๐ˆ๐๐’ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ ๐‹๐ž๐š๐ ๐ฎ๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” oo si rasmi ah galabta u furmi doona.
29/08/2026

DHAWAAN FILO Tartanka Kubadda Cagta ee ๐ˆ๐๐’ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ ๐‹๐ž๐š๐ ๐ฎ๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” oo si rasmi ah galabta u furmi doona.


IBS Bank ayaa si heer sare ah u soo dhaweysay Danjire ๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ข, Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
26/08/2026

IBS Bank ayaa si heer sare ah u soo dhaweysay Danjire ๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ข, Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, oo hoggaamineysa wafdi ka kooban in ka badan 30 shirkadood iyo ganacsato Shiineys ah oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya.

Booqashada wafdiga ee IBS Bank ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ganacsi iyo sidii loo abuuri lahaa fursado cusub oo ganacsatada iyo maalgashadayaasha labada dal ay uga wada shaqeyn karaan.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay doorka IBS Bank ee fududeynta adeegyada maaliyadeed, taageeridda ganacsiga, iyo abuurista jawi sahla maalgashiga iyo isku xirka ganacsatada Soomaaliyeed iyo kuwa caalamiga ah.

25/08/2026

Si aad u cusbooneysiiso IBS Mobile Banking App, fadlan kala soo deg nooca cusub ee app-ka, kadibna raac habka is-diiwaangelinta.

๐Ÿ“ฑ Play Store: https://goo.su/WXaLWH
๐ŸŽ App Store: https://goo.su/9c0Gs8

Wixii faahfaahin ah, nagala soo xiriir WhatsApp: +252 61 3744444 / +252637774444

Macmiil, waxaan dib u habayn iyo horumarin ku samaynay IBS Mobile Banking App si adeeggu kuugu noqdo mid fudud oo sahlan...
21/08/2026

Macmiil, waxaan dib u habayn iyo horumarin ku samaynay IBS Mobile Banking App si adeeggu kuugu noqdo mid fudud oo sahlan.

Fadlan cusbooneysii app-kaaga oo kala soo deg version-ka cusub
Play Store: https://goo.su/WXaLWH
App Store: https://goo.su/9c0Gs8

Waxii faahfaahin ah nagala soo xiriir
WhatsApp Number keena +252 61 3744444

IBS VISA INFINITE ku isticmaal si kalsooni leh meel kasta oo aad joogto, adigoo helaya mudnaan gaar ah iyo adeegyo kuu f...
20/08/2026

IBS VISA INFINITE ku isticmaal si kalsooni leh meel kasta oo aad joogto, adigoo helaya mudnaan gaar ah iyo adeegyo kuu fududaynaya safarkaaga.

Waxaad si bilaash ah ku geli kartaan VIP Lounges-ka garoomada caalamiga ah, taasoo kuu siinaysa adeegyo iyo mudnaan gaar ah inta aad safarka kuda jirto.

17/08/2026

IBS Bank waxay ka qeyb gashay carwada bandhigga ee e-WINS, oo diiradda lagu saaray kobcinta SMEs, awood-siinta haweenka iyo abuurista fursado maalgashi.

si loo xoojiyo fursadna loo siiyo ganacsiyada dumarka, IBS Bank waxay u diyaarisay ๐—›๐—”๐—ช๐—˜๐—˜๐—ก ๐—ž๐—”๐—”๐—• oo ah adeeg maalgelin oo si gaar ah loogu talagalay haweenka ganacsatada ah iyo kuwa hal-abuurka leh, si ay u kobciyaan ganacsigooda una gaaraan himilooyinkooda.

IBS Bank waxay ka qeyb gashay barnaamijka e-WINS, oo diiradda lagu saarayo kobcinta ganacsiyada SMEs, awood-siinta hawee...
17/08/2026

IBS Bank waxay ka qeyb gashay barnaamijka e-WINS, oo diiradda lagu saarayo kobcinta ganacsiyada SMEs, awood-siinta haweenka Soomaaliyeed iyo dhiirrigelinta fursadaha maalgashi.

Barnaamijku wuxuu isu keenay ganacsatada, haweenka ganacsiga ku jira iyo hayโ€™adaha maaliyadeed, si loo abuuro xiriirro ganacsi iyo fursado cusub oo kobciya ganacsiyada Soomaaliyeed.

Address

Tree Piano, Maka Al Mukarama Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 09:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 04:30
Sunday 08:00 - 15:30

Telephone

+2521865999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IBS Bank posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IBS Bank:

Shortcuts

Share

Category