23/12/2024
🌟 Almasso Market – Madashii Ganacsiga Soomaaliyeed! 🌟
Ma jeclaan lahayd madal e-commerce oo kuu fududeysa iibinta iyo iibsashada?
✅ Badeecooyin tayadoodu sareyso
✅ Qiimo macquul ah
✅ Soo gaarsiin degdeg ah
Waxaan rabnaa inaan fikraddaada maqallo!
👉 Maxaa adiga muhiim kuu ah markaad adeegsanayso madal ganacsi online ah?
Fikirkaaga nala wadaag hoos 👇 si aan madal ku habboon bulshada Soomaaliyeed u abuurno!
---