19/08/2026
๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐๐๐ ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐, ๐ฌ๐ข ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ก๐ฎ๐๐๐ง.
Bulsho Development Bank wuxuu ganacsiyada u fududeynayaa maamulka iyo bixinta mushaharka shaqaalaha, iyadoo adeeggu kaa caawinayo inaad si sahlan u maamusho payroll-ka, waqtina uga badbaadiso hawlaha soo noqnoqda.
Maamulka mushaharku ma aha inuu noqdo hawl adag. Bulsho Development Bank wuxuu kuu keenayaa xal casri ah oo kaa caawinaya inaad si sax ah, fudud oo ammaan ah ugu adeegto shaqaalahaaga, si adiguna diiradda u saarto kobcinta ganacsigaaga.