First Somali Takaful Insurance

First Somali Takaful Insurance Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from First Somali Takaful Insurance, Insurance Company, Sidiiq Tower, Waaberi Mall, 1st Floor, room 105, Maka Al-Mukarama Street, Mogadishu.

FISO Takaful Insurance
Shariah-compliant & ethical insurance providing risk protection products in Somalia & internationally โ€” safeguarding individuals, businesses & communities with innovative Takaful solutions.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐Shirkadda Caymiska Islaamiga ee Somaaliya First Somali Takaful Insurance waxa ay hambalyo iyo bogaadin u d...
27/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐

Shirkadda Caymiska Islaamiga ee Somaaliya First Somali Takaful Insurance waxa ay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciida Carafo.

Ducada Maalmaha Bisha Dhul Hijja aan badino.
22/05/2026

Ducada Maalmaha Bisha Dhul Hijja aan badino.

Protecting your business. Securing your future.First Somali Takaful Insurance offers reliable and Sharia-compliant prote...
05/05/2026

Protecting your business. Securing your future.

First Somali Takaful Insurance offers reliable and Sharia-compliant protection for Oil & Gas, Marine Cargo, Contractors, and Employers.

Your safety is our responsibility.

04/05/2026

Aas-aasihii Shirkadda Caymiska Islaamiga ee Soomaaliya FISO Takaful Insurance | Sidee fikrad caymis oo markii h**e fashilantay ugu dambeyn uga dhalatay mid ka mid ah ganacsiyada ugu muhiimsan Soomaaliya?
Xalqadan Irmaan Podcast, ayuu marti ku ahaa Gudoomiye Mohammed Mohamed โ€œM.Takafulโ€, oo ka sheekeynaya safarkiisa ganacsi, dahabka, dharka, maqaayadda, iyo sida uu ugu soo biiray fikradda Caymiska Soomaaliya.

Waraysiga oo dhamaystiran waxaa ka daawan kartaa Linkigaaan:- https://youtu.be/74nvbCjS7Ek?si=GOBHIXPpm55wSlBo

Dawan TV

04/05/2026
Hmbalyo Hambalyo Hambalyo, waxaan halkaan ugu hambalyaynaynaa Shaqalaaha Waynaha Adduunka gaar ahaan Shaqaalaheena Sooma...
01/05/2026

Hmbalyo Hambalyo Hambalyo, waxaan halkaan ugu hambalyaynaynaa Shaqalaaha Waynaha Adduunka gaar ahaan Shaqaalaheena Soomaaliyeed maalintooda dabaaldagga ee 1 May 2026.
โ€Ž
โ€ŽShaqaalaha Soomaaliyeed waxay lafdhabar u yihiin horumarka dalkeena.
โ€Ž
โ€ŽMarkale Hambalyo.

We are honored to announce that our Chairman, ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข, is participating as a distinguished guest at the New Mog...
15/04/2026

We are honored to announce that our Chairman, ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข, is participating as a distinguished guest at the New Mogadishu Development Corporation - NMDC Investor Roadshow 2026.

We are proud to be part of this important platform focused on investment and development opportunities in Somalia.

15/04/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah inaan soo dhoweyno Mudane ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข, Guddoomiyaha FISO Takaful Insurance, oo ah marti sharafta nagala soo qeyb galeysa bandhigga Maalagashiga ee ๐๐Œ๐ƒ๐‚ ๐ˆ๐ง๐ฏ๐ž๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ ๐‘๐จ๐š๐๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

๐—›๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜€-๐—ฎ๐—ณ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ: ๐—™๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐˜ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ง๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ณ๐˜‚๐—น ๐ˆ๐—ป๐˜€๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ & ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—”๐˜€๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป.Shirkadda Caymiska First Somali Takafu...
07/04/2026

๐—›๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜€-๐—ฎ๐—ณ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ: ๐—™๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐˜ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ง๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ณ๐˜‚๐—น ๐ˆ๐—ป๐˜€๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ & ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—”๐˜€๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป.

Shirkadda Caymiska First Somali Takaful insurance (FISO Takaful Insurance) iyo Ururka Injineerada Soomaaliyeed Somali Engineers Association.-SEA) ayaa Heshiis Is-afgarad ah (MoU) ku kala saxiixday Magaalada Muqdisho, Somalia.

Heshiiskan wuxuu ku saabsan yahay caymis si gaar ah loogu saleeyay baahiyaha injineerada, iskaashi Shirkadda Caymiska iyo xirfadleyda Injeerada ah iyo tababaro xirfadeed oo kor u qaadaya maareynta khataraha. Sidoo kale, wuxuu gacan ka geysanayaa sare u qaadida kalsoonida maalgashadayaasha iyo horumarinta guud ee sektor-ka Caymiska iyo injineernimada dalka.

Hadaba, si loo ilaaliyo xirfada injineerada iyo hantida mashaariicda waxa muhiim noqotay in la helo caymis damanad qadaya baahiyaha injineernimo.

Address

Sidiiq Tower, Waaberi Mall, 1st Floor, Room 105, Maka Al-Mukarama Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 04:00
Tuesday 08:00 - 04:00
Wednesday 08:00 - 04:00
Thursday 08:00 - 04:00
Saturday 08:00 - 04:00
Sunday 08:00 - 04:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when First Somali Takaful Insurance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to First Somali Takaful Insurance:

Share