eBesa

Call Directions Website Contact the business

eBesa eBesa: Anytime. Anywhere. Empowering communities with secure, convenient mobile money solutions.

Join our trusted network to make secure transactions, connect with agents, and enjoy easy access to financial services anywhere.

Hadda u dir lacag ehelkaaga iyo asxaabtaada ku nool dalalka Kenya iyo Uganda, daqiiqad gudaheed ayay ku gaaraysaa, si fu...
31/10/2026

Hadda u dir lacag ehelkaaga iyo asxaabtaada ku nool dalalka Kenya iyo Uganda, daqiiqad gudaheed ayay ku gaaraysaa, si fudud oo degdeg ah.

Marnaba ha ka welwelin inaad si fudud oo qiimo jaban lacag ugu dirto ehelkaaga iyo asxaabtaada ku nool ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ...
25/10/2026

Marnaba ha ka welwelin inaad si fudud oo qiimo jaban lacag ugu dirto ehelkaaga iyo asxaabtaada ku nool ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—จ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ.

๐—ฆ๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—จ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ. ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ ๐˜๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป.
1. Fur App-ka eBesa.
2. Taabo eBesa Global.
3. Dooro Mobile Money.
4. Dooro waddanka iyo Mobile Wallet-ka.
5. Geli magaca iyo nambarka qofka.
6. Dooro ilaha dhaqaale iyo sababta dirista.
7. Geli lacagta, kadibna taabo Next

Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.
Google Play: https://bit.ly/3BZ0RtJ
App Store: https://apple.co/3jxUgQl

25/10/2026

๐—™๐—ฎ๐˜๐˜…๐—ถ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ayaa ka warbixineysa sida ay uga qeyb qaadatay ๐—ข๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ ๐— ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†? iyadoo ku guuleysatay hadiyad qaali ah oo ka mid ah abaalmarinnada waqtiya nasiibka ee macaamiisha loogu tala galay.

Farxad weyn ayay noo tahay inaan ka qeybgalno munaasabadda daahfurka dib-u-soo-celinta Nidaamka Caalamiga ah ee Tigidhad...
18/10/2026

Farxad weyn ayay noo tahay inaan ka qeybgalno munaasabadda daahfurka dib-u-soo-celinta Nidaamka Caalamiga ah ee Tigidhada Diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya ay maanta dib u hanatay, 35 sano kaddib.

Madaxda sare ee IBS Bank, dadaal badan oo ay sameeyeen, iyagoo kaashanaya Hayโ€™adda Duulista Hawada iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, waxay ku guuleysteen in nidaamkan caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha dib loogu soo celiyo Soomaaliya.

IBS Bank ayaa martigelin doona nidaamkan, fududeyn doona isku-xirka maaliyadeed ee hayโ€™adaha ku shaqeyn doona IATA-BSP, oo ay ka mid yihiin shirkadaha diyaaradaha iyo shirkadaha tigidhada. Tani waxay door muhiim ah ka qaadan doontaa horumarinta adeegyada maaliyadeed iyo fududeynta habsami-u-socodka lacag-bixinnada la xiriira safarrada diyaaradaha.

๐—•๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ ee degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley ayaa si buuxda uga faaโ€™iideystay ๐—ข๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ ...
18/10/2026

๐—•๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ ee degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley ayaa si buuxda uga faaโ€™iideystay ๐—ข๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ ๐— ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†?

Ololahan ayaa macaamiisha cusub lagu barayey adeegyada casriga ah ee eBesa iyo sida ay uga faaโ€™iideysan karaan. Sidoo kale, ka qeybgalayaasha ayaa nasiibkooda ku helayey abaalmarinno iyo hadiyado kala duwan oo lagu bixinayey waqtiyo nasiib ah.





17/10/2026

๐—ข๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ ๐— ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†? oo ku sii fidaya guud ahaan magaalada Muqdisho ayaa galabta ka qabsoomay xarunteenna Madiina, ee degmada Wadajir.

Ololahan waxaa ka faaโ€™iideystay bulshada iyo ganacsatada ku dhaqan xaafadda Madiina ee degmooyinka Wadajir iyo Dharkiinley kuwaas oo fursad u helay inay wax badan ka ogaadaan adeegyada kala duwan ee eBesa





15/10/2026

โ€œDhaaxaa La Sugay, Guushee Maantay eBesa Gacanta Ku Heyso!โ€ ๐Ÿ†

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐—ž๐˜‚-๐˜…๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—œ๐—•๐—ฆ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ธ, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐˜‡๐—ฎ๐—ธ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ, oo soo xiray tartanka Koobka ๐—œ๐—•๐—ฆ ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ฝ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ด๐˜‚๐—ฒ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan kooxihii ka qeyb galay tartanka, isagoo si gaar ah ugu hambalyeeyay kooxda eBesa oo ku guuleysatay Koobka IBS Group League 2026. ๐Ÿ†

15/10/2026

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป, Cali Fahle, oo ka hadlay munaasabaddii xiritaanka tartanka IBS Group League 2026, ayaa Hambalyo u diray bahda eBesa ee ku guuleysatay hanashada Koobka.

Guddoomiyuhu wuxuu sidoo kale xusay inuu kamid yahay macaamiisha sida joogtada ah u isticmaasha adeegga eBesa, isagoo bulshada la wadaagay muhiimadda iyo faaโ€™iidooyinka adeegyada maaliyadeed ee eBesa u leeyihiin.

15/10/2026

Bulshada ku nool Suuqa Weyn ee Bakaaraha ayaa si weyn u bogaadisay una soo dhaweysay ๐—ข๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ ๐— ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†? iyagoo muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin wacyigelinta iyo adeegyada casriga ah ee eBesa.

15/10/2026

Macaamiisheenna ka faaโ€™iideystay ololaha ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ ๐— ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†? ayaa nala wadaagay dareenkooda ku aaddan ka qeybgalka ololahan, iyagoo muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin adeegyada eBesa iyo fursadaha ay ka heleen ololaha.





Address

3rd Floor, Tre-Piano Building, Makka Al-Mukarama Road
Mogadishu
BN09100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when eBesa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to eBesa:

Shortcuts

Share