26/08/2026
Muhiim: Wacyigelin ka digista Muraabxada Ribada ah iyo Bogaadinta Muraabaxada Waafaqsan shareecada islaamka kaga boga muuqaalkaan.
Sahal sacco waa iskaashata keliya si waafaqsan shareecada islaamka usameyso Maalgelin sharci ah.
Halkudhigeenu :"Wax ku darso SAHAL SACCO, Waxna ka yeelo "!
Kusoo biir SAHAL SACCO, Wixii Faahfaahin ah Kala xiriir:
📍 Cinwaanka: Taleex, Hodan-Mogadishu, Somalia
📞 Call ama WhatsApp: 61 3888718 ama 61 3888618