06/12/2025
Adeegga Taran Mudaarabah waxa uu kuu suurtagelinaya inaad maalgeliso hantidaada iyadoo lagu saleynayo mabaa’diida Islaamiga ah ee Mudaarabah, taasoo ku dhisan faa’iido wadaag rasmi ah (Profit Sharing)
Adeeggan wuxuu noqday mid kaalin muhiim ah ka qaata kobcinta dhaqaalaha iyo maalgelinta bulshada Soomaaliyeed, isagoo si hufan u mideeya maalgashadayaasha iyo fursadaha horumarineed.