Maal Microfinance L.T.D

Maal Microfinance L.T.D Maal Microfinance is the First Microfinance, Transforming Lives with Financial Inclusion in Somalia.

waxaa innoo Furmay kooxdii 1330 aad illaa 1340 aad ee xubin ka noqoshada adeegga tooko, macmiil Si usbuucle ayaan u qaba...
30/05/2026

waxaa innoo Furmay kooxdii 1330 aad illaa 1340 aad ee xubin ka noqoshada adeegga tooko, macmiil Si usbuucle ayaan u qabanaa fursaddan , usbuucaan waxaa idiin furran illaa 10 koox. is diiwaangelintu waa bilaash.
Fadlan gujji linkiga hoose si aad isku diiwaan geliso
https://forms.gle/DjieQChuMLWofkrH6 https://docs.google.com/.../1FAIpQLSdJimsyO9U.../viewform...
Waad soo codsan kartaa ka mid noqoshada adeegga tooko hadii aad joogtid Deeganadaan hoos ku xusan:
๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ-๐›๐š๐ง๐š๐๐ข๐ซ
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ ๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ•.
๐๐ž๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ-๐๐š๐ฒ-๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ‘.
๐€๐Ÿ๐ ๐จ๐ฒ๐ž-๐’๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐š๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž-๐ค๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ–๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ.
๐๐ฎ๐ฅ๐š๐›๐ฎ๐ซ๐๐ž-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘4๐Ÿ๐Ÿ—.
๐๐š๐ฅ๐ž๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ’๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ‘.
๐‰๐š๐ฅ๐š๐ฅ๐š๐ช๐ฌ๐ข-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ 61๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ’
๐…๐ž๐ซ๐Ÿ๐ž๐ซ-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’.
๐‚๐š๐๐š๐š๐๐จ-๐†๐š๐ฅ๐ ๐š๐๐ฎ๐-๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ 
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ‘.
๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ-๐Œ๐ฎ๐๐ฎ๐ -๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ 
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ 61๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ—๐Ÿ–.
๐๐š๐š๐ซ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ๐ž-๐†๐ž๐๐๐จ-๐‰๐ฎ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ–๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ–.a
๐Š๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ฒ๐จ-๐ฃ๐ฎ๐›๐›๐š๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž-๐‰๐ฎ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ๐Ÿ“

Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro! Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaynaa munaasab...
26/05/2026

Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro!
Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa
Waxaan leenahay:
Ciid Mubaarak
Kullu Caam Wa Antum Bil Khayr
Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, caafimaad iyo barwaaqana ha nagu gaarsiiyo ciidan ciideeda.
Farxad, nabad iyo walaaltinimo ayaan idiin rajeynaynaa@

Ma ka mid tahay kumannaan qof oo si xowli ah uga faaโ€™iidaysanaya Adeegga Xoolo Maal?Iyadoo lagu guda jiro diyaar garowga...
23/05/2026

Ma ka mid tahay kumannaan qof oo si xowli ah uga faaโ€™iidaysanaya Adeegga Xoolo Maal?
Iyadoo lagu guda jiro diyaar garowga maalmaha barakeysan ee Ciidul Adxa, dad badan ayaa durba ka faaโ€™iidaysanaya fursadaha maalgelinta xoolaha si ay ugu gutaan waajibaadka Ciidda si sahlan oo degdeg ah
Haddaba, haddii aynu nahay Maal MFI, waxaan si xooggan uga shaqaynaynaa maalgelinta xoolaha, anagoo u fududeynayna macaamiisheena
โœ… Helitaanka xoolo tayo leh
โœ… Maalgelin fudud oo la isku halayn karo
โœ… Qorshe sahlan oo ku habboon baahida qoysaska Soomaaliyeed
โœ… Inay si dhib yar ugu gutaan waajibaadka Ciidul Adxa
Adeegga Xoolo Maal waa adeeg loogu talagalay taageerada bulshada, xoolo-dhaqatada, iyo dhammaan dadka doonaya inay ka faaโ€™iidaystaan kheyrka iyo fadliga maalmahan barakeysan
Ha ka harin fursadda!
Ka faaโ€™iidayso maanta adeegga Xoolo Maal oo ku diyaargarow Ciid farxad iyo barwaaqo

waxaa innoo Furmay kooxdii 1320 aad illaa 1330 aad ee xubin ka noqoshada adeegga tooko, macmiil Si usbuucle ayaan u qaba...
23/05/2026

waxaa innoo Furmay kooxdii 1320 aad illaa 1330 aad ee xubin ka noqoshada adeegga tooko, macmiil Si usbuucle ayaan u qabanaa fursaddan , usbuucaan waxaa idiin furran illaa 10 koox. is diiwaangelintu waa bilaash.
Fadlan gujji linkiga hoose si aad isku diiwaan geliso
https://forms.gle/DjieQChuMLWofkrH6 https://docs.google.com/.../1FAIpQLSdJimsyO9U.../viewform...
Waad soo codsan kartaa ka mid noqoshada adeegga tooko hadii aad joogtid Deeganadaan hoos ku xusan:
๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ-๐›๐š๐ง๐š๐๐ข๐ซ
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ ๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ•.
๐๐ž๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ-๐๐š๐ฒ-๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ‘.
๐€๐Ÿ๐ ๐จ๐ฒ๐ž-๐’๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐š๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž-๐ค๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ–๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ.
๐๐ฎ๐ฅ๐š๐›๐ฎ๐ซ๐๐ž-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘4๐Ÿ๐Ÿ—.
๐๐š๐ฅ๐ž๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ’๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ‘.
๐‰๐š๐ฅ๐š๐ฅ๐š๐ช๐ฌ๐ข-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ 61๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ’
๐…๐ž๐ซ๐Ÿ๐ž๐ซ-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’.
๐‚๐š๐๐š๐š๐๐จ-๐†๐š๐ฅ๐ ๐š๐๐ฎ๐-๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ 
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ‘.
๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ-๐Œ๐ฎ๐๐ฎ๐ -๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ 
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ 61๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ—๐Ÿ–.
๐๐š๐š๐ซ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ๐ž-๐†๐ž๐๐๐จ-๐‰๐ฎ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ–๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ–.a
๐Š๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ฒ๐จ-๐ฃ๐ฎ๐›๐›๐š๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž-๐‰๐ฎ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ๐Ÿ“

Waxaa maanta si rasmi ah u bilaowday maalintii 1-aad ee training-ka โ€œInclusive Finance in Somaliaโ€™s LivestockTraining-ka...
19/05/2026

Waxaa maanta si rasmi ah u bilaowday maalintii 1-aad ee training-ka โ€œInclusive Finance in Somaliaโ€™s Livestock
Training-kan muhiimka ah wuxuu diiradda saarayay
BDS TOT Training for Financial Institutions and Mercy Corps Staff in Somalia.
Ujeedka training-ka ayaa ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo fahamka hayโ€™adaha maaliyadeed iyo shaqaalaha Mercy Corps ee ku saabsan adeegyada maaliyadeed ee loo fidinayo bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybaha xoolo-dhaqatada iyo ganacsiyada la xiriira xoolaha
Training-kan waxaa qabanqaabinaysay hayโ€™adda Mercy Corps, waxaana ka qeyb galay qaar kamid ah maamulka iyo staff-ka shirkadda Maal Microfinance, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya horumarinta adeegyada maaliyadeed ee bulshada Soomaaliyeed
Intii uu socday training-ka waxaa lagu falanqeeyay:
Horumarinta adeegyada maaliyadeed ee loo dhan yahay
Taageerada ganacsiyada iyo xoolo-dhaqatada
Kobcinta dhaqaalaha bulshada
Hababka casriga ah ee adeegyada maaliyadeed
Maal Microfinance waxay mar walba ka goโ€™an tahay horumarinta aqoonta, taageerada bulshada, iyo xoojinta adeegyada maaliyadeed ee dalka

Waxaa Bilowday 10-ka Maalmood ee Ugu Kheyrka Badan SanadkaMaanta waxaa si rasmi ah u bilaabanaya 10-ka maalmood ee barak...
18/05/2026

Waxaa Bilowday 10-ka Maalmood ee Ugu Kheyrka Badan Sanadka
Maanta waxaa si rasmi ah u bilaabanaya 10-ka maalmood ee barakeysan ee Dul-Xijjah maalmo fadli iyo kheyr badan leh oo Alle SWT ku dhaartay Qurโ€™aankiisa Kariimka ah
Waa maalmo uu ajarku badan yahay, ducadu la aqbalo, camalka wanaagsanna uu Alle agtiisa qiimo weyn ku leeyahay. Sidaas darteed, Shirkadda Maal waxay ugu bishaaraynaysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed inay si wanaagsan uga faaโ€™iidaystaan maalmahan kheyrka badan.
Ka faaโ€™iidayso maalmahan adigoo
Kordhinaya cibaadada iyo salaadaha sunnada ah
Akhrinaya Qurโ€™aanka Kariimka ah
Badinaya ducada iyo dikriga
Bixinaya sadaqo iyo samafal
Sameynaya camal wanaagsan oo Alle loogu dhowaado
10-kan maalmood waa fursad qaali ah oo aan mar walba la helin, waana maalmo ay ku jirto Maalinta Carafo iyo Ciidul Adxa oo leh fadli weyn
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga dhigo kuwa ka faaโ€™iidaysta fadliga 10-ka Dul-Xijjah, kana aqbalo camalkeena suuban.

Adeegga Xoolo Maal waa tallaabo lagu taageerayo nolosha beeraleyda iyo xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed.Waxaan ka caawinayna...
18/05/2026

Adeegga Xoolo Maal waa tallaabo lagu taageerayo nolosha beeraleyda iyo xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed.
Waxaan ka caawinaynaa inay helaan dakhli joogto ah, ballaariyaan dhaqaalahooda, isla markaana kor u qaadaan wax soo saarka dalka
Maadaama ay nagu soo food leedahay maalmaha barakeysan ee Ciidul Adxa, waxaan macaamiisheena ugu bishaaraynaynaa maalgelin gaar ah oo loogu talagalay xoolaha, si ay uga faaโ€™iidaystaan fursadaha ganacsi ee Ciidda
โœ… Maalgelin fudud
โœ… Taageero lagu kalsoon yahay
โœ… Fursad kobac dhaqaale
Ka faaโ€™iidayso maanta, kuna diyaargarow Ciid barwaaqo leh.
Maal Microfinance โ€” Hormuudka Taageerada Ganacsiyada iyo Xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed

waxaa innoo Furmay kooxdii 1310 aad illaa 1320 aad ee xubin ka noqoshada adeegga tooko, macmiil Si usbuucle ayaan u qaba...
16/05/2026

waxaa innoo Furmay kooxdii 1310 aad illaa 1320 aad ee xubin ka noqoshada adeegga tooko, macmiil Si usbuucle ayaan u qabanaa fursaddan , usbuucaan waxaa idiin furran illaa 10 koox. is diiwaangelintu waa bilaash.
Fadlan gujji linkiga hoose si aad isku diiwaan geliso
https://forms.gle/DjieQChuMLWofkrH6 https://docs.google.com/.../1FAIpQLSdJimsyO9U.../viewform...
Waad soo codsan kartaa ka mid noqoshada adeegga tooko hadii aad joogtid Deeganadaan hoos ku xusan:
๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ-๐›๐š๐ง๐š๐๐ข๐ซ
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ ๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ•.
๐๐ž๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ-๐๐š๐ฒ-๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ‘.
๐€๐Ÿ๐ ๐จ๐ฒ๐ž-๐’๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐š๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž-๐ค๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ–๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ.
๐๐ฎ๐ฅ๐š๐›๐ฎ๐ซ๐๐ž-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘4๐Ÿ๐Ÿ—.
๐๐š๐ฅ๐ž๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ’๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ‘.
๐‰๐š๐ฅ๐š๐ฅ๐š๐ช๐ฌ๐ข-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ 61๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ’
๐…๐ž๐ซ๐Ÿ๐ž๐ซ-๐‡๐ข๐ซ๐š๐ง-๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ž
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’.
๐‚๐š๐๐š๐š๐๐จ-๐†๐š๐ฅ๐ ๐š๐๐ฎ๐-๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ 
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ‘.
๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ-๐Œ๐ฎ๐๐ฎ๐ -๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ 
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ 61๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ—๐Ÿ–.
๐๐š๐š๐ซ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ๐ž-๐†๐ž๐๐๐จ-๐‰๐ฎ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ–๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ–.a
๐Š๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ฒ๐จ-๐ฃ๐ฎ๐›๐›๐š๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž-๐‰๐ฎ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐
+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ๐Ÿ“

Kalluumeysigu waa laf-dhabarta nolosha kumannaan qoys Soomaaliyeed, waana qeyb muhiim ah oo ka mid ah kobaca dhaqaalaha ...
13/05/2026

Kalluumeysigu waa laf-dhabarta nolosha kumannaan qoys Soomaaliyeed, waana qeyb muhiim ah oo ka mid ah kobaca dhaqaalaha dalka. Si ganacsiga kalluumeysigu u horumaro, waxaa muhiim ah in kalluumeysatadu helaan taageero dhaqaale iyo agab tayo leh oo u fududeeya shaqadooda maalinlaha ah.
Sidaas awgeed, Maal Microfinance waxay idiin haysaa fursad maalgalineed oo gaar ah oo loogu talagalay kalluumeysatada Soomaaliyeed.
โœ… Waxaan kuu maalgelinaynaa:
Qalabka kalluumeysiga
Doomaha iyo matoorada
Agabka kaydinta iyo qaboojinta kalluunka
Shabaagta iyo qalabka kale ee muhiimka ah
Ujeedkeennu waa inaan garab istaagno kalluumeysatada si ay:
โžก๏ธU kobciyaan ganacsigooda
โžก๏ธ U kordhiyaan wax-soosaarkooda
โžก๏ธU helaan dakhli joogto ah
โžก๏ธ U gaaraan horumar dhaqaale oo waara
โžก๏ธMaal Microfinance waxay aaminsan tahay in taageerada kalluumeysatadu ay horseedi karto shaqo-abuur, horumar bulsho, iyo isku-filnaansho dhaqaale.
Haddii aad tahay kalluumeysato doonaya horumar iyo maalgelin lagu kalsoon yahay, maanta nala soo xiriir.

Ganacsiyada yaryar waa laf-dhabarta dhaqaalaha dalka Waa halka ay ka bilowdaan fikradaha waaweyn, shaqo-abuurka, iyo hor...
12/05/2026

Ganacsiyada yaryar waa laf-dhabarta dhaqaalaha dalka Waa halka ay ka bilowdaan fikradaha waaweyn, shaqo-abuurka, iyo horumarka bulshada. Si loo gaaro isku-filnaansho dhaqaale iyo kobac waara, waxaa muhiim ah in la taageero ganacsatada yar yar lana xalliyo caqabadaha hortaagan.
Ma haysaa ganacsi yar oo aad rabto inaad ballaariso?
Ma u baahan tahay maalgelin si aad u kobciso badeecadahaaga iyo adeegyadaada?
Ma doonaysaa taageero dhaqaale oo kuu sahasha inaad gaarto himilooyinkaaga?
Maal Microfinance ayaa kuu haysa xalalka aad u baahan tahay!
Waxaan idiin soo bandhigaynaa adeegyada
๐Ÿ”น Adeegga Tooko
Adeeg kuu sahla maalgelin degdeg ah oo aad ku horumarin karto ganacsigaaga, ku kordhin karto raasamaalkaaga, ama ku dabooli karto baahiyaha muhiimka ah ee ganacsiga.
๐Ÿ”น Adeegga Taran
Fursad gaar ah oo lagu taageerayo ganacsatada doonaya inay gaaraan kobac joogto ah iyo horumar dhaqaale oo waara.
Maal Microfinance waxay garab taagan tahay ganacsatada Soomaaliyeed, iyadoo ka shaqaynaysa horumarinta dhaqaalaha iyo dhiirrigelinta hal-abuurka ganacsiga.

Address

KM4 Junction, Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maal Microfinance L.T.D posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maal Microfinance L.T.D:

Share