23/12/2019
FAAHFAAHIN
Hano Trading Co.
MAXAY QABATAA
1.qaybta signalska shirkadu waxay leeday qolkale oo Vip ah, halkaana maalintii sadax ama lex Top Trade signals ayaa lasoo dhigi doona insha allah, Qiimaha Bilaha Signals ku waa 35$
2.Barashada Forex Online Courses
Shirkada sidoo kale waxa ay bixibin doontaa courses barashada forexka online ah Qiimaha bishina waa 30$
3.Account Management waa in qofku accountkiisa lacagta kusoo shubto oo isaga maamusho inta ugu yar ama accountka ugu yar aan ku qabano account management waa $1000
profit sharekuna waa 35% Account Management waa Weekly ama isbuucle
Account Management
Waxa.jira sadax
Package oo kala ah
Silver = $ 1,000 - $ 5,000
Golden = $ 5,000 - $ 25,000
V I P = $ 50,000 - $ 75,000
wixii faahfaahin ku dhufo linkikaan saad noolaso xiriirto
https://t.me/joinchat/AAAAAFWpmfsV-PynbMjTXQ
Mahadsanidiin