Khalifa Trader

Khalifa Trader Khalifa Trader waxaan idiin hayanaa Forex signals la hubo iyo in aan kuu korino Broker Account-kaada

27/05/2020

SELL EURUSD

PRICE. 1.09608

ST. 1.10008

TP. 1.09191

Laga soo bilaabo 2017 ilaa hada ayaan ku soo dhax jiray Forex, shayga kaliya ee aan ka bartay lagana rabo qof kasto oo F...
27/05/2020

Laga soo bilaabo 2017 ilaa hada ayaan ku soo dhax jiray Forex, shayga kaliya ee aan ka bartay lagana rabo qof kasto oo Forex isticmaalo waa in mar koowaad-ba aad iska ilaalin kartid khasaaraha ka dibna aad faa'ido heli kartid haba yaraatee.

Inta badan macaamiisheena aan usamayno Account management waxa ay na waydiiyaan meeqaa lacag ah ayaad noogu dari kartaa oo faa'ida ah Account-ka, run ahaantii waa su'aal jawaabteeda ay adagtay qof ka jawaabi karana uusan jirin sababtoo ah lamaba ogaan karo.

Anaga waxaan balan qaadaynaa in aan ku dadaalno in aan faa'ido fiican soo saarno khasaarahana aan iska yarayno ayadoo ay taas jirto hadii uu qasaaro imaadana waxaan diyaar unahay inaan qasaaro qayb u celino 50%qofka lacagta leh.

You can contact right away.

https://t.me/khalifafx/303
18/05/2020

https://t.me/khalifafx/303

Annaga waxa ugu badan oo aan trade garayno suu waa Gold, sidaa daraadeed macaamiisheena waxaan ka codsanaynaa in ay soo furtaan Brokerada lagu trade garayn karo lotsize yar oo Gold ah. Tusaale ahaan waxaa ka mid ah Brokers-ka sida Fxpremus iyo Icm. Qofkii doonayo Account management in loo koriyo Acc...

15/05/2020
Ku soo dhawoow Khalifa FX signals, waxaad Ka helaysaa siganls la hubo iyo waliba Account management. Balanteenu waa guul
11/05/2020

Ku soo dhawoow Khalifa FX signals, waxaad Ka helaysaa siganls la hubo iyo waliba Account management. Balanteenu waa guul

Ku soo dhawoow KHALIFA TRADER, waxaad Ka helaysaa siganls la hubo iyo waliba Account management. Balanteenu waa guul https://t.me/Nalasooxariir

10/05/2020

Ku soo dhawaada Khalifa Trader Waxaan idiin haynaa Account management.

Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khalifa Trader posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share