Ileys Traders Co

Ileys Traders Co Make the world yours

21/02/2020

dhamaan macaamiisha shirkada ileys traders jimco wngsan
Waxaan idiinla socod siinaa in shirkada beenta lagu dhisay ee forex 252 ayasan shirkad ayahn logu talagalay in shirkadaha kle sida wngsan u shaqeysta lagu xumeeyo ama fikir qaldan bulshada laga tuso
Marka muuqaalkan fiiriya waa waxaad fahmi doontaan ninka forex 252 aasaasay uusan ahayn qof forex wax ka yaqaana

Asc Barqo wanaagsan  dhaman macamiisha sharafta leh
10/02/2020

Asc
Barqo wanaagsan dhaman macamiisha sharafta leh

 Shirkadda ILEYS TRADERS waxey wargelineysaa dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed gaar ahaan dadka daneenaya suuqa saamiga...
19/01/2020



Shirkadda ILEYS TRADERS waxey wargelineysaa dhamaan
bulsho weynta soomaaliyeed gaar ahaan dadka daneenaya
suuqa saamiga iyo sarrifka lacagaha qalaad ee Forex
shirkadda waxey furtay qeybta 4 aad ee maalgashiga

FAAH.FAAHIN
0618098775 0618827492 0615044271

OGEYSIIS OGEYSIIS Waxaa Macaamiisha sharafta leh ee Shirkadda ILEYS TRADERS CO la ogeysiinayaa in berri o arboco ah 8/01...
07/01/2020

OGEYSIIS
OGEYSIIS

Waxaa Macaamiisha sharafta leh ee Shirkadda ILEYS TRADERS CO la ogeysiinayaa in berri o arboco ah 8/01/2020 ay jirto Faa'iido bixin. Sidaa daraadeed Macaamiisha ay u go'eyso faaiidada waxaa lagu wargelinayaa in ay soo xaadiraan Xarunta shirkadda Qeybteeda TALEEX marka saacaddu ay tahay 8:00 am subaxnimo si loo SIIYO faa'iidada Maal.gashigooda.

MAHADSANIDIIN

 Shirkadda ILEYS TRADERS waxey wargelineysaa dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed gaar ahaan dadka daneenaya suuqa saamiga...
24/12/2019



Shirkadda ILEYS TRADERS waxey wargelineysaa dhamaan
bulsho weynta soomaaliyeed gaar ahaan dadka daneenaya
suuqa saamiga iyo sarrifka lacagaha qalaad ee Forex
shirkadda waxey furtay qeybta 2aad ee maalgashiga

FAAH.FAAHIN
0618098775 0618827492 0615044271

18/12/2019

Waxaa dib u bilaabanaya Wajiga labaad Ee Maalgashiga,
Malinta sabtiga ah
Tariqdana tahay
21/12/2019
Fadlan Macamiil Ka faaideyso
Wac faah.faahin
0618827492
0618098775
0615044271
Mahadsanidiin

08/12/2019

Ninkii hormar raboo hiigso ileys

08/12/2019

Ku soo dhawaada ileys traders co

07/12/2019

ogeysiis dhamaan macaaamiisha ileys traders co waxaan ogeysiinaynaa in lacag qabashada ay bilaaban doonto 20/12/2019
ka faaideysi wacan

05/12/2019

ogeysiis dhamaan macaamiisha sharafta leh maanta oo ay tahay khamiis taariikhda ay ku beegan tahay 5/12/2019 waxaa joogstay qabashada lacagaha investmentiga ay shirkada qabaneysay
mahadsanidiin dhamaan macaamiishena

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS            Madooneysaa inaad kutaajirto mudo kooban?Madoneysaa inaa aga maaranto shaqo la.aan...
25/11/2019

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Madooneysaa inaad kutaajirto mudo kooban?
Madoneysaa inaa aga maaranto shaqo la.aan? Hadii ay jawaabahaadu yihiin haa
Maalgasho shirkada ILEYS TRADERS CO oo kashaqeysa ( sarifka lacagaha qalaad qaab online ah) adigoo lacag laguugu darayo waliba adigoo jooga Gurigaaga iyo Goobtada shaqo.
XARUNTA WAXEY KU TAAL IS GOOYSKA TALEX
DAARTA TOWXIID
Hadii aad daneyneyso inagala soo xiriir
0618601364 wicitaanka tooskaa
0618098775 WhatsApp iyo wicitaanka tooskaa
MAHADSANIDIIN

Ogeysiis dhaman macamiisha sharafta leh waxaa la ogeysiinayaa ina ay shirkadda Ileys traders co. BILAAWDAY LACAG QABASHA...
23/11/2019

Ogeysiis dhaman macamiisha sharafta leh waxaa la ogeysiinayaa ina ay shirkadda Ileys traders co. BILAAWDAY
LACAG QABASHADA
hadaba hadii aad doneyso h**e ugaar
Shirkada.
Waxey kutaal is goyska talex
Gara ahaan
Dabaqa
KAREM
FAAH.FAAHIN
0618098775 0618601364 0615044271

Address

Zope
Mogadishu

Telephone

+252615044271

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys Traders Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ileys Traders Co:

Share