abduqadir ali haji mxmud

abduqadir ali haji mxmud journalist

14/05/2026
14/05/2026

Bil ku dhow oo Madaxweyne Cirro oo ka maqnaa dalka, ayaa la filayaa in toddobaadkan gudihiisa uu dib ugu soo laabto Somaliland, gaar ahaan ka hor xuska munaasabadda 18-ka May.

23-kii April ayuu Madaxweyne Cirro ka dhoofay Hargeysa, isaga oo galay safar lagu tilmaamay mid gaar ah. Intii uu maqnaa, dalka waxa ka dhacay isbeddello la xidhiidha doorashooyinka iyo hoggaanka caasimadda.

Baarlamaanku waxay meel mariyeen muddo-kordhin dhan laba sanno iyo saddex bilood ah, halka Golaha Deegaanka Hargeysa ay doorteen maayir iyo ku-xigeen cusub.

Waa muddadii ugu dheerayd ee Madaxweyne Cirro uu dalka ka maqnaado tan iyo intii loo doortay xilka Madaxweynaha.

13/05/2026

Academic department

13/05/2026

Waxaan maanta kulan wax ku ool ah la qaadanay Safiir ku xigeenka Turkiga ee Soomaaliya mudane Ozan GÜMÜŞ.

13/05/2026
30/01/2026

Asc dhamn asxbta

20/07/2025
20/07/2025

Address

Danuun77@gmail. Com
Mogadishu
252617695908

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when abduqadir ali haji mxmud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share