Bulsho SACCO

Bulsho SACCO Bulsho SACCO is the first Member Owned, Sharia Compliant, and Non-common bond SACCO in Somalia

๐’๐”,๐€๐€๐’๐‡๐€ ๐‰๐ˆ๐Œ๐‚๐€๐‡๐€Imisa Suuradood Ayay Loogu Magac-darayNebiyo? Magacyadoodana Sheeg๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š.              ...
28/08/2026

๐’๐”,๐€๐€๐’๐‡๐€ ๐‰๐ˆ๐Œ๐‚๐€๐‡๐€
Imisa Suuradood Ayay Loogu Magac-daray
Nebiyo? Magacyadoodana Sheeg

๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š.

1.Follow gareey page-ka Like-na saar postiga
2.Share gareey postiga
3.Guuleeystaha waxa uu noqon doonaa qofka ugu horeeya ee Sisax ah uga jawaaba Su'aasha Shuruudahana buuxiya.

The Employee Savings Service is designed for employees of private companies. By saving a minimum of $30 per month, you c...
28/08/2026

The Employee Savings Service is designed for employees of private companies. By saving a minimum of $30 per month, you can enjoy the following benefits after 12 months:

Access affordable financing of up to three times your total savings.
No collateral is required; your savings and fellow Bulsho SACCO members serve as your guarantee.
Access a one-month salary advance, provided your salary is processed through Bulsho SACCO, repayable within three (3) months.
Withdraw a portion of your savings to address personal financial needs and repay it within six (6) months.
Access to an affordable health insurance card.
Receive priority consideration for financing opportunities offered by Bulsho SACCO.

๐’๐š๐ฏ๐ž ๐ญ๐จ๐๐š๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐›๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐š ๐›๐ž๐ญ๐ญ๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Ÿ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž.

๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐’๐€๐‚๐‚๐Ž

Mogadishu: Dabaqa hoose, Bulsho SACCO Tower, Wadada Bulo Xuubey, Degmada Wadajir.
+252 611 301080 | ๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 2403
Garowe: Dabaqa 1aad, Xarunta Ganacsiga Degel, Hantiwadaag, Shaqaalaha, Puntland.
+252 904 328 499
Beledweyne: Dabaqa 1aad, Daarta Gacameey Cabdulle Yare, Suuqa Yoobsan.
๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 684090
Baydhabo: Dabaqa 1aad, Bay Mall, Xaafadda Bardaale.
+252 613 713 332
Jalalaqsi: Agagaarka Masaajidka Dabaqeynka, Xaafadda Wadajir.
+252 61 5595792
Buloburte: Ka soo horjeedka Isbitaalka Bisha Cas, Xaafadda Hantiwadaag.
+252 615 046 325

Dhigaalka Shaqaalaha Shirkadaha Gaarka loo Leeyahay, kaas oo aad ugu yaraan bishii dhigan karto $30, adigoo 12 bil kadib...
27/08/2026

Dhigaalka Shaqaalaha Shirkadaha Gaarka loo Leeyahay, kaas oo aad ugu yaraan bishii dhigan karto $30, adigoo 12 bil kadib heli kara faaโ€™iidooyinka soo socda:

โ€ข Maalgelin la awoodi karo oo seddex laab keydkaaga ah.
โ€ข Rahan lagamaaga baahno, waxaa ku dammiinanayo keydkaaga iyo xubnaha Bulsho SACCO.
โ€ข Horumarin mushahar hal bil ah, haddii mushaharka la soo mariyo Bulsho SACCO, kuna soo celiso muddo saddex (3) bilood ah.
โ€ข Waxaad heli kartaa xaddi kamid ah dhigaalkaaga oo aad ku xalisato caqabadaha kuu gaarka ah, kuna soo celiso muddo lix (6) bilood ah.
โ€ข Kaarka ceymiska caafimaadka oo aad awooddo.
โ€ข Ahmiyad in laguu siiyo fursadaha maalgelin ee Bulsho SACCO.

๐Š๐š๐ฒ๐๐ฌ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š, ๐ฌ๐ข ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ญ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐ž ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง.

๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐’๐€๐‚๐‚๐Ž

Mogadishu: Dabaqa hoose, Bulsho SACCO Tower, Wadada Bulo Xuubey, Degmada Wadajir.
+252 611 301080 | ๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 2403
Garowe: Dabaqa 1aad, Xarunta Ganacsiga Degel, Hantiwadaag, Shaqaalaha, Puntland.
+252 904 328 499
Beledweyne: Dabaqa 1aad, Daarta Gacameey Cabdulle Yare, Suuqa Yoobsan.
๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 684090
Baydhabo: Dabaqa 1aad, Bay Mall, Xaafadda Bardaale.
+252 613 713 332
Jalalaqsi: Agagaarka Masaajidka Dabaqeynka, Xaafadda Wadajir.
+252 61 5595792
Buloburte: Ka soo horjeedka Isbitaalka Bisha Cas, Xaafadda Hantiwadaag.
+252 615 046 325

With ๐ญ๐ก๐ž ๐๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐ง๐ฎ๐ฆ ๐’๐š๐ฏ๐ข๐ง๐ ๐ฌ ๐๐ฅ๐š๐ง, you can save a minimum of $1,000 per month and, after 12 months, enjoy the following ben...
27/08/2026

With ๐ญ๐ก๐ž ๐๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐ง๐ฎ๐ฆ ๐’๐š๐ฏ๐ข๐ง๐ ๐ฌ ๐๐ฅ๐š๐ง, you can save a minimum of $1,000 per month and, after 12 months, enjoy the following benefits:

โ€ข Affordable financing of up to three times your savings.
โ€ข Annual returns based on your savings share.
โ€ข No collateral requiredโ€” your savings and Bulsho SACCO members serve as your guarantee.
โ€ข Access to a portion of your savings to address personal financial challenges, with repayment over a period of six (6) months.
โ€ข Access to an affordable health insurance card.
โ€ข Priority access to investment opportunities offered by Bulsho SACCO.

Save today. Unlock your opportunities tomorrow.
Bulsho SACCO

Mogadishu: Dabaqa hoose, Bulsho SACCO Tower, Wadada Bulo Xuubey, Degmada Wadajir.
+252 611 301080 | ๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 2403
Garowe: Dabaqa 1aad, Xarunta Ganacsiga Degel, Hantiwadaag, Shaqaalaha, Puntland.
+252 904 328 499
Beledweyne: Dabaqa 1aad, Daarta Gacameey Cabdulle Yare, Suuqa Yoobsan.
๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 684090
Baydhabo: Dabaqa 1aad, Bay Mall, Xaafadda Bardaale.
+252 613 713 332
Jalalaqsi: Agagaarka Masaajidka Dabaqeynka, Xaafadda Wadajir.
+252 61 5595792
Buloburte: Ka soo horjeedka Isbitaalka Bisha Cas, Xaafadda Hantiwadaag.
+252 615 046 325

๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐ง๐ฎ๐ฆ, kaas oo aad ugu yaraan bishii dhigan karto $1,000, adigoo 12 bil kadib heli kara faaโ€™iidooyinka soo ...
26/08/2026

๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐ง๐ฎ๐ฆ, kaas oo aad ugu yaraan bishii dhigan karto $1,000, adigoo 12 bil kadib heli kara faaโ€™iidooyinka soo socda:

โ€ข Maalgelin la awoodi karo oo seddex laab keydkaaga ah.
โ€ข Faaโ€™iido sanadeed aad ku heleyso saamigaaga keydka.
โ€ข Rahan lagamaaga baahno, waxaa ku dammiinanayo keydkaaga iyo xubnaha Bulsho SACCO.
โ€ข Waxaad heli kartaa xaddi kamid ah dhigaalkaaga oo aad ku xalisato caqabadaha kuu gaarka ah, kuna soo celiso muddo lix (6) bilood ah.
โ€ข Kaarka ceymiska caafimaadka oo aad awooddo.
โ€ข Ahmiyad in laguu siiyo fursadaha maalgelin ee Bulsho SACCO.

๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š, ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š ๐›๐ž๐ซ๐ซ๐ข.
๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐’๐€๐‚๐‚๐Ž

Mogadishu: Dabaqa hoose, Bulsho SACCO Tower, Wadada Bulo Xuubey, Degmada Wadajir.
+252 611 301080 | ๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 2403
Garowe: Dabaqa 1aad, Xarunta Ganacsiga Degel, Hantiwadaag, Shaqaalaha, Puntland.
+252 904 328 499
Beledweyne: Dabaqa 1aad, Daarta Gacameey Cabdulle Yare, Suuqa Yoobsan.
๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 684090
Baydhabo: Dabaqa 1aad, Bay Mall, Xaafadda Bardaale.
+252 613 713 332
Jalalaqsi: Agagaarka Masaajidka Dabaqeynka, Xaafadda Wadajir.
+252 61 5595792
Buloburte: Ka soo horjeedka Isbitaalka Bisha Cas, Xaafadda Hantiwadaag.
+252 615 046 325

Dhallaan Savings allows you to save as little as $10 per month for your child, while giving them access to the following...
26/08/2026

Dhallaan Savings allows you to save as little as $10 per month for your child, while giving them access to the following benefits:

โ€ข No registration fee for the Dhallaan Savings account.
โ€ข Participation in childrenโ€™s financial literacy and awareness programs.
โ€ข Guidance in setting financial goals and planning for both the medium and long term.
โ€ข Participation in sports days and competitions organized for children of Bulsho SACCO members.
โ€ข Educational scholarship opportunities for primary education.
โ€ข Financing opportunities for higher education.
โ€ข An annual gift.
โ€ข Access to affordable health insurance.

Start saving for your child today and build a brighter future for tomorrow.

๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐’๐€๐‚๐‚๐Ž โ€” ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐’๐š๐ฏ๐ข๐ง๐ ๐ฌ, ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐’๐ญ๐ซ๐ž๐ง๐ ๐ญ๐ก, ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž.

Mogadishu: Dabaqa hoose, Bulsho SACCO Tower, Wadada Bulo Xuubey, Degmada Wadajir.
+252 611 301080 | ๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 2403
Garowe: Dabaqa 1aad, Xarunta Ganacsiga Degel, Hantiwadaag, Shaqaalaha, Puntland.
+252 904 328 499
Beledweyne: Dabaqa 1aad, Daarta Gacameey Cabdulle Yare, Suuqa Yoobsan.
๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 684090
Baydhabo: Dabaqa 1aad, Bay Mall, Xaafadda Bardaale.
+252 613 713 332
Jalalaqsi: Agagaarka Masaajidka Dabaqeynka, Xaafadda Wadajir.
+252 61 5595792
Buloburte: Ka soo horjeedka Isbitaalka Bisha Cas, Xaafadda Hantiwadaag.
+252 615 046 325

๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ง, kaas oo ubadkaaga ugu yaraan bishii loo dhigi karo $10, isagoo heli kara faaโ€™iidooyinka soo socda:โ€ข ...
25/08/2026

๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ง, kaas oo ubadkaaga ugu yaraan bishii loo dhigi karo $10, isagoo heli kara faaโ€™iidooyinka soo socda:

โ€ข Khidmadda diiwaangelinta oo laga dhaafay dhigaalka Dhallaan.
โ€ข Ka qeyb qaadashada barnaamijyada wacyi-gelinta maaliyadeed ee carruurta.
โ€ข Dejinta himilooyin iyo qorshe maaliyadeed muddada dhexe iyo tan fogba.
โ€ข Ka qeyb qaadashada maalinka ciyaaraha iyo tartanka carruurta xubnaha Bulsho SACCO.
โ€ข Fursado deeq waxbarasho oo waxbarashada aasaasiga ah.
โ€ข Maalgelinta waxbarashada sare ee dhallaanka.
โ€ข Hadiyad sanadle ah.
โ€ข Kaarka ceymiska caafimaadka oo aad awooddo.

Ilmahaaga maanta u keydi, mustaqbalkiisadana dhis.
Bulsho SACCO โ€” Kaydkaaga, Awooddaada, Mustaqbalkaaga.

Mogadishu: Dabaqa hoose, Bulsho SACCO Tower, Wadada Bulo Xuubey, Degmada Wadajir.
+252 611 301080 | ๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 2403
Garowe: Dabaqa 1aad, Xarunta Ganacsiga Degel, Hantiwadaag, Shaqaalaha, Puntland.
+252 904 328 499
Beledweyne: Dabaqa 1aad, Daarta Gacameey Cabdulle Yare, Suuqa Yoobsan.
๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 684090
Baydhabo: Dabaqa 1aad, Bay Mall, Xaafadda Bardaale.
+252 613 713 332
Jalalaqsi: Agagaarka Masaajidka Dabaqeynka, Xaafadda Wadajir.
+252 61 5595792
Buloburte: Ka soo horjeedka Isbitaalka Bisha Cas, Xaafadda Hantiwadaag.
+252 615 046 325

The ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐„๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌโ€™ ๐’๐š๐ฏ๐ข๐ง๐ ๐ฌ ๐๐ฅ๐š๐ง allows you to save as little as $20 per month. After 12 months, you can benefit f...
25/08/2026

The ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐„๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌโ€™ ๐’๐š๐ฏ๐ข๐ง๐ ๐ฌ ๐๐ฅ๐š๐ง allows you to save as little as $20 per month. After 12 months, you can benefit from the following:

โ€ข Affordable investment opportunities with the potential to grow your savings up to three times.

โ€ข No collateral required โ€” your savings and Bulsho SACCO membership serve as security.

โ€ข One-month salary advance if your salary is processed through Bulsho SACCO, repayable within three (3) months.

โ€ข Access to a portion of your savings to help address personal financial needs, repayable within six (6) months.

โ€ข Access to an affordable health insurance card.

โ€ข Priority access to investment and financing opportunities offered by Bulsho SACCO.

Mogadishu: Dabaqa hoose, Bulsho SACCO Tower, Wadada Bulo Xuubey, Degmada Wadajir.
+252 611 301080 | ๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 2403
Garowe: Dabaqa 1aad, Xarunta Ganacsiga Degel, Hantiwadaag, Shaqaalaha, Puntland.
+252 904 328 499
Beledweyne: Dabaqa 1aad, Daarta Gacameey Cabdulle Yare, Suuqa Yoobsan.
๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 684090
Baydhabo: Dabaqa 1aad, Bay Mall, Xaafadda Bardaale.
+252 613 713 332
Jalalaqsi: Agagaarka Masaajidka Dabaqeynka, Xaafadda Wadajir.
+252 61 5595792
Buloburte: Ka soo horjeedka Isbitaalka Bisha Cas, Xaafadda Hantiwadaag.
+252 615 046 325

๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š, kaas oo aad ugu yaraan bishii dhigan karto $20, adigoo 12 bil kadib heli kara faaโ€™iidooyi...
24/08/2026

๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š, kaas oo aad ugu yaraan bishii dhigan karto $20, adigoo 12 bil kadib heli kara faaโ€™iidooyinka soo socda:

โ€ข Maalgelin la awoodi karo oo seddex laab keydkaaga ah.

โ€ข Rahan lagamaaga baahno, waxaa ku dammiinanayo keydkaaga iyo xubnaha Bulsho SACCO.

โ€ข Horumarin mushahar hal bil ah, haddii mushaharka la soo mariyo Bulsho SACCO, kuna soo celiso muddo saddex (3) bilood ah.

โ€ข Waxaad heli kartaa xaddi kamid ah dhigaalkaaga oo aad ku xalisato caqabadaha kuu gaarka ah, kuna soo celiso muddo lix (6) bilood ah.

โ€ข Kaarka ceymiska caafimaadka oo aad awooddo.

โ€ข Ahmiyad in laguu siiyo fursadaha maalgelin ee Bulsho SACCO.

Mogadishu: Dabaqa hoose, Bulsho SACCO Tower, Wadada Bulo Xuubey, Degmada Wadajir.
+252 611 301080 | ๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 2403
Garowe: Dabaqa 1aad, Xarunta Ganacsiga Degel, Hantiwadaag, Shaqaalaha, Puntland.
+252 904 328 499
Beledweyne: Dabaqa 1aad, Daarta Gacameey Cabdulle Yare, Suuqa Yoobsan.
๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 684090
Baydhabo: Dabaqa 1aad, Bay Mall, Xaafadda Bardaale.
+252 613 713 332
Jalalaqsi: Agagaarka Masaajidka Dabaqeynka, Xaafadda Wadajir.
+252 61 5595792
Buloburte: Ka soo horjeedka Isbitaalka Bisha Cas, Xaafadda Hantiwadaag.
+252 615 046 325

With the Transport Workersโ€™ Savings Plan, you can save as little as $30 per month and, after 12 months, enjoy the follow...
24/08/2026

With the Transport Workersโ€™ Savings Plan, you can save as little as $30 per month and, after 12 months, enjoy the following benefits:

โ€ข Affordable financing of up to three times your savings.
โ€ข Annual returns based on your share of the savings.
โ€ข No collateral required โ€” your savings and fellow Bulsho SACCO members provide the guarantee.
โ€ข Access to a portion of your savings to address personal financial challenges, with repayment over a period of six (6) months.
โ€ข Access to an affordable health insurance card.
โ€ข Priority access to financing opportunities offered by Bulsho SACCO.

๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐’๐€๐‚๐‚๐Ž โ€” ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐’๐š๐ฏ๐ข๐ง๐ ๐ฌ, ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐’๐ญ๐ซ๐ž๐ง๐ ๐ญ๐ก, ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž.

Mogadishu: Dabaqa hoose, Bulsho SACCO Tower, Wadada Bulo Xuubey, Degmada Wadajir.
+252 611 301080 | ๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 2403
Garowe: Dabaqa 1aad, Xarunta Ganacsiga Degel, Hantiwadaag, Shaqaalaha, Puntland.
+252 904 328 499
Beledweyne: Dabaqa 1aad, Daarta Gacameey Cabdulle Yare, Suuqa Yoobsan.
๐˜“๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฏ: 684090
Baydhabo: Dabaqa 1aad, Bay Mall, Xaafadda Bardaale.
+252 613 713 332
Jalalaqsi: Agagaarka Masaajidka Dabaqeynka, Xaafadda Wadajir.
+252 61 5595792
Buloburte: Ka soo horjeedka Isbitaalka Bisha Cas, Xaafadda Hantiwadaag.
+252 615 046 325

Address

Ground Floor, Bulsho SACCO Tower. Bulo Xuubey Road. Wadajir District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252611301080

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsho SACCO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bulsho SACCO:

Shortcuts

Share