Dahabshil Bank International

Dahabshil Bank International Dahabshil Bank International was forecasted to fill a gap in the Islamic financial services market in the Somali peninsula due to a lack of access to finance.

Dahabshil Bank International (DBI) is a leading Sharia-compliant Islamic banking and finance institution, offering innovative financial solutions to individuals, businesses, and communities across the Horn of Africa and beyond. Our idea is to bring forth accessible and affordable modes of Islamic finance to merchants and potential executives to start and grow their business


Dahabshil Bank International (DBI) is a fully-fledged sharia bank licensed by both the Central Banks of Somalia and Somaliland. The bank was launched in 2012 and the primary interest is in East Africa, Gulf Region, Western Europe and North America. Our bank collaborates with first-rate after-sales service, the highest ethical standards of Sharia and the latest automation so as to bring cost-effective goods and services to our customers. DBI is integral, trustworthy and profitable. Our dedicated team and networks are committed to providing accessible and affordable sharia-compliant financial solutions to our customers. Since its inception, the bank displayed magnificent growth in terms of balance sheet size and system and the ever-increasing demand for our products is a testament to our progress.

🏑 Ku Noolow Guri Aad Leedahay oo Dareen Xasillooni ! πŸ”‘πŸ›‹οΈKa bax culayska kirada joogtada ah. Dahabshil Bank International...
26/08/2026

🏑 Ku Noolow Guri Aad Leedahay oo Dareen Xasillooni ! πŸ”‘πŸ›‹οΈ
Ka bax culayska kirada joogtada ah. Dahabshil Bank International waxa uu kuu hayaa qorshe maalgelin guri oo kuu sahlaya inaad si fudud u yeelato guriga riyadaada.
βœ… Maalgelin waafaqsan Shareecada Islaamka
βœ… Qorshe lacag-bixineed oo dabacsan

Maanta maalgasho mustaqbalkaaga! soo booqo xarunta Dahabshil Bank ee kuugu dhow ama wac 777.

24/08/2026

Xaaji Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil), oo loo aqoonsaday Ganacsadaha ugu Wanaagsan Sannadka 2026, isla markaana lagu maamuusay Abaalmarinta Somaliland Achievement Awards 2026.

Abaalmarintani waxay ka turjumaysaa hoggaamintiisa ganacsi, hal-abuurkiisa, horumarinta dhaqaalaha iyo taageerada joogtada ah ee uu u fidiyo bulshada.

Xaaji Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil, oo loo aqoonsaday Ganacsadaha ugu Wanaagsan ee Sannadka 2026, Abaalmarinta ay b...
22/08/2026

Xaaji Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil, oo loo aqoonsaday Ganacsadaha ugu Wanaagsan ee Sannadka 2026, Abaalmarinta ay bixiso π’π¨π¦πšπ₯𝐒π₯𝐚𝐧𝐝 π€πœπ‘π’πžπ―πžπ¦πžπ§π­ π€π°πšπ«ππ¬ πŸπŸŽπŸπŸ”.

Munaasibaddan oo ahayd madal lagu maamuusay laguna aqoonsaday shakhsiyaad iyo hay’ado mudan bogaadin, iyadoo lagu xusay waxqabadkooda, hoggaamintooda iyo raadadka wanaagsan ee ay bulshada ku leeyihiin.

Waxaa si gaar ah loo xusay doorka uu Xaaji Maxamed Siciid Ducaale ku leeyahay taageerada iyo horumarinta ganacsatada yaryar, garab istaagga joogtada ah ee dadka jilicsan iyo kuwa nugul, iyo kaalinta hoggaamineed ee uu ka qaato gurmadka iyo wax ka qabashada abaaraha iyo xaaladaha bini’aadantinimo ee ka dhaca Geeska Afrika.

Abaalmarintan qiimaha badan waxaa magaca Xaaji Maxamed Siciid Ducaale ku guddoomay Cabdiraxmaan Maxamed Siciid, Guddoomiye Ku-xigeenka Dahabshiil Bank, isaga oo uga mahadceliyay qabanqaabiyeyaasha munaasibadda iyo bulshada codkooda ku muujisay kalsoonida ay u hayaan waxqabadkiisa.

πŸ•Œ Jimce Barkhadle πŸŒ™Maalinta kheyrka, naxariista, dambidhaafka iyo ducada la aqbalo.✨ Aan ka faa’iideysanno fursaddan qii...
21/08/2026

πŸ•Œ Jimce Barkhadle πŸŒ™
Maalinta kheyrka, naxariista, dambidhaafka iyo ducada la aqbalo.

✨ Aan ka faa’iideysanno fursaddan qiimaha leh:

πŸ“Ώ Ku salli Nebiga (CSW) Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ΅Ω„ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ―
πŸ“– Akhri Suuratul Kahf
🀲 Badso adkaarta iyo ducada
πŸ•Œ H**e u tag Salaadda Jimcaha
πŸ’ Bixi sadaqo intii aad awoodo
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§ Ka farxi ubadkaaga.
🀝 Booqo ehelka iyo asxaabta.

🌸 Alle ha ina waafajiyo barakada Jimcaha!


20/08/2026

Hambalyo Ardayda Qalin-jabisay! πŸŽ“

Dahabshil Bank International waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibadda qalin-jabinta ardayda Jaamacadda Burco 2026.

Bangigu waxa uu garab taagan yahay dhallinyarada aqoonta leh, gaar ahaan kuwa hal-abuurka iyo fikradaha ganacsi ku biirinaya horumarka bulshada iyo koboca dhaqaalaha dalka.

Dahabshil Bank International-Furaha Ganacsiga Caalamiga ah🌍Ma tahay ganacsade doonaya inuu gaaro suuqyada caalamka? Daha...
19/08/2026

Dahabshil Bank International-Furaha Ganacsiga Caalamiga ah🌍

Ma tahay ganacsade doonaya inuu gaaro suuqyada caalamka?
Dahabshil Bank International waxa ay kuu haysaa maalgelin ku haboon ganacsigaaga iyo waliba xawilaadda lacagaha oo loo maraayo nidaamka casriga ah ee TT ama SWIFT.

🌍 Ku xidhnoow Dahabshil Bank International, maalgeliyaha ugu balaadhan Geeska.

15/08/2026

Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshil Bank International oo ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha (NAFIS 2026).

Dahabshil Bank waxa uu dhiirrigelinayaa wax-soo-saarka dalka, maalgashiga beeraha iyo xaqiijinta sugnaanta cuntada. Dahabshil Bank waxa uu u mahad celinayaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka oo suurtagalisay qabsoomidda shirkan.

12/08/2026

Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshil Bank International ayaa ka qaybgalay xafladda qalin-jabinta dufcaddii 10-aad ee Jaamacadda Frantz Fanon University ee magaalada Hargeysa.

Dahabshil Bank waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda qalin-jabisay, waalidiintooda iyo maamulka jaamacadda.

Bangigu waxa uu mar walba dhiirrigeliyaa ganacsiga, hal-abuurka iyo horumarinta kartida dhallinyarada.

Dahabshil Bank International waxa uu ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha (NAFIS 2...
11/08/2026

Dahabshil Bank International waxa uu ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha (NAFIS 2026).

Dahabshil Bank waxa uu dhiirrigelinayaa wax-soo-saarka beeraha, maalgashiga qaybta beeraha iyo xaqiijinta sugnaanta cuntada dalka.

Address

H367+PW3 Dahabshiil Bussiness Center, Road No1, Hargeysa
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 18:00
Tuesday 07:30 - 18:00
Wednesday 07:30 - 18:00
Thursday 07:30 - 18:00
Saturday 07:30 - 18:00
Sunday 07:30 - 18:00

Telephone

+252657706666

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahabshil Bank International posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dahabshil Bank International:

Shortcuts

Share

Category