Dara Salaam Bank

  • Home
  • Dara Salaam Bank
Call Directions Website Contact the business

Dara Salaam Bank Dara Salaam Bank (DSB) is a fully-fledged Sharia-compliant bank established in 2010 and licensed by the Central Bank of Somaliland.
(1)

DSB offers quality Islamic banking products and services to individuals and businesses.

02/11/2026

Bangigu wuxuu Macaamiisha ugu bushaaraynayaa qiimo-dhimis laguugu sameeyey Maalgelinta yaryar, Hajj & Umrah, Tickets-ka safarada iyo adeegyo kale inta ay socoto Carwada Tiknolojiyadda Somaliland 2026, nagu soo booqo goobta carwada si aad uga faa'iidayso. 📍Guled Hotel
Guuleed Cumar Cabdillahi, Madaxa Suuq-geynta Bangiga Dara Salaam

Sawiro Maalinta 2aad:  Bangigu wuxuu Macaamiisha ugu bushaaraynayaa qiimo-dhimis laguugu sameeyey Maalgelinta yaryar, Ha...
02/11/2026

Sawiro Maalinta 2aad: Bangigu wuxuu Macaamiisha ugu bushaaraynayaa qiimo-dhimis laguugu sameeyey Maalgelinta yaryar, Hajj & Umrah, Tickets-ka safarada iyo adeegyo kale inta ay socoto Carwada Tiknolojiyadda Somaliland 2026, nagu soo booqo goobta carwada si aad uga faa'iidayso. 📍Guled Hotel

01/11/2026

Nuxurka kelmaddii uu Cabdiwahaab Maax oo ka mid ah mas’uuliyiinta sare ee Telesom Group uu ka jeediyay Shirweynaha 8aad ee Tiknoolajiyadda Somaliland, Isagoo xusay doorka ay ku leeyihiin qabsoomida Shirkan iyo Adeegyo cusub oo Shirkadaha Telesom Group ay kusoo bandhigeen Carwada Tiknoolajiyadda Somaliland.
📍 Guuleed Hotel, Hargeysa
📅 1–7 Nofeembar 2026

01/11/2026

Highlight: Bangiga Dara Salaam iyo Shirweynaha ICT-ga iyo Carwada Teknoolajiyadda sideedaad ee 2026 (Tech Expo Somaliland 2026).

01/11/2026

Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga Dara Salaam oo macaamiisha ugu bashaareeyey adeegyo cusub iyo fursado qiimo-dhimis ah oo bangigu u sameeyey macaamiisha muddada ay socoto Carwada Shirweynaha Qaranka ee Tiknoolajiyadda Somaliland 2026.

Dara Salaam Bank ayaa si weyn uga qaybgalay Shirka Tiknolojiyadda Somaliland 2026 (Tech Expo Somaliland 2026),  oo ka qa...
01/11/2026

Dara Salaam Bank ayaa si weyn uga qaybgalay Shirka Tiknolojiyadda Somaliland 2026 (Tech Expo Somaliland 2026), oo ka qabsoomay Hotel Guled, Hargeisaز

Bangigu wuxuu Macaamiisha ugu bushaaraynayaa qiimo-dhimis laguugu sameeyey Maalgelinta yaryar, Hajj & Umrah, Tickets-ka safarada iyo adeegyo kale, nagu soo booqo goobta carwada si aad uga faa'iidayso.

27/10/2026

𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝟮𝟬𝟮𝟲
"Bangiga Dara Salaam wuxuu dhiiri galinayaa sidii loo xoojin lahaa maalgelinta waxbarashada, korna loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada, loona ballaadhin lahaa fursadaha waxbarasho ee da’yarta Somaliland."
Khaalid Maxamed Yaasiin, Operations Manager, DSB

Sawiro: 𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝟮𝟬𝟮𝟲,Bangiga Dara Salaam wuxuu dhiiri galinayaa sidii loo xoojin...
27/10/2026

Sawiro: 𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝟮𝟬𝟮𝟲,
Bangiga Dara Salaam wuxuu dhiiri galinayaa sidii loo xoojin lahaa maalgelinta waxbarashada, korna loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada, loona ballaadhin lahaa fursadaha waxbarasho ee da’yarta Somaliland.

26/10/2026

"We invest waan ku hanbalyaynayaa inay sanad jirsadeen, waxa ay qabteen wax aad iyo aad u muhiim ah"
Khaalid Maxamed Yaasiin
DaraSalaam Bank, Operations Manager

Maalgelinta Guryaha
21/10/2026

Maalgelinta Guryaha

Address

Main Road, Opposite Of Somaliland Commercial Bank, Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dara Salaam Bank posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dara Salaam Bank:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed finance company?

Share