Cawed Construction & Landscaping Inc.

Cawed Construction & Landscaping Inc. Cawed Construction & Landscaping Inc. was established in year 2016 as a general maintenance services

Mid ka mid ah mashaariicda shirkaddu ka hirgelisay xaafadda Masalaha ee caasimadda Hargeysa.
03/08/2023

Mid ka mid ah mashaariicda shirkaddu ka hirgelisay xaafadda Masalaha ee caasimadda Hargeysa.

Shirkadda dhismaha ee Cawed Construction & Landscaping Inc. waxa ay ummadda muslimiinta ah iyo Bulshada Soomaaliyeedba u...
22/03/2023

Shirkadda dhismaha ee Cawed Construction & Landscaping Inc. waxa ay ummadda muslimiinta ah iyo Bulshada Soomaaliyeedba ugu hanbalaynaysaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Alle caafimaad iyo badhaadhe ha inagu gaadhsiiyo acmaasha saalixa ahna ha inaga aqbalo insha Allah

22/01/2022

Waa qayb ka mid ah dhismayaasha ay shirkaddu fulisay labadii sano ee ugu danbeeyay.


Contact
Phone: +252 (63) 4090373/ (63) 4367575/ (63) 4213990
Email: [email protected]

Your vision is our expertise
02/11/2021

Your vision is our expertise

Had iyo goor waxa aan u heelanahay hanashada quluubta macaamiisheena, taasina waa tubta guusheena iyo raali-ahaanshaha m...
17/06/2021

Had iyo goor waxa aan u heelanahay hanashada quluubta macaamiisheena, taasina waa tubta guusheena iyo raali-ahaanshaha macaamiisheena.

Hoyga qurxooni waxa uu qayb libaax ka qaata degenaanshaha iyo farxadda qoyskaaga, anaguna waxa aanu kuu diyaarinay addeegyo kaa saacidaaya hanashada hoygaaga ee h**e u gaadh xafiiska shirkadda oo ku yaala dhismaha Burj Omaar ee badhtamaha Magaalada Hargeysa amaba kala soo xidhiidh Telephonada 0634090373 / 0634367575.

Kani waa mid ka mid ah guryaha ay shirkaddu wakhtigani gacanta ku hayso ee ka socda magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafad...
16/06/2021

Kani waa mid ka mid ah guryaha ay shirkaddu wakhtigani gacanta ku hayso ee ka socda magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafada Boqoljire agagaarka Buundada. Waa guri ka kooban 5qol oo jiif ah, fadhi iyo cunto isku furan, 3suuli, kitchen, laundry, parking dedan oo ugu yaraan 4gaadhi qaadi kara. Sidoo kale waxa uu haystaa barxad fiican oo ku haboon nasashada.

Fadlan la soo xidhiidh xafiiska shirkadda si aad u hesho addeegyo ku haboon hanashada hoygaaga.

Tel: 0634090373/ 0634367575/ 0659200146
Address: 309B, 3rd floor, Burj Omaar, Hargeisa.
Email: [email protected] / [email protected]
Website: cawedinc.com

18/05/2021

Guri 18x12 M oo shirkadda Cawed Construction ka dhamaystirtay xaafada Jigjiga yar, Hargeisa.

kalasoo xidhiidh shirkada Cawed Construction:
+252634367575(whatsapp)
+252634090373
+44-7444247405( UK)

Boorama iyo xaalad shaqo.
09/02/2021

Boorama iyo xaalad shaqo.

Project  #26-27Shirkadda dhismaha ee Cawed Construction & Landscaping Inc. ayaa laba dhisme oo isku lamaan ka bilowday x...
08/02/2021

Project #26-27

Shirkadda dhismaha ee Cawed Construction & Landscaping Inc. ayaa laba dhisme oo isku lamaan ka bilowday xaafada Kuweyt ee magaalada Boorama agagaarka dugsiga sare ee Umaya Binu Kacab. Dhismayaashani ayaa kala ah sidatan;

Project #26.
dhismahani ayaa ka kooban 3qol oo hurdo ah, fadhi iyo cunto isku furan, kitchen, store iyo 3suuli. Sidoo kale dhismahani wuxu leeyahay deyr wareeg ah iyo parking h**e.

Project #27
Dhismahani ayaa ka kooban 4qol oo hurdo ah,fadhi iyo cunto isku furan, kitchen, store iyo 3suuli. Sidoo kale dhismahani waxa uu leeyahay deyr wareeg ah iyo parking 2 gaadhi qaadaaya.

Fadlan nagala soo xidhiidh
Tel: 0634090373-0634367575-065920014
Address: 309B, 3rd floor, Burj Omaar, Road1 HRG
Email: [email protected], [email protected]

Project  #25.Dhismahani cusub oo cabirkiisu yahay 18m×24m ayay shirkaddu ka bilowday xaafada Boqoljire agagaarka Buundad...
08/02/2021

Project #25.

Dhismahani cusub oo cabirkiisu yahay 18m×24m ayay shirkaddu ka bilowday xaafada Boqoljire agagaarka Buundada. Dhismahani ayaa ka kooban 5qol oo hurdo ah, fadhi iyo cunto isku furan, kitchen, store, laundry, garage iyo 3suuli.

Fadlan nagala soo xidhiidh.
Tel: 0634090373-0634367575-0659200146
Address: 309B, 3rd floor, Burj Omaar, Road1, HRG.
Email: [email protected], [email protected]

08/02/2021

Project #23.

Shaqo ku dhamaatay wakhtigii loo qoondeeyay iyo tayadii loo asteeyay. Alhamdulilah.
Macmiil adiguna noo kaalay oo binayso aqalkaaga riyada.

Project  #23Muuqaaladani waa dhisme shirkaddu ka dhamaysay Xaafadda New Hargeysa agagaarka Hyundai. Waa aqal ka kooban 4...
08/02/2021

Project #23
Muuqaaladani waa dhisme shirkaddu ka dhamaysay Xaafadda New Hargeysa agagaarka Hyundai. Waa aqal ka kooban 4qol oo hurdo ah, fadhi iyo cunto isku furan, kijo iyo store gudaha ah, service iyo 3 suuli. Sida oo kale dhismahani waxa uu leeyahay deyr wareeg ah iyo parking laba gaadhi qaadaaya.

Fadlan nagala soo xidhiidh
Tel: 0634090373-0634367575-065920014
Address: 309B, 3rd floor, Burj Omaar, Road1 HRG
Email: [email protected], [email protected]

Address

Hargeisa
NA

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252634367575

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cawed Construction & Landscaping Inc. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cawed Construction & Landscaping Inc.:

Share