MicroDahab-MFI

MicroDahab-MFI A microfinance institution that helps in poverty eradication within the somali regions through access of finance.

With the parent company being .

Ciidul Adxa Mubaarak macaamiisheena qaaliga ah!Alle ha idinku gallado ciidan kheyr, barako iyo farxad. ๐Ÿค
26/05/2026

Ciidul Adxa Mubaarak macaamiisheena qaaliga ah!

Alle ha idinku gallado ciidan kheyr, barako iyo farxad. ๐Ÿค

๐ŸŒ™ Maalinta Carafo 2026๐Ÿคฒ Duco๐Ÿ•Œ Soon๐Ÿ“– Xuska Allah๐Ÿ’š Dambi Dhaafโ€œSoonka Carafo wuxuu tirtiiraa dambiyada laba sannadood.โ€ (M...
26/05/2026

๐ŸŒ™ Maalinta Carafo 2026

๐Ÿคฒ Duco
๐Ÿ•Œ Soon
๐Ÿ“– Xuska Allah
๐Ÿ’š Dambi Dhaaf

โ€œSoonka Carafo wuxuu tirtiiraa dambiyada laba sannadood.โ€ (Muslim)

Jumโ€™a Mubarak May your Friday be filled with peace, barakah, and happiness. ๐Ÿคโ€” MicroDahab MFI
15/05/2026

Jumโ€™a Mubarak

May your Friday be filled with peace, barakah, and happiness. ๐Ÿค

โ€” MicroDahab MFI

Sheekooyin dhab ah. Koboc dhab ah. MicroDahab-MFI ahaan, waxaan ganacsatada ku taageernaa maalgelin fudud, si ay u kobci...
14/05/2026

Sheekooyin dhab ah. Koboc dhab ah.

MicroDahab-MFI ahaan, waxaan ganacsatada ku taageernaa maalgelin fudud, si ay u kobciyaan ganacsiyadooda una gaadhaan guul waarta.

Maalgelin Yar. Saameyn Weyn.

๐ŸŒ microdahabmfi.com | ๐Ÿ“ฑ *8111 # | ๐Ÿ“ž +252 65 7522203

Microfinance creates opportunities, empowers people, and builds stronger communities.Small Finance. Big Impact. ๐ŸŒ microd...
12/05/2026

Microfinance creates opportunities, empowers people, and builds stronger communities.

Small Finance. Big Impact.

๐ŸŒ microdahabmfi.com | ๐Ÿ“ฑ *8111 # | ๐Ÿ“ž +252 65 7522203

Invest today. Empower tomorrow. MicroDahab MFI supports entrepreneurs and small businesses with accessible Sharia-compli...
10/05/2026

Invest today. Empower tomorrow.

MicroDahab MFI supports entrepreneurs and small businesses with accessible Sharia-compliant financing for sustainable growth.

๐ŸŒ microdahabmfi.com | ๐Ÿ“ฑ *8111 # | ๐Ÿ“ž +252 65 7522203

Ma xasuusataa xafiiskii ugu horreeyay ee aad maalgelin ka qaadato? MicroDahab MFI, waxaan qayb ka ahayn safarro ganacsi ...
09/05/2026

Ma xasuusataa xafiiskii ugu horreeyay ee aad maalgelin ka qaadato?
MicroDahab MFI, waxaan qayb ka ahayn safarro ganacsi oo badan laga bilaabo fikrad yar ilaa koboc waara. Maantana, weli waxaan garab taaganahay ganacsatada iyo bulshada si ay u gaadhaan himilooyinkooda.
Xusuustaadu waa qayb ka mid ah sheekadayada guusha. Nala wadaag safarkaaga

๐ŸŒ microdahabmfi.com | ๐Ÿ“ฑ Garaac *8111 # | ๐Ÿ“ž +252 65 7522203 | โœ‰๏ธ [email protected] or Visit our website microdahabmfi.com

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka, MicroDahab-MFI waxay sharaf u haysaa dadaalka, dulqaadka, iyo kartida shaqaalaha ...
30/04/2026

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka, MicroDahab-MFI waxay sharaf u haysaa dadaalka, dulqaadka, iyo kartida shaqaalaha iyo ganacsatada hormuudka u ah horumarka bulshadeenna.

Waxaa naga goโ€™an inaan taageerno dadka iyo ganacsiyada, annagoo siinayna maalgelin fudud, la heli karo, isla markaana horseedaysa koboc iyo horumar waara.

๐ŸŒ microdahabmfi.com | ๐Ÿ“ฑ Garaac *8111 # | ๐Ÿ“ž +252 65 7522203 | โœ‰๏ธ [email protected]

โ€œMicrofinance is an idea whose time has come.โ€ โ€” Kofi AnnanAt MicroDahab MFI, we turn this vision into reality by empowe...
26/04/2026

โ€œMicrofinance is an idea whose time has come.โ€ โ€” Kofi Annan

At MicroDahab MFI, we turn this vision into reality by empowering people, supporting entrepreneurs, and driving sustainable growth across our communities.

Small finance. Big impact.

๐ŸŒ microdahabmfi.com | ๐Ÿ“ฑ Dial *8111 # | ๐Ÿ“ž +252 65 7522203 | โœ‰๏ธ [[email protected]](mailto:[email protected])

Jumco Mubarak ๐ŸŒ™Ilaahay ha ina Waafajiyo maalintan khayrka badan, hana inaga aqbalo cibaadadeenna.Aan badino xusku Allah,...
24/04/2026

Jumco Mubarak ๐ŸŒ™

Ilaahay ha ina Waafajiyo maalintan khayrka badan, hana inaga aqbalo cibaadadeenna.

Aan badino xusku Allah, is cafin dalbanno, kana faaโ€™iidaysanno fadliga maalintan barakaysan.

๐ŸŒ microdahabmfi.com | ๐Ÿ“ฑ Garaac *8111 # | ๐Ÿ“ž +252 65 7522203

Address

Dahabshiil Business Center Main Road1
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 18:30
Tuesday 07:30 - 18:30
Wednesday 07:30 - 18:30
Thursday 07:30 - 18:30
Saturday 07:30 - 18:30
Sunday 07:30 - 18:30

Telephone

+252657522203

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MicroDahab-MFI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MicroDahab-MFI:

Share