Somali Trader

Somali Trader To be a successful trader you need constant effort and patience,
Mohamed Ali.

If I tell a little about myself, there is one thing that I love the most and that is freedom, I also like being free financially and in life.

18/06/2023

Ustaad Cabdiwali Moalimuu♥️

Hadalki ugu wanaagsan ee ad maqli lahayd hadi aad tahay FOREX TRADER.

Ku dhaqanka 3dan qodob waxay kaa caawin doonaan inad ku guulaysato ka ganacsiga suuqa Forex :1- Losses  Are Part of the ...
17/06/2023

Ku dhaqanka 3dan qodob waxay kaa caawin doonaan inad ku guulaysato ka ganacsiga suuqa Forex :

1- Losses Are Part of the game |
Inad khasaarta waa qayb kamida ganacsiga,
Waxad in badan arkaysa traders badan oo aan diyaar u ahayn inay khasaaraan, wad khasaaraysa weliba in badan, misana waad guulaysanaynsa,

si'ad ganacsigan ugu sii jirto waxa aad u baahantahay inad fahanto khasaaruhu inu yahay qayb kamida ganacsigaaga.

2-Trading is hard But not impossible |
Trading ku wuu adagyahay laakiin waa macquul,
hadi aynu xaqiiqada kawada hadalno wixii niyad dhis ahna halka aynu iska dhigno waxaa xaqiiqo ah trading ku inu u baahanyahay waqti dheeri ah,

iyo dedaal aan joogsi lahayn, wuxu u baahanyahay ugu yaraan inad 6 bilood oo barasho joogto ah, balse dad badan waxay moodaan in ay lacagi iska dhex taalo

haa lacag way dhex taala, weliba iyado badan, lakiin wax badan aya ka horeeyo.

3-Trading is a bussines |
Tradingku waa ganacsi, weliba waa ganacsi caalami ah, ma aha ciyaar iyo game waa mid ku dhisan with technical and fundamental analaysis,

waa mid u baahan barasho iyo qorshayn, marka cidna haka fikirin, keliya same wixi aad jeceshahay, kuna dedaal, maalin un wad ka dhabayn dedaalkaaga suuquna wuu ku abaal marin doona.

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252654026006

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Trader posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Trader:

Share