Red Sea General trading co

Red Sea General trading co Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Red Sea General trading co, Bosaso.

๐—ฅ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฎ ๐—š๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—น ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—–๐—ผ
Halkaan waxaad ka heli doontaa:
โ€ข Qalab dhismeed tayo sare leh
โ€ข Qalabka Makita Tools
โ€ข Adeeg degdeg ah & qiimo macquul ah
Ku soo dhawoow ๐—ฝ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ee shirkadda ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฎ!

Macmiil, meel kasta oo aad joogto, Makita Tools waan kuu keenaynaa! Dalbo maanta โ€” FREE DELIVERY ayaan kuugu soo gaarsii...
25/08/2026

Macmiil, meel kasta oo aad joogto, Makita Tools waan kuu keenaynaa!

Dalbo maanta โ€” FREE DELIVERY ayaan kuugu soo gaarsiinaynaa.

Makita Tools Somalia
17/08/2026

Makita Tools Somalia

Makita Tools โ€” Qalab Tayo Sare Leh oo Kuu Sahlaya Inaad Shaqadaada Ku Qabato Si Degdeg ah.
15/08/2026

Makita Tools โ€” Qalab Tayo Sare Leh oo Kuu Sahlaya Inaad Shaqadaada Ku Qabato Si Degdeg ah.

Red Sea General trading coโ€“๐—•๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ต 1 ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ผWaxaad ka helaysaa ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—น๐—ฒ๐—ต iyo ๐— ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐˜๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—บ...
13/08/2026

Red Sea General trading coโ€“๐—•๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ต 1 ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ผ
Waxaad ka helaysaa ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—น๐—ฒ๐—ต iyo ๐— ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐˜๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต.

Red Sea General trading co. oo caan ku ah keenista dhammaan noocyada kala duwan ee birta, waxay kuu diyaarisay bir tayo ...
09/08/2026

Red Sea General trading co. oo caan ku ah keenista dhammaan noocyada kala duwan ee birta, waxay kuu diyaarisay bir tayo sare leh oo ku habboon dhismaha iyo mashaariicda kala duwan.

27/07/2026

Mudane Bashiir Cabdi ayaa sharaxaya Makita Table Saw โ€“ mashiin casri ah oo u qaabeysan sida miis, looguna talagalay jarista alwaaxa iyo agabka kale si degdeg ah oo xirfad leh.

25/07/2026

Mudane Axmed maxamed ayaa sharaxaya Makita Drill Bits โ€“ qalab tayo sare leh oo loogu talagalay qodista shubka, birta iyo alwaaxa.

23/07/2026

Shirkadda Ganacsiga Guud ee Red Sea General trading co. xarunteeda Gaalkacyo waxaad ka heli kartaa dhammaan qalabka Makita Tools, qalabka dhismaha iyo agabka qurxinta guryaha oo tayo sare leh.

Address

Bosaso
92520

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:45
Tuesday 06:00 - 17:45
Wednesday 06:00 - 17:45
Thursday 06:00 - 17:45
Saturday 06:00 - 17:45
Sunday 06:00 - 17:45

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Red Sea General trading co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Red Sea General trading co:

Shortcuts

Share