05/03/2026
🌙 Ka Qayb Qaado Afurinta Muslimiinta
Bisha barakaysan ee Ramadaan waxaan qabanaynaa afurin loogu talagalay dadka baahan
🍲 Hal qof oo aad afuriso = ajar weyn
🤲 Sadaqadaada waxay gaadhaysaa dadka u baahan
Waxaad ka qayb qaadan kartaa sadaqadan adigoo bixiya qadarka aad awooddo.
💳 Halkan nagala soo xiriir si aad uga qayb qaadato:
📩 Message noo soo dir
ama
📱 WhatsApp 907 477 734
Qofkii afuriya qof sooman wuxuu helayaa ajarkiisa oo kale.