Dahabshiil

Dahabshiil Dahabshiil is the largest Africa-based international money transfer business with thousands of agent locations and branches in 150 countries worldwide.
(4)

29/08/2026

Shirkaddaha ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, ayaa qayb ka ahayd taabo-geliyayaasha ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐…๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐  ๐ญ๐ก๐ž ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, oo diiradda lagu saaray Ganacsiga, Tiknoolajiyadda iyo Hal-abuurka.

๐‰๐š๐ฆ๐š ๐๐จ๐ฎ๐ซ, Madaxa Hawlgalinta ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, oo ka Hadlay Muhiimadda ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐…๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ iyo Kaalinta ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ee Horumarinta Tiknoolajiyadda, Hal-abuurka iyo Mustaqbalka Adeegyada Dijitaalka ah.

22/08/2026

Xaaji Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil, oo loo aqoonsaday Ganacsadaha ugu Wanaagsan ee Sannadka 2026, Abaalmarinta ay bixiso ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐€๐œ๐ก๐ข๐ž๐ฏ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐€๐ฐ๐š๐ซ๐๐ฌ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Xaaji Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil, oo loo aqoonsaday Ganacsadaha ugu Wanaagsan ee Sannadka 2026, Abaalmarinta ay b...
22/08/2026

Xaaji Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil, oo loo aqoonsaday Ganacsadaha ugu Wanaagsan ee Sannadka 2026, Abaalmarinta ay bixiso ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐€๐œ๐ก๐ข๐ž๐ฏ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐€๐ฐ๐š๐ซ๐๐ฌ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Munaasibaddan oo ahayd madal lagu maamuusay laguna aqoonsaday shakhsiyaad iyo hayโ€™ado mudan bogaadin, iyadoo lagu xusay waxqabadkooda, hoggaamintooda iyo raadadka wanaagsan ee ay bulshada ku leeyihiin.

Waxaa si gaar ah loo xusay doorka uu Xaaji Maxamed Siciid Ducaale ku leeyahay taageerada iyo horumarinta ganacsatada yaryar, garab istaagga joogtada ah ee dadka jilicsan iyo kuwa nugul, iyo kaalinta hoggaamineed ee uu ka qaato gurmadka iyo wax ka qabashada abaaraha iyo xaaladaha biniโ€™aadantinimo ee ka dhaca Geeska Afrika.

Abaalmarintan qiimaha badan waxaa magaca Xaaji Maxamed Siciid Ducaale ku guddoomay Cabdiraxmaan Maxamed Siciid, Guddoomiye Ku-xigeenka Dahabshiil Bank, isaga oo uga mahadceliyay qabanqaabiyeyaasha munaasibadda iyo bulshada codkooda ku muujisay kalsoonida ay u hayaan waxqabadkiisa.

20/08/2026

Dahabshiil oo Kaalin weyn ka qaadatay qabsoomidda Shirweynaha Caafimaadka Soomaalida ee Qaaradda Yuru.

Shirweynaha ayaa isu keenay xirfadlayaal ka kala socday bahda caafimaadka, kuwaas oo is-weydaarsaday aqoon iyo waayo-aragnimo, isla markaana ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo horumarinta adeegyada caafimaadka bulshada gaar ahaan bulshadda soomalidda.

๐ŸŒ๐Ÿค Humanity connects us all.This World Humanitarian Day, we celebrate the power of compassion, support, and solidarity. ...
19/08/2026

๐ŸŒ๐Ÿค Humanity connects us all.

This World Humanitarian Day, we celebrate the power of compassion, support, and solidarity. At Dahabshiil, we believe that every act of support can make a difference and every community deserves the opportunity to thrive. ๐Ÿ’š

Together, we can shape tomorrow for a better future.

Dahabshiil oo Kaalin weyn ka qaadatay qabsoomidda Shirweynaha Caafimaadka Soomaalida ee Qaaradda YurubShirweynaha ayaa i...
19/08/2026

Dahabshiil oo Kaalin weyn ka qaadatay qabsoomidda Shirweynaha Caafimaadka Soomaalida ee Qaaradda Yurub

Shirweynaha ayaa isu keenay xirfadlayaal ka kala socday bahda caafimaadka, kuwaas oo is-weydaarsaday aqoon iyo waayo-aragnimo, isla markaana ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo horumarinta adeegyada caafimaadka bulshada gaar ahaan bulshadda soomalidda.

Taageerada Dahabshiil waxay qayb ka tahay dadaallada joogtada ah ee shirkaddu ku garab istaagto horumarinta caafimaadka iyo adeegyada bulshada.

18/08/2026

Macmiil๐ŸŒโœˆ๏ธ, marka aad ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐จ ๐Š๐ฎ ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ, โ˜€๏ธ๐ŸŒดSi fudud Account-kaaga dibadda lacag uga soo dirso adiga oo istcimaalaya Mobile App ka Dahabshiil
ku hel Lacagahaaga Adeegga eDahab iyo dhamaan Xarumaha Dahabshiil!
Kuna Maamulo App ka DahabPlus
La soo dag app-ka dahashiil: onelink.to/dahabshiilapp ama booqo website-ka: dahabshiil.com

Happy Independence Day, Indonesia! ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฉโœจ Today, we celebrate the incredible spirit of resilience, unity, and progress that...
17/08/2026

Happy Independence Day, Indonesia! ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฉโœจ Today, we celebrate the incredible spirit of resilience, unity, and progress that drives this great nation forward. Wishing everyone a joyous celebration! ๐Ÿ”ดโšช Unity in Diversity! ๐ŸŽ‰

16/08/2026

Doorka Dahabshiil ee isku xidhka Qurbajoogta iyo bulshadda soomalidda oo uu iftiiimiyay wargeyska ๐ƒ๐š๐ข๐ฅ๐ฒ ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ee Fadhigiisu Yahay Nairobi, Wargeyska ayaa sidoo kale xusay kaalinta Dahabshiil ee Horumarinta iyo kor u qaadista Kaabayaasha Dhaqaale ee Geeska Afrika.

Address

85 Sidney Street
London
E12FN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahabshiil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dahabshiil:

Shortcuts

Share