20/08/2026
CONFIRMED: Xukuumadda Soomaaliya ayaa 2025 siisay kooxda Shabaab $7 milyan ka dib is faham ay fududeysay dowladda Qadar.
Heshiiska oo sannad ahaa ayaa ku saleysnaa in kooxdu ay qaraxyada ka joojiyaan Muqdisho.
Hadda kooxdu waxay rabtaa $7 milyan oo kale, taasoo aysan xukuumaddu awoodin.
Gawaaridii shalay ay kooxdu ku gubtay duleedka Afgooye, iyo weeraradii goos gooska ahaa ee maalmahan waxay ahayd farriin ay Villada u dirayeen.
Markale lagama maarmi doono Qadar inay arrinta gasho.