Som Crypto Exchange

Som Crypto Exchange Som Crypto Exchange waxay kuu fududaynaysaa inaad si fudud uga mid noqoto maalgashadayaasha crypto.

Funded Next waxay bil walba qabataa tartan, dadka ka qayb qaata ee kaalmaha h**e gala waxay siisaa abaalmarin taas oo ah...
10/08/2024

Funded Next waxay bil walba qabataa tartan, dadka ka qayb qaata ee kaalmaha h**e gala waxay siisaa abaalmarin taas oo ah inay siiso akoomo challenge ah. Hadda waxaad iska sii diwaangalin kartaa tartanka la qabanaayo bisha september, bishaan hadda socota waa bilaabmay tartanku.

Marka uu geesigu taajiraayo, fulayguna faqiir buu noqonaayaa, sababtoo fulaygu hantidiisa wuu iska iibinaayaa, ama k**a ...
05/08/2024

Marka uu geesigu taajiraayo, fulayguna faqiir buu noqonaayaa, sababtoo fulaygu hantidiisa wuu iska iibinaayaa, ama k**a faa'idaysanaayo furdsadaha maalgashi.

Adduunka waxaa ka buuxa fulay faqiir ah, adigu noqo mid caqli badan, oo kori ukumahaaga, sidoo kalena isdaji oo maalgashi samay markay iyagu quustaan.

Som Crypto Exchange

12/07/2024

Apdate: πŸ‡ΊπŸ‡Έ Senator Cynthia Lummis ayaa sheegtay in Dowladda Mareykanka ay kaydsato Bitcoin, ay qayb lixaad leh ka qaadan karto xoojinta lacagta dollar-ka.

Ugu dambayn dowladda Jarmalka ayaa iibisay dhammaan hantideeda Bitcoin, taasoo u dhiganta $2.9 bilyan.
12/07/2024

Ugu dambayn dowladda Jarmalka ayaa iibisay dhammaan hantideeda Bitcoin, taasoo u dhiganta $2.9 bilyan.

Hadda Justin Sun oo ah asaasaha Tron ayaa soo jeediyay inuu isagu dowladda Jarmalka ka iibsato inta hadda u harsan, si u...
05/07/2024

Hadda Justin Sun oo ah asaasaha Tron ayaa soo jeediyay inuu isagu dowladda Jarmalka ka iibsato inta hadda u harsan, si uu suuqu u xasilo. Arkham Intelligence waxay sheegtay Justing Sun boorsadiisa (wallet) inay ku jirto $1bilyan.

Dhanka kale sarriflaha Max.Gox oo musalafay ( bankruptcy) sannadkii 2014, ahaana sarriflaha ugu wayn suuqaan cryptocurrency ayaa dhawaan sheegay inuu bixin doono magdhow gaaraysa 9 bilyan oo Bitcoin ah (BTC), taas oo iyana qayb kale ka sii qaadanaysa suuqa dhicitaankiisa.

Xilligaan oo kale inaad wax iibsato mooyaane waxba la isk**a iibiyo, suuqana value-giisii baa hoos u dhacay, waana soo laabanayaa, xitaa technical ahaan dadka ku takhasusay chart-ga waxay saadaalinaayeen suuqaan markii uu $70k joogay inuu suuqaan soo laaban doono oo ilaa iyo $50k ay suurtagal tahay in lagu soo celiyo maadaama uu suuqu dhowr bilood oo isku xiga kor u soo socday.

Apdate: Julian Assange oo shalay ka soo baxay xabsi ku oolaa magaaladda London, kadib 12 sanno oo uu halkaa ku xirnaa, a...
26/06/2024

Apdate: Julian Assange oo shalay ka soo baxay xabsi ku oolaa magaaladda London, kadib 12 sanno oo uu halkaa ku xirnaa, ayaa waxaa wallet-diisa loogu soo shubay 8 xabbo oo bitcoin ah (BTC), taasoo u dhiganta $500k, kadib markii ay xaaskiisu soo bandhigtay in laga taageero safarkiisa iyo daymaha lagu leeyahay.

Apdate: Aasaasayaasha Exchange-ga Gemeni ayaa ugu deeqay 30.94 oo Bitcoin ah (BTC), murashax Donald Trump. Bitcoin-taas ...
21/06/2024

Apdate: Aasaasayaasha Exchange-ga Gemeni ayaa ugu deeqay 30.94 oo Bitcoin ah (BTC), murashax Donald Trump. Bitcoin-taas ayaa qiimihieedu gaarayaa $ 2M (laba malyan oo dollar).

MacroStrategy ayaa waxay gadatay 11,932 xabo oo Bitcoin ah (BTC), taas oo u dhiganta $786 Milyan.
21/06/2024

MacroStrategy ayaa waxay gadatay 11,932 xabo oo Bitcoin ah (BTC), taas oo u dhiganta $786 Milyan.

Apdate: πŸ‡ΏπŸ‡Ό Dowladda Zimbabwe ayaa waxay ku dhawaaqday inay si rasmi ah u codsan doonto ku biirista BRICS.Faah-faahin:Uru...
19/06/2024

Apdate: πŸ‡ΏπŸ‡Ό Dowladda Zimbabwe ayaa waxay ku dhawaaqday inay si rasmi ah u codsan doonto ku biirista BRICS.

Faah-faahin:

Ururka BRICS waa urur ka kooban shan waddan oo isku tagay, laakiin waxaa dhawaan ku soo biiray shan waddan oo kale, sidoo kale waxaa wadada ku soo jira ilaa iyo dhowr kale oo dhawaan ku soo biiraya. Urukaani waxaa ku jira wadamadda %80 saliidda adduunka haysta ama soo saara. sidoo kale %46 dadka adduunka ayaa noqon doona kuwa ka tirsan dowladahaan isku tagay. Qorshohooda u wayni waa inay isticmaalaan lacag u gooni ah oo ay u adeegsadaan ganacsiga iyo dhaqaalaha ka dhaxeeya wadamadaan, sida saliidda iyo shidaalka inay ku iibsadaan lacagta ay iyagu samaysteen.

Apdate: Shirkadda NVIDIA ayaa noqotay shirkadda ugu market cap-ka wayn adduunka iyada oo booskankala baxday shirkadda Mi...
18/06/2024

Apdate: Shirkadda NVIDIA ayaa noqotay shirkadda ugu market cap-ka wayn adduunka iyada oo booskankala baxday shirkadda Microsoft.

NVIDIA ayaa hadda ku fadhida aduun gaaraya $3.325 T ( Saddex trillion, saddex boqol iyo shan iyo labaatan bilyan), halka Microsoft-na ay gaarayso $3.323 T ( Saddex trillion, saddex boqol iyo saddex iyo labaatan bilyan).

Eid Mubaarak saaxiibayaal, Rabbi ciidan ciideeda caafimaad hanagu gaarsiiyo.
17/06/2024

Eid Mubaarak saaxiibayaal, Rabbi ciidan ciideeda caafimaad hanagu gaarsiiyo.

Dag-Dag: πŸ‡·πŸ‡Ί suuqa sarrifka saamiyada ee Moscow ayaa si rasmi ah u joojiyay ka ganacsiga lacagaha Dollar-ka iyo Euro-da.
12/06/2024

Dag-Dag: πŸ‡·πŸ‡Ί suuqa sarrifka saamiyada ee Moscow ayaa si rasmi ah u joojiyay ka ganacsiga lacagaha Dollar-ka iyo Euro-da.

Address

Istanbul

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 08:00 - 20:00
Saturday 09:00 - 20:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907789113

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som Crypto Exchange posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share