Apdikani omarr

Apdikani omarr kusoo dhawaada pagekyga

Itoobiya waxay maanta daah furtay qorshe sahli doona in bisha soo socota la bilaabo addeega gaadid dadwayne oo korontada...
14/07/2022

Itoobiya waxay maanta daah furtay qorshe sahli doona in bisha soo socota la bilaabo addeega gaadid dadwayne oo korontada ku shaqeeya.

Lacagta shidaalka kaga baxda oo gaadhaysa afar bilyan oo dollar ayaa la doonayaa in lagu yareeyo.
Waxaa qorshaysan in tobanka sannee soo socda lasoo galiyo 4,800 ah basaska waawayn iyo 148-Kun oo taagisi ah.

Bisha soo socota waxaa si tijaabo ah u hawlgali doona 60 kamid ah gaadidkan korontada ku shaqeeya.Waxaa kaloo 40 goobood oo Addis-Ababa dhexdeeda ah lagu sameeyay goobihii laga jaarji gareyn lahaa gaadidkan[dabayn lahaa].

29/04/2022

ONLINE Family riwayadii ramadanta iyo dhibaatada
Appka tiktok ........

Address

Ankra Yeyla Mahallesi
Ankara

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdikani omarr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Apdikani omarr:

Share