20/03/2026
Hambalyo Ciidul Fidri – Aargo Exchange
"Dhammaan macaamiisha sharafta leh ee Aargo Exchange, waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaashii suubbanayd ee aan soo qabannay bishii Ramadaan. Waxaan idiin rajaynaynaa ciid mubaarak, farxad, iyo barwaaqo meel kasta oo aad dunida ka joogtaan.