Trust African Bank Limited - TAB

Trust African Bank Limited - TAB Welcome to Trust African Bank ltd a relationship beyond banking.

Trust African Bank ltd is the first fully fledged Sharia’h compliant bank, to be approved by the Central Bank of Somalia (CBS).We are offering banking services on a complete Sharia’h system. Our value proposition is to be the preferred Sharia’h Compliant Bank,delivering innovative Sharia’h Compliant financial products, services and solutions to our valued clientele. We have and will continue to

create a long term beneficial relationship with our clients based on trust with unmatched personalized excellent service provision. You can visit us in our branches below:

African Bank Ltd- Head Office
Trust African Bank Building
KM4 Taleh Maka-Al-Mukarama Road.

African Bank Ltd- Zoobe Branch
KM5 Opp Zoobe Tower
Hodan District.

African Bank Ltd- Bakara Branch
Bakara Center Marehan Street;Holwadag District.

African Bank Ltd-Madina Branch
Haji Gabow Building Dharkeenley District, Mogdishu Somalia. We are deeply committed as a bank to provide the best banking services; come and experience with us.

20/05/2022

GEN.MAXAMED CALI BARIISE HOGGAAMIYE SADEX SIFO OO NAADIR AH KAGA DUWAN SARAAKIISHII SOO MARTAY HOGGAANKA CXDS .

SOOYAALKIISA IYO KA QEYB-GALKIISII SOO NOOLEYNTA WAXBARASHADDA SOOMAALIYA .

Gen.Maxamed oo dadka yaqaanna ay ku tilmaamaam Hoggaamiye leh Aqoon , Karti iyo Curin mududii uu Taliska CXDS ka tirsanaa DFS ay la wareegtay , Deegaanada ay ku faanaan. Lahaana , qorsheyntii iyo hoggaamintii Ciidankii la wareegay Jannaale , Awdheegle , Bariire iyo Deegaanno kale oo ka tirsan Gobalada Dalka ayaa ka mid ahaa Tiirarkii bud+dhiigga u ahaa Soo nooleynta Waxbarashadda Soomaaliya , iskuulaadkii ugu horreeyay ayuu ka furay Degmada Xamar Jajab , Sidoo kale Waxa uu ka mid ahaa Aqoonyahanno aasaasay Qaar ka mid ah Jaamacadaha ugu Tayada Wanaagsan Soomaaliya , Macalin Jaamacadeed oo Hoggaaminta Ciidanka ku Soo bartay Dalka Mareykanka , Suudaani iyo Dalal kale oo Africa iyo Yurub ka mid ah , si kooban waa PHD holder ka kaliya ee Jeneral Ciidan ah oo aqoontiisa ku helay Darajadda Ciidan .

HALGANKIISII NAF-HURNIMADA LAHAA EE DIB-U-HABEYNTA CIIDANKA XDS

Taliye Xigeenkii H**e ee CXDS General Maxamed Cali BARIISE ayaa ahaa Sargaalkii ka Dhabeeyay taaba-galinta Qorshihii DIB-U-HABEYNTA CXDS iyo in Hoggaanada Ciidanka Xoogga ay qabtaan Saraakiil leh Aqoon hoggaamineed oo Horseed u noqota Guusha ay ku faanayeen , masuuliyiintii Xafiiska Joogay 2017-2022 balse Xaqiiqadda ayaa eheed in Gen.Bariise u ahaa laf-dhabar iyo Ninkii ku dhiiraday in Soomaaliya ay yeelato Ciidan Tirsan oo leh diiwaan .

KA TAGIDIISII SHAQADA :

Marka ay ku hageyso aqoonta iyo Cilmiga waxaad leedahay Dabar adag iyo Faham aad ku kala garato wanaagga iyo Xumaanta iyo khaladaadka jira ee Sharafka Sumcadda iyo Karaamada qofka iyo tan Xafiiska dhaawaceysa
Gen.Batiise Waxa uu arkay in Ciidanka la doonayo in Siyaasadda loo adeegsado , oo laga weecinayo dhabihii loo aasaasay , waxa uu ka u sheegay Hoggaankii Talada hayay ee in CXDS ay yihiin Cudud loogu tala-galay Difaaca qaranimadda Soomaaliya oo aanay eheen in Shaqsi iyo koox ay u adeegaan , Fagaare ayuu ku diiday fulinta go'aano guracan oo la maleegay ,
Waxa uu door-biday in Shaqada uu ka tago oo uu wixii uu u dhaartay uusan beeneyn .
Waana sameeyay oo waxa uu ahaa Taliyaha kaliya ee Shaqada ugu tagay oo diiday in Ciidanka Siyaasadda ay ku milmaan .

MAXAA DHACAY MARKII UU XILKA KA TAGAY .

Waxaa dhacay Mudo kororsi dhiig ku daatay oo Ciidanka ay Horseed u ahaayeen , Waxaa dhacay duulaan lagu qaaday Madaxweyne-yaal h**e , iyo Masuuliyiin Xilal Soo qabtay , Waxaa dhacay weerar lagu qaaday DG ,Ciidankiina Waxay noqdeen Kubo Siyaasadda ku milma , Waxaa dhacay wax walba oo h**e uu ugu digay , Waxaa dhacay wixii Soomaali oo dhan ah aragtay , balse Gen.Bariise uu h**e ugu digay .

MUSTAQBALKA DAHABIGA AH EE GEN.BARIISE

Gen.Batiise oo hadda ah Sargaal ka tirsan CXDS ayaa ka mid ah Saraakiisha ugu Sarreeysa Howlgalka Nabad ilaalinta Qaramada Midoobe Ee Koonfurta Suudan , Waxaana uu qeyb ka yahay Gudiga Amniga ee Midowga Africa, Sidoo kale Soomaaliya ayuu ku Matalaa Dalka ku Bahoobay EASF oo ah Madal ay ku midoobeen Toban Dalka oo Africa ah oo ku mideysan Cudud Ciidan iyo Iskaashi Milatari ,halkaasna Waxa uu ku gaaray waa Aqoonta iyo khibradiisa Hoggaamineed oo dhaxal-siisay in uu noqdo Hoggaamiye Africa ah ku Faanaan oo loo Hamuun qaba .

CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO QARANKA SOOMAALIYA .

Aqoonyahankan oo ahaa aabaha isbadalka ka dhacay Soomaaliya Marka la eego , sidii looga hortagay mudo kordhinta , iyo in uu ahaa Sargaal dharaare cad ku dhiiraday in runta uu u sheego Hoggaankii Joogay Villa Somalia iyo Xukuumaddaba , Waxaa la dhihi karaa Soomaaliya ayaa General aqoontiisa iyo hoggaamintiisa ay u baahan tahay , waana in loogu abaal-gudaa in uu noqdo Taliyaha CXDS ,ama Taliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka , Maadama uu yahay PHD HOLDER leh Aqoon Ciidan iyo mid Maadi ah ba .

Gen.Bariise Dalka iyo Dadka ayaa u baahan ee Soomaaliya badbaadinteeda iyo dhismaheeda aan ku dhiira-galinno raggii u Soo hal-gamay .

FG.General Maxamed Cali Bariise Waxaan aqoon u lahaa isagoo ah Macalin iskuul , Maamule iskuul , Macalin Jaamacadeed , Rector Jaamaceed iyo Markii uu ku biiray Hoggaanka Ciidanka , aqoonyahan Waxbartay dadka iyo Dalka waqti-galiyay

W/Q:Xasan Kaahiye
[email protected]

Welcome to our upcoming branches like xamar weyn will be opened very soon.We expanding our branches network, we will rea...
10/01/2017

Welcome to our upcoming branches like xamar weyn will be opened very soon.

We expanding our branches network, we will reach almost every town in Somalia within this year.

Trust African Bank introduces MOBITAB banking, changing your mobile phone into your wallet!!   POWERED BY NATIONLINK Dia...
23/07/2016

Trust African Bank introduces MOBITAB banking, changing your mobile phone into your wallet!! POWERED BY NATIONLINK Dial *177 # to register

Eid mubarak to all muslims around the world may Allah accept our duas and forgive our past sins.....Amiin
09/07/2016

Eid mubarak to all muslims around the world may Allah accept our duas and forgive our past sins.....Amiin

We have newly  opened bakara branch
25/06/2016

We have newly opened bakara branch

Address

Maka Al Mukarama With Taleex Street
Mogadishu
122

Opening Hours

Monday 08:00 - 15:00
Tuesday 08:00 - 15:00
Wednesday 08:00 - 15:00
Thursday 08:00 - 15:00
Friday 08:00 - 15:00
Saturday 08:00 - 15:00
Sunday 08:00 - 15:00

Telephone

+252619621228

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Trust African Bank Limited - TAB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Trust African Bank Limited - TAB:

Share