Starsom Group

Starsom Group Construction, Services, Trade, Manufacturing and Logistics The same philosophy of quality service, responsiveness and reliability still holds true.

ABOUT STARSOM GROUP
STARSOM Group was established in Mogadishu, Somalia and now its head quarters is based in Mogadishu, Somalia. Founded to evolve the traditional/ old-fashioned trade, construction, general services visions in Somalia, STARSOM Group set out with a mission of delivering unparalleled professional general services, constructions, logistics and trading. STARSOM group has established

itself as a leader in delivering innovative, cutting-edge solutions to its clients. The Company has branches in Dubai, Turkey and the big cities of the country.

16/02/2026
16/02/2026
19/10/2025

Tayada waa Biyokama Dhibcaan Dhanka Starsom group

Jumcaha Mubaarak!  Alxamdulillaah waa Jimco kale oo na soo gaaray. Ilaahay ha ina ka dhigo kuwa fursadaha Jimcaha ka faa...
17/10/2025

Jumcaha Mubaarak!
Alxamdulillaah waa Jimco kale oo na soo gaaray. Ilaahay ha ina ka dhigo kuwa fursadaha Jimcaha ka faa'iideysta, ducadoodana la aqbalo.
Ha iloobin:
✨ Qur’aan akhriska
✨ Salaadda Jimcaha
✨ Duco badan
✨ Iyo samafalka

Jimco wanaagsan dhammaan asxaabta qiimaha leh.

16/10/2025

Hoyga tayada iyo Shaqada ee Starsom Group

Shaqo Qurux Badan oo Dhameystiran – JCC Tower | Isgoyska ShaqaalahaWaxaa sharaf noo ahayd in Starsom Group ay ka mid noq...
15/10/2025

Shaqo Qurux Badan oo Dhameystiran – JCC Tower | Isgoyska Shaqaalaha

Waxaa sharaf noo ahayd in Starsom Group ay ka mid noqoto shirkadaha ka qeyb qaatay dhismaha quruxda badan ee JCC Tower. Waxaan si hufan u dhameystirnay:

✅ Muraayadaha Quruxda Badan ee daaqadaha
✅ Daaqadaha PVC ag oo tayo sare leh
✅ Albaabada Musqulaha oo casri ah

Shaqadani waxay ahayd mid ku dhamaatay waqtigeedii, laguna fuliyay tayadii lagu ballamay, taasoo caddeyn u ah sida aan uga go’an tahay in aan mar walba raali gelino macaamiisheena.

Mahadsanid JCC Tower kalsoonida aad na siisay!

✨ Naqshad Qurux Badan | Midab Walba | Tayo SareWaxaa idiin haynaa Interlock tayo sare leh oo aad ka heli karto:✅ Midab k...
14/10/2025

✨ Naqshad Qurux Badan | Midab Walba | Tayo Sare

Waxaa idiin haynaa Interlock tayo sare leh oo aad ka heli karto:
✅ Midab kasta (Color Options)
✅ Naqshad walba (Custom Designs)
✅ Dhumuc kala duwan: 8cm, 5cm, 3cm
✅ Isticmaal: Guryaha, Parking-yada, Wadooyinka yar-yar & kuwa waaweyn

Waxaad sidoo kale naga heli kartaa PVC Products tayo sare leh oo ku habboon qurxinta gudaha & dibadda.

🎯 Dalabkaaga wuxuu imaanayaa waqtigiisa (On-time delivery)
📞 Wixii faahfaahin ama dalab ah kala xiriir:
0613800006 ama 0613449898

Starsom Interlock & PVC – Tayada lagama hadlo, waa la arkaa!

12/10/2025

Waa waqtigii quruxda & tayada la isku dari lahaa! 🧱✨

Starsom Interlock waxay kuu hayaan Interlock qurux badan, midabyo kala duwan iyo naqshado casri ah — ku habboon parking-gaaga, wadada hortiisa, ama xitaa meel kasta oo qurux u baahan.

✅ Cabbirro kala duwan: 8cm, 5cm, 3cm
✅ Gaarsiin degdeg ah – Dalbo maanta, hel berrito!
✅ Midab kasta, Cabir kasta & Naqshad kasta waa diyaar!

Waa dooqaaga, waa tayadeena!

📲 Dalbo hadda:
0613800006
0613449898

La soco safarkeena dhismo – tayada ayaa naga go’an!
06/09/2025

La soco safarkeena dhismo – tayada ayaa naga go’an!

Juma kariim dhamaan ehel iyo asaaab ba
08/08/2025

Juma kariim dhamaan ehel iyo asaaab ba

Starsom Group – Adeegyo Dhismo oo Tayo Sare LehShirkadda Starsom Group waxay bixisaa adeegyo dhismo oo kala duwan oo xir...
06/08/2025

Starsom Group – Adeegyo Dhismo oo Tayo Sare Leh

Shirkadda Starsom Group waxay bixisaa adeegyo dhismo oo kala duwan oo xirfadaysan, kuwaas oo aad loogu kalsoonaan karo. Waxaa ka mid ah:

1. Adeegyada Dhismaha
2. Maareynta Dhismaha
3. Naqshad & Dhisid (Design & Build)
4. Adeegyada Injineerinka
5. Qandaraas Guud
6. Qorsheynta Dhismaha kahor
7. Soo iibinta Qalabka Dhismaha
8. Maareynta Mashaariicda

Haddii aad raadineyso shaqo dhismo oo tayo sare leh, la soo xiriir Starsom Group – Qeybta Dhismaha.

📞 WhatsApp: 0613449898

Address

Maka Almukarama Street, Howlwadag District
Mogadishu

Telephone

+252613449898

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Starsom Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share