SALAAM BANK

SALAAM BANK KU SOO DHAWOW SALAAM BANK

Salaam Bank wuxuu diyaar kuula yahay adeegyo ku qanciya kuuna sahlaya in a

Adeegyada Bangiga

� Furidda akoonno bilaash ah oo lacag looga soo shubi karo lagalana bixi karo meel kasta oo bangigu ka furan yahay, khidmad la`aan.
� Kaaftoon: Mobilekaaga oo aad ka maamulan karto akoonkaaga (lacag dhigasho iyo la bixidba), kalana socon karto xisaabtaada adigoo isticmaalaysid Sahal-kaaga Golis.
� Farriin laguugu soo dirayo mobile-kaaga markasta oo akoonkaaga lacagi ka baxdo am

a kusoo dhacdo
� In aad lacag u diri kartid, lagaagana soo diri karo bangiyada adduunka.
� Furidda LC-yo fududeeya wax dhoofinta iyo soo dejintaba.
� Bixinta dammanadaha ganacsi (LG)
� Maalgelin xalaal ah sida in laguu gado guri, gaari, qalab aroos iwm, ka dibna aad si tartiib tartiib ah isaga bixisid.
� Internet prepaid Card oo kuu sahlaya in aad Internet-ka wax kaga gadan kartid.

14/05/2026

Kalmadda Salaam Bank ee furitaanka EAU-IHUB ee Jaamacadda Bariga Afrika oo uu Maalgeliyay Bangigu.

Mohamed Abdiwali Abshir
Madaxa Suuq-gaynta Salaam

Waxaa sharaf u ah Salaam Bank Maalgelinta EAU-IHUB oo ah xarun Hal-abuur oo yeelanayso Jaamacadda Bariga Afrika - Boosaa...
14/05/2026

Waxaa sharaf u ah Salaam Bank Maalgelinta EAU-IHUB oo ah xarun Hal-abuur oo yeelanayso Jaamacadda Bariga Afrika - Boosaaso.
Arrintaas oo wax wayn ka tari-doonta xirfadda wax soo saar ee ardayda Jaamacadda.

Salaam Bank oo adeegga WAAFI App gaarsiiyay Xujayda soo gudanaysa Xajka oo ay qaadayeen Shirkaddaha Al-Fajri Group, kana...
06/05/2026

Salaam Bank oo adeegga WAAFI App gaarsiiyay Xujayda soo gudanaysa Xajka oo ay qaadayeen Shirkaddaha Al-Fajri Group, kana baxay Magaalada Garowe.

WAAFI App ku qaado Sahaydaada, oo si fudud u adeegso.

27/04/2026

Waxaa sharaf u ah Salaam Bank inaan maalgelinay i-Hub Casri ah oo ay yeelanayso jaamacadda
Badda Cas - Boosaaso

Waxaa si rasmi ah xarunta weyn ee Jaamacadda Badda Cas loogu daahfuray xarunta hal-abuurka ( RSU iHUB), taas oo uu maalg...
27/04/2026

Waxaa si rasmi ah xarunta weyn ee Jaamacadda Badda Cas loogu daahfuray xarunta hal-abuurka ( RSU iHUB), taas oo uu maalgeliyey Salaam Bank.

isticmaal Habkan Gaaban si aad Lacag ugala Baxdid Akoonkaaga
19/04/2026

isticmaal Habkan Gaaban si aad Lacag ugala Baxdid Akoonkaaga

28/03/2026

Ku Raaxayso Qur,aanka qayb kamida Imaamyada Taraawiixda Magaalada Bosaso.
حفل تكريم ائمة التراويح- بوصاصو.

28/03/2026

Muuqaalka Guud: Xafladda Maamuusidda Imaamyada Taraawiixda Bosaso.
حفل تكريم ائمة التراويح- بوصاصو

28/03/2026

Xafladda Maamuusidda Imaamyada Taraawiixda Bosaso.
حفل تكريم ائمة التراويح- بوصاصو
Cabdirisaaq Yuusuf Cali | Maareeyaha Salaam Bank

28/03/2026

Xafladda Maamuusidda Imaamyada Taraawiixda Bosaso.
حفل تكريم ائمة التراوح- بوصاصو
Maxamed Cabdullahi Cabdulle | Gudoomiyaha Al-Minhaaj

28/03/2026

Xafladda Maamuusidda Imaamyada Taraawiixda Bosaso.
حفل تكريم ائمة التراويح- بوصاصو
Maxamed Caydiid Jaamac | Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland

Address

Airport Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Thursday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30

Telephone

+252829990

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SALAAM BANK posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SALAAM BANK:

Share