Barakaat Bank of Somalia

Barakaat Bank of Somalia Lacagihii ku Xayirmay Barakaat Bank of Somalia

Barakaat Bank oo bilawday bixinta lacagihii ku xarimay.
03/11/2014

Barakaat Bank oo bilawday bixinta lacagihii ku xarimay.

Hadii aad ka mid tahay Macaamiishii  lacagaha uga xayirmeen shirakadii Barakaat Bank Fadlan Magacaaga Halkaan Kabaar, am...
27/10/2014

Hadii aad ka mid tahay Macaamiishii lacagaha uga xayirmeen shirakadii Barakaat Bank Fadlan Magacaaga Halkaan Kabaar, ama aad garaneyso qof ka mid ah.
http://barakaat.net/

Qofkii magaciisa ka hela ha nagala soo xiriiro cinwaanadaan:

E-mail: [email protected]

Tel: 002521-652930, mobiles: 0025261-8809020, 0025261-5500979
http://barakaat.net/

22/10/2014

Liiska Macaamiisha ay Lacagaha ka xayirmeyn
Waxaan halkaan ugu soo bandhigeynaa oo ay dhamaan macaamiishii Barakaat meel kasta oo ay joogaan ka raadsan karaan Liiskan magacyada dadkii lacagaha diray iyo meelaha ay kala joogaan.

waxaad booqan kartaa www.barakaat.so ama www.barakaat.net

Qofkii magaciisa ka hela ha nagala soo xiriiro cinwaanadaan:

E-mail: [email protected]

Tel: 002521-652930, mobiles: 0025261-8809020, 0025261-5500979

Waxaan halkaan ugu soo bandhigeynaa oo ay dhamaan macaamiishii Barakaat meel kasta oo ay joogaan ka raadsan karaan Liiskan magacyada dadkii lacagaha diray iyo meelaha ay kala joogaan.

21/10/2014

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barakaat Bank of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share