25/05/2025
Kusoodhawoow Villa Mumtaaz B, waa villa Shub ah oo ka kooban 4 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko Parking 3 gaari galikarto,
A- Master Room
B- Master Bathroom
C-Three Bedroom
D-Two Bathroom
E- Leaving Room
F- Dining Room
G-Kitchen
H-Verandah
I- Three Car Parking
J- 300 meters square
Mashruuca mumtaaz estate, waxa uu uga duwanyahay estate yadii h**e ee darusalaam design-ka iyo masterplan-ka waxaakale ee uu leeyahay masjid wayn oo ku fadhiya 2 block oo dhul ah lehna qayb dumar-ka ah iyo qayb ragara ah, sido kale waxa u leyahay madarasad taxfiid quraan oo gabdhaha ah.
Mumtaaz estate waxa kale uu leyahay beer lagu nasto, lagu dhex lugeeyo, coffee shop, garoon lagu ciyaaro iyo sido kale qaybo h**e oo ganacsi ah.
Waxa naqshadeeyay oo dhisay buruuj construction and real estate co, waxaana ku maal galinaya Salaam Somali Bank mudo 5 sano ah.
ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM