Somali Saving And Orientation Team-SOMSORT

Somali Saving And Orientation Team-SOMSORT HIIGSIGEENA

Ujeeddada kaliya ee aynu ka leenahay waxa ay tahay in la helo dad Soomaaliyeed oo Hormarsan,Mideysan oo Siman.

Somali Saving and Orientation Team
(SOMSORT)
Waa Team ay ku midoobeen aqoonyahano Soomaaliyeed oo u istaagey badbaadinta iyo wacyi-galinta
Umadweynta Soomaaliyeed iyadoo aynu ognahay marxaladaha kala duwan ee uu ku jiro dalkeena ahna wax laga xumaado, dhabar jabna ku ah shacabkeena. Waxaan ku dhiiranay oo maankeena iyo maskaxdeena inta badan ku bixin doonaa sidii aan u wacyigel

in lahayn Bushoweynta Soomaaliyeed, meel walba ay joogaan dal iyo dibaddaba. U jeedada


U jeedada kaliya ee aynu ka leenahay waxa ay tahay in lahello dad soomaaliyeed oo hormarsan,mideeysan oo siman,wax badan fahansan ,lajaan qaadi kara bulshada caalamka, lehna fiiro kaliya iyo aragti durugsan ,waxna laqaybsan kara dadyoowga caalamka

Address

Mogadishu
SO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Saving And Orientation Team-SOMSORT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Saving And Orientation Team-SOMSORT:

Share

Category