Xamar cade

Xamar cade Ku soo dhowow bogga soomaalida

28/12/2023

Maanaan garan geela doofaarku cunay? Faramaajo iyo Fahad maxay u carareen markuu xukunku ka hoos baxsaday bay wax ma garato is waydiinaysay.
Ayaanle (ha noolaato), bal umadda ka daba gee!!

07/12/2023

Ma ila aragtay?
Shalay kuwo tagnaa "dowlad xoog leh baa loo baahanyahay" kuna faani jiray ciidanbaa la dhisay baa maanta cunaqabataynta hubka la qaday dhaliil iyo calaacalba ka muujinaya.
Waa sax oo waa midi laba af leh, waxyna ku xirantahay sidii awoodaas loo isticmaalo, laakiin ragga hadda maamulka haya yaa uga haboon oo laga qaadi lahayaa. Iyagaysan xabadoodu mucaarad iyo cid ka aragti duwan ku socon ee haloogu duceeyo inuu Ilaahey nabad diidka ka guuleeyo.

𝐖𝐞 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚𝐧𝐬 𝐦𝐮𝐬𝐭 𝐛𝐞𝐠𝐢𝐧 𝐭𝐨 𝐃𝐞-𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫𝐢𝐳𝐞 𝐨𝐮𝐫 𝐞𝐜𝐨𝐧𝐨𝐦𝐲 (𝐏𝐋𝐎 𝐋𝐮𝐦𝐮𝐦𝐛𝐚). Ma fududa in dollarka si fudud looga takhaluso, wuxuun...
19/04/2023

𝐖𝐞 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚𝐧𝐬 𝐦𝐮𝐬𝐭 𝐛𝐞𝐠𝐢𝐧 𝐭𝐨 𝐃𝐞-𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫𝐢𝐳𝐞 𝐨𝐮𝐫 𝐞𝐜𝐨𝐧𝐨𝐦𝐲 (𝐏𝐋𝐎 𝐋𝐮𝐦𝐮𝐦𝐛𝐚).

Ma fududa in dollarka si fudud looga takhaluso, wuxuuna dunida ka galay halka ay EVC-du ka gashay. Laakiin hadana markaan waxaa ku socda hanjabadii ugu badnayd baa abid, duniduna way ka daashay sida siyaasada loogu isticmaalo, cidii la rabo lagu wiiqo cidii la rabana lagu taageero.

Soomaaliya, maadaama aysan lacag gooni ah ah haysan way fiicnaan layd inay diversification ku samayso lacagaha dalka laga isticmaalo. Waxaan is leeyahay, hadii aanay Hormuud taas hormood u noqon cidii kaga hormarta baa buu rigooruhu u yaallaa. Mana filaayo inay ka baxsan doonto culayska dollarka haysta.

Si kastoo ay noqotaba, maraykan dagaal iyo dadaal kuma yara, xoogba ha noqotee wuu isku dayi doonaa inuu doollarka badbaadiyo, jabkiisun uma fudada sida la moodo.

Welcome to the Africa Leadership series in this video the African Central Bank Conference hosted PLO Lumuber Stuns Crowd Says Africa Needs to De-Dollarize N...

16/01/2023

Ma is tiri midab aan go'ayn baa laga cararayaa?

Soomaali carab sheeganaya misna bartii ay ka dhawayd ka cararaya baad arkaysaa. Car waa kaase Soomaali Sayid Bilaal tafiirtiisii sheegta hala arko.

06/05/2017

Alloow caasimadeen iyo dalkoo dhan dhan walba horumar gaarsii.

30/03/2017

!!!!!!!!!!! Qish yar oo qiimo leh maku siiyaa ?????
---------------------------------------------------------------------------
Maalinta iyo habeenku waa isku 24 saac. Meel laga kordhiyana ma jirto. Wax kastoo dunida ama noloshaada ku soo kordha intaas ayay wax karabaan. Waxaa taa kaaga filan Social mediaha oo mudo yar ka hor aadan waqti ku lumin jirin. Sida muuqata annagoo awalba iska liidanay ayaan waqtigii Janno lagu raadin lahaa siyaabo kale u meelaynay. Laakiin waxaan arkay xadiithkan hoose oo tilmaamaya in waxyaabaha ugu badan ee dadku jannada ku galaan ay yihiin cabsida Alle iyo dabeecadda wanaagsan.

Annagoon cabsida Alle illoobayn aan isku dayno inaan dabeecadda wanaajinno bal inaan kasoo kabano gaabiska aan ka gaabinnay inaan ka faa'iidaysano waqtiga.

وعن أبي هريرة رضي الله عنه قال: سئل رسول الله صلى الله عليه وسلم عن أكثر ما يدخل الناس الجنة ؟ قال: تقوى الله وحسن الخلق ....) رواه الترمذي وقال: حديث حسن صحيح.

27/03/2017

Maasha Allah, sida Muuqata dadku aad ayay u jecelyihiin caasimadooda ee duco aan ugu darno, wixii fikir ah oo aan ku caawin karnana soo gudbiya

26/01/2017

Dalkii iyo caasimadiisii hawada macaanayd haloo duceeyo.

Address

Wadada Makka Al Mukarrama
Mogadishu
30

Telephone

25261532921

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamar cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share