Shaafici hooley1

Shaafici hooley1 ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข๐œ๐ข ๐‡๐จ๐จ๐ฅ๐ž๐ฒ๐Ÿ โ€” Waa Codka dhalinyarada Soomaaliyeed.
๐Š๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐œ๐จ ๐ฉ๐š๐ ๐ž-๐ค๐š๐ง:
๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐ โ€ข ๐…๐ข๐ค๐ซ๐š๐ โ€ข ๐๐ฎ๐ฎ๐  โ€ข ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ.

04/07/2025

๐€๐š๐›๐ž"๐™†๐™–๐™—๐™–๐™๐™– ๐™‰๐™ค๐™ค๐™˜๐™–๐™–๐™ฃ ๐™–๐™ ๐™ˆ๐™– ๐™ฆ๐™ค๐™› ๐™—๐™–๐™– ๐™“๐™ž๐™ง๐™–๐™ฃ๐™–๐™ฎ๐™–...

๐Ÿ“๐‡๐š ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š๐ง๐ข๐ง ๐€๐š๐›๐žโ—๏ธWaad weynaan doontaa aabe; waxaana aad ogaan doontaa in shakhsiyada calamka islamka ugu caansan ay k...
23/06/2025

๐Ÿ“๐‡๐š ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š๐ง๐ข๐ง ๐€๐š๐›๐žโ—๏ธ

Waad weynaan doontaa aabe; waxaana aad ogaan doontaa in shakhsiyada calamka islamka ugu caansan ay kamid yihin Fircoon, Haamaan, Qaaruun, Abu jahal, Abu lahab, Musaylama, iwm, laakiin caanimadoodu muhiim ma aha ee waxa ay caan ku ayiihin baa muhiim ah.

Sidoo kale, Cumar binu khadaab, khaalid ibnu waliid, Xamse, Bilaal, iyo Suhayb arrumi waa caan, waxay caan ku yihiina waynnu naqaannaa.

Caanimadu aabbe waa in magacaaga ama muuqaaga ay dad badani bartaan, laakiin waxa jihaynaya waa nuxurka ka danbeeya barashadaas.

Ma wax san ayaa ku caanbaxday mise wax baas โ“๏ธ

๐‹๐ˆ๐Š๐„, ๐…๐Ž๐‹๐‹๐Ž๐– & ๐’๐‡๐€๐‘๐„ โค๏ธ๐Ÿซก

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐’๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ1. Ilaahey hadaad rabto inuu kuu Naxariisto adigane u Naxariiso kuwa bulshada uga nugul ee a...
21/06/2025

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐’๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ

1. Ilaahey hadaad rabto inuu kuu Naxariisto adigane u Naxariiso kuwa bulshada uga nugul ee aad ka yara fiicantahay Xagga Nolasha

2. Hadii jeebkaaga wax ku jiraan ha la ag marin Qof maskiin ah oo jid fadhiyo sadaqadu sidaad moodo ma aha

3. Deriskaaga U Naxariiso oo uuuga yaraan Salaanta uuga roonoow waana ay kaaga xaq badanyihiin kuwa badan oo xataa ehelkaaga ah

4. Waalidkaa Hooyadaa iyo Aabahaa hadaay noolyihiin waxaad haysataa fursad Qaali ah oo dahabi ah ee ka Faaideyso

5. Saladaada Tuko, Afkaaga ilaah ayaa jeexay Arsaaqdaada waa qorantahay adigane dadaal oo gurigaaga hadaad dhex seexato kuu imaan meyso arsaaqda, baladkaan dhinacaada ka yaac

6. Tan uuga dambeyso adiga ku darsoโ“๏ธ

๐‹๐ˆ๐Š๐„, ๐…๐Ž๐‹๐‹๐Ž๐– & ๐’๐‡๐€๐‘๐„ โค๏ธ๐Ÿค๐Ÿ’ฏ๐Ÿซก

19/06/2025

๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐ก ๐’๐ฐ๐ญ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐Ÿ’ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ง๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐Ÿ’ ๐Š๐š๐ฅ๐ž.๐Ÿ’ฏ

๐‹๐ˆ๐Š๐„ ,๐…๐Ž๐‹๐‹๐Ž๐– & ๐’๐‡๐€๐‘๐„.

๐Ÿ“๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐’๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅShakhsi kasta oo magaalo jooga  waxaa haboon inuu habdhaqankiisa wanaajiyo,waxaa la yaab ah ...
19/06/2025

๐Ÿ“๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐’๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ

Shakhsi kasta oo magaalo jooga waxaa haboon inuu habdhaqankiisa wanaajiyo,waxaa la yaab ah dhaqamada qaar ee bulshadeedu ay ku dhaqmaan mararka qaar gaar ahaan marka la joogo goobaha ay dad waynahu ku kulmaan

Sida: masaajida,meheradaha,isbutaalada iwm.
Adi naf ahaan taada marka aad bulashada dhex joogto ka dheerow dhaqan kasta oo xun kuna dhaqan mid kasta oo wanaagsan-; si gaar ah:

โ€ขGoobaha bulshadu ku kualnto markaad joogto qaab haybad leh u fadhiiso: ha samayn dhaqamada liita sida inaad miiska,kuraasta iwm aad cagaha saarato,waa dhaqan liita oo qaar dhalinta ka mid ah ay ka caado yeesheen haddii aad samayso dhaqankaas is daba qabo oo iska jar.

โ€ข Mobile ka haku mashquulin: kolka aad qof asxaabtaada ka mid ah la fadhido haku mashquulin tellka inaad wax ka daawato ama aad shakhsi kale sheeko u qabato-in yar oo aad qof la hadasho dhib ma leh- waxaa hoos u dhacaya qiimaha aad qofkaas ku lahayd waana qayb daciifnimada ka mid ah.

โ€ข Nadaafada ilaali: cuntada ha daadin, candhuuftaadu yaanay dadka gaadhin,nadaafada guudna ilaali sida inaad qashin jidka ama dadka dhexdooda aad ku tuurto iwm.

โ€ขShakhsi keligiis meel fadhiya ama laba qof oo goob wada fadhiya haddii aad aragto dhexdooda ha galin idan la'aan.

โ€ข Dadka haku mashquulin, aragaaga laab,si qaab daran dadka kale ha u eegin,hadalkaaguna ha yaraado.

โ€ขGoobaha dad weynaha dadka ka shaqeeya ixtiraam, ha canaanan,aflagaadada iwm ka dhawr,una mahadnaq marka ay kuu adeegaan.

๐‹๐ˆ๐Š๐„, ๐’๐‡๐€๐‘๐„ & ๐…๐Ž๐‹๐‹๐Ž๐–.

18/06/2025

Celebrating my 1st year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. ๐Ÿ™๐Ÿค—๐ŸŽ‰ Shaafici hooley1 ๐‚๐จ๐๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.โค๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿซก

๐‹๐ˆ๐Š๐„, ๐’๐‡๐€๐‘๐„ & ๐…๐Ž๐‹๐‹๐Ž๐–.

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐ฌ๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ! Noolaha oo dhan ayaa ka siman quudinta curuuqdooda, balse bini'aadamku wuxuu dheeryahay g...
18/06/2025

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐ฌ๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ!

Noolaha oo dhan ayaa ka siman quudinta curuuqdooda, balse bini'aadamku wuxuu dheeryahay garashada ah dhisidda maankiisaโ€”waana tan keenta inuu noqdo mid fekera oo wacyi leh, kuna baraarugsan waxa ka jira degaanka uu ku noolyahay iyo dunida inteeda kalaba.

๐‹๐ˆ๐Š๐„, ๐’๐‡๐€๐‘๐„ & ๐…๐Ž๐‹๐‹๐Ž๐–.

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐ฌ๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ! Maanta waa fursad cusub, nolol cusub, rajo cusub. Ha ka baqan inaad ku bilowdo si tartiib...
17/06/2025

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐ฌ๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ!

Maanta waa fursad cusub, nolol cusub, rajo cusub. Ha ka baqan inaad ku bilowdo si tartiib ah โ€“ xitaa tallaabo yar oo sax ah ayaa kaa fogeyn karta meesha shalay aad taagnayd.

Xikmad maanta:
โ€œHaddii aad sugto xaalad ku habboon, marna ma dhaqaaqi doontid. Guushu waxay timaadaa marka la goโ€™aansado in la bilaabo โ€“ xitaa iyada oo aan wax walba diyaar ahayn.โ€

U kac, ku dadaal, naftaada rumayso, maanta guushu waa adigaโ‰๏ธ

๐…๐Ž๐‹๐‹๐Ž๐– & ๐‹๐ˆ๐Š๐„

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐ฌ๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅโ—๏ธ๐ŸŒž๐ŸซกAllaha maanta nagu simay kheyrkiisa ha inoo badiyo. Ha iloobin in subax walba ay tahay ...
16/06/2025

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐ฌ๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅโ—๏ธ๐ŸŒž๐Ÿซก

Allaha maanta nagu simay kheyrkiisa ha inoo badiyo. Ha iloobin in subax walba ay tahay fursad cusub oo nolol, horumar iyo farxad. U istaag riyadaada, u dadaal himiladaada, hana ogolaanin wax kasta oo kaa hor istaagaya inaad noqoto qofka aad rabto inaad noqoto.

๐‘ฏ๐’‚ ๐’Ž๐’๐’๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’ ๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’•๐’‚:

๐‘ผ ๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚๐’…๐’๐’‚๐’’ ๐’˜๐’‚๐’™๐’‚ ๐’‚๐’‚๐’… ๐’‰๐’‚๐’š๐’”๐’‚๐’•๐’ ๐Ÿคฒ

๐‘ณ๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’…๐’‚๐’‚๐’ˆ ๐’Œ๐’‚๐’๐’ˆ๐’‚๐’„๐’‚๐’š๐’ ๐’…๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’Œ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’™๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’ โค๏ธ

๐‘ผ ๐’”๐’‰๐’‚๐’’๐’†๐’† ๐’๐’‚๐’‡๐’•๐’‚๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐’ƒ๐’–๐’๐’”๐’‰๐’‚๐’…๐’‚ ๐Ÿ’ช

๐‘บ๐’–๐’ƒ๐’‚๐’™ ๐’˜๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’”๐’‚๐’ ๐’…๐’‰๐’‚๐’Ž๐’Ž๐’‚๐’‚๐’โค๏ธ๐Ÿค๐Ÿ’ฏ๐Ÿซก

๐‚๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐š ๐‚๐š๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š.Noloshu waa safar aan marna toos u socon, balse ay ka buuxaan leex-leexad, hoos u dhac...
15/06/2025

๐‚๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐š ๐‚๐š๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š.

Noloshu waa safar aan marna toos u socon, balse ay ka buuxaan leex-leexad, hoos u dhacyo, iyo mararka qaar caqabado waaweyn. Dad badan ayaa markay la kulmaan dhibaato ama caqabad, u arka sida dhamaadka riyadoodii. Laakiin xikmadda dhabta ahi waxay ku jirtaa in aan caqabadaha loo arkin dhibaato, balse loo arko cashar โ€“ fursad wax lagu barto, lagu koro, laguna adkaado.

Caqabad kastaa waxay sidataa fariin. Qofka xikmadda leh ma eego kaliya xanuunka ay wado, ee wuxuu eega waxa ay rabto in ay baro. Waxaa laga yaabaa in caqabaddu ku barayso samir, qorshe cusub, xirfad, ama xitaa dadka aad isku halleyn karto iyo kuwa aadan kari karin.

Horumarka nolosha k**a yimaado raaxo joogto ah. Wuxuu ka yimaadaa markaan wajahno caqabad, markaan dhicno oo aan haddana toosno. Caqabadaha sida buuraha u waaweyn uma aha in ay na hor istaagaan, ee waa in ay nagu baraan in aan "fuulno", aanna gaadhno meel ka sarreysa halkii aan horay u taagnayn.

Marka aad la kulanto caqabad, nafta ku dheh: โ€œTani ma ahan dhibaato, waa cashar. Waxa aan ka baranayo ayaa iga dhigi doona qof ka fiican kii aan shalay ahaa.โ€

๐†๐ฎ๐ง๐š๐š๐ง๐š๐:
Caqabadaha waa macallimiinta aan codka lahayn, balse wax badan ku baraya. Haddii aad u fiirsato, caqabadda maanta ku hor taagan waxay noqon kartaa sababta guushaada berri.

๐…๐Ž๐‹๐‹๐Ž๐– &๐‹๐ˆ๐Š๐„ โค๏ธ๐Ÿค๐Ÿ’ฏ

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ saaxiibayaal, waxaa mahad kulligeed u sugnaatay allah swt Nabad iyo Caafimad Qab inagu soo toosiyay dham...
15/06/2025

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ saaxiibayaal, waxaa mahad kulligeed u sugnaatay allah swt Nabad iyo Caafimad Qab inagu soo toosiyay dhamnteen.

๐‘จ๐’๐’™๐’‚๐’Ž๐’…๐’–๐’๐’๐’Š๐’๐’‚๐’‚๐’‰๐Ÿคฒโค๏ธ๐Ÿ’ฏ

Address

Mogadishu

Telephone

+252619055292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafici hooley1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share