Wadajir fx

Wadajir fx A BOOK for all Somalian Or Somaal ♥ Click like and join our page ♥
trading forex and crypto

Please ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ ♥░░░░░░░░░░░░░░░░░░░░░░░░░░░░♥ ♥░▀█▀░░░▀█▀░▀█▀░▀█▀░░▀█▀▀▀▀█░♥ ♥░░█░░░░░█░░░█░▄▀░░░░░█░░░░░░♥ ♥░░█░░░░░█░░░█▀▄░░░░░░█▄▄▄░░░♥ ♥░░█░░░░░█░░░█░░▀▄░░░░█░░░░░░♥ ♥░▄█▄▄█░▄█▄░▄█▄░░▄█▄░▄█▄▄▄▄█░♥ ♥░░░░░░░░░░░░░░░░░...░░░░░░░░░░░♥ ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥ღ♥♥

24/09/2022
24/09/2022

asc walaalayaal wadajir true smc

04/11/2012

Ahmed Kadiye
Nin ayaa warqad Mobileka ah usoo diray macalimadiisa (xaaskiisa), ''MCNTO cawada waxaa igu badatay oo aan kusoo daahayaa shaqada, ee hadii aysan hurdo kuheyn casho noo sii kari, oo dharkeyga wasaqda ah dhanna iisii dhaq''

5daqiiqo kadib warqad kale ayuu usoo diray: "MCNTO waxaan kaa hilmaamay, shaqada waa la i dalacsiiyay, mushaarkana waa la ii kordhiyay, isbuuc kadib fasax ayaan helayaa, oo London ayaan kuu wadayaa"
Isla markiiba warqad jawaab ah ayay macalimadii soo dirtay, "oh oo hada London miyaan aadeynaa boowe"
Markaasuu jawaab kusoo celiyay: waxa uu dhahay "MCNTO kaliya waxaan hubsanaayay ineey warqadeydii h**e kusoo gaartay iyo in kale" lolz macalimadii naxdin. :)

04/11/2012

Hada kahor, Gabar bas ka dagaysay ayaa waxay ku istaagtay nin marqaan ah oo baska saarnaa, markii ay baabuurka ka degtay ayay dhahday aboowe raali ahaaw kuuma jeedin runtii, markaasuu soo degay dharkiisa ayuu jafjafay, kadibna surwaalka iyo buumada ayuu iska bixiyay, intee si xun u fiirisay ayay dhahday, maxaad sameeneysaa adiga? sidaan maxaa waaye? markaasuu dharkiisii xirxirtay, kadibna waxa uu dhahay: qofyaheey aniga dhan oo meel fadhiyay waad i arki waysay, hada sidee wax ugu jeedaa cml, kaalay adinka wixii idin cajibiya bes miyaad aragtaan??? :)) lolzz

Address

Wadada-idaacada
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadajir fx posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share