Alnaciim General Trading Co.

Alnaciim General Trading Co. Shirkadda ganacsiga guud ee Alnaciim

Happy Idul Adha 🐐
27/05/2026

Happy Idul Adha 🐐

AL Naciim General Trading Company waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabadda...
15/05/2026

AL Naciim General Trading Company waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka May β€” Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Maalintani waa maalin xusuus iyo sharaf u leh halgankii iyo doorkii ay dhalinyaradu ku lahaayeen horumarka iyo midnimada dalka.

Waxaan u rajaynaynaa dhalinyarada Soomaaliyeed mustaqbal ifaya, guul, aqoon iyo horumar joogto ah.

Dhalinyarooy, idinkaa ah rajada iyo tiirka mustaqbalka Soomaaliya. πŸ‡ΈπŸ‡΄βœ¨

🌿 Saliidda Bushra – Sirta Quruxda Timaha & Maqaarkaaga 🌿Al Naciim TradingSaliidda Bushra waa saliid tayo sare leh oo loo...
08/02/2026

🌿 Saliidda Bushra – Sirta Quruxda Timaha & Maqaarkaaga 🌿
Al Naciim Trading

Saliidda Bushra waa saliid tayo sare leh oo loogu talagalay daryeel dhammeystiran oo timaha iyo maqaarka ah.

✨ Faa’iidooyinka Saliidda Bushra:
β€’ 🌱 Waxaa laga sameeyay qumbo dabiici ah
β€’ πŸ’†β€β™€οΈ Waxay timaha ka dhigtaa jilicsan, dhalaalaya, kana caafimaad badan
β€’ 🧴 Waxay dejisaa madaxa iyo maqaarka
β€’ 🌸 Waxay leedahay caraf udgoon oo maahin ah oo aad ku raaxaysan doonto

πŸ“ Helitaankeeda:
β€’ Waxaa si fudud looga heli karaa xarumaha Bakaaraha
β€’ πŸ“¦ Jumlo & Tafaariiq labadaba waa diyaar

πŸ“ž Nala soo xiriir:
β€’ +252 61 6300194
β€’ +252 61 2227750

🌐 Website: alnaciimgeneral.company
πŸ“Œ Goobta: Bakaaraha – Muqdisho, Soomaaliya

Al Naciim Trading – Tayada aad ku kalsoon tahay. πŸ’š

Bilan Oil – Qurux iyo Caafimaad Dabiici ah! ✨Ma rabtaa timo dhalaalaya oo caafimaad qaba?Ma rabtaa caraf soo jiidasho le...
07/02/2026

Bilan Oil – Qurux iyo Caafimaad Dabiici ah! ✨
Ma rabtaa timo dhalaalaya oo caafimaad qaba?
Ma rabtaa caraf soo jiidasho leh oo dabiici ah?
Bilan Oil oo ay keentay shirkadda Al Naciim General Trading Company ayaa ah xal dabiici ah oo laga sameeyay qumbo (coconut) iyo dhir kale oo faa’iido badan leh. 🌿
βœ… Timahaaga ayaa dhalaali doona
βœ… Waxay ka hortagtaa qallaylka iyo daalka timaha
βœ… Waxay quudiyaa xididdada timaha, timahana ka dhigtaa xoog badan
βœ… Waxay yareysaa daadka timaha (hair fall)
βœ… Waxay qoyaan iyo caafimaad siinaysaa maqaarka
βœ… Caraf udgoon oo raaxo leh
βœ… Daryeel iyo caafimaad dabiici ah
Saliidda qumbaha waxaa loo yaqaannaa β€œsaliidda mucjisada” sababtoo ah waxay leedahay faa’iidooyin badan oo timaha iyo maqaarka ah. 🌴
Ha ka harin quruxda dabiiciga ah ee Bilan Oil!
πŸ‘‰ Dalbo maanta oo ka hel daryeelka aad mudan tahay. JUMLO IYO TAFAARIQ waxaa laga heli karaa xarumaha Al Naciim General Trading Company.
πŸ“ Waxaa laga helaa: Bakaaraha – Muqdisho, Soomaaliya
πŸ“ž +252 61 6300194 | +252 61 2227750

05/02/2026

Baroobe mar qura adaa badi goobe doone! 😍 Lux ka hor inta aadan FurinSAXAN-SAXO Oil waa saliid dabiici ah oo timahaaga dib u soo noolaynaysaβœ… Ka hortaga daadsashada timahaβœ… Ka hortagga agoolkaβœ… Dhal dhalaal iyo caafimaad dabiici ahπŸ’†β€β™€οΈ Daryeel timahaaga si dabiici ah oo waxtar leh!πŸ‘‰ Dalbo maanta si aad u hesho daryeelka aad mudan tahay!πŸ“¦ Jumlo & Tafaariiq waa laga heli karaa xarumaha Al Naciim General Trading Company.πŸ“ Waxaa lagu heli karaa: Bakaara – Muqdisho, SoomaaliyaπŸ“ž +252 61 6300194 / +252 61 2227750🌐 alnaciimgeneral.company

✨ Al Naciim General Trading Company ✨Waxaan idiin keennay VOOM – Koloorin tayo sare leh (powder & solid) oo loogu talaga...
04/02/2026

✨ Al Naciim General Trading Company ✨
Waxaan idiin keennay VOOM – Koloorin tayo sare leh (powder & solid) oo loogu talagalay nadaafadda gurigaaga 🚿

🌿 Faa’iidooyinka VOOM:
βœ… Dila jeermiska & bakteeriyada
βœ… Ka dhigaya musqul & sagxado nadiif ah
βœ… Ka hortag ur xun
βœ… Ku daraya ur cusub oo nadiif ah
βœ… Ku habboon musqulaha, jikada & dharka cad

πŸ“ Bakaara – Muqdisho
πŸ“ž +252 61 6300194 / +252 61 2227750
🌐 alnaciimgeneral.company

✨ VOOM – Nadaafad Aad Ku Kalsoon Tahay! ✨

Baroobe mar qura adaa badi goobe doone! 😍 Lux ka hor inta aadan FurinSAXAN-SAXO Oil waa saliid dabiici ah oo timahaaga d...
02/02/2026

Baroobe mar qura adaa badi goobe doone! 😍 Lux ka hor inta aadan Furin
SAXAN-SAXO Oil waa saliid dabiici ah oo timahaaga dib u soo noolaynaysa
βœ… Ka hortaga daadsashada timaha
βœ… Ka hortagga agoolka
βœ… Dhal dhalaal iyo caafimaad dabiici ah
πŸ’†β€β™€οΈ Daryeel timahaaga si dabiici ah oo waxtar leh!
πŸ‘‰ Dalbo maanta si aad u hesho daryeelka aad mudan tahay!
πŸ“¦ Jumlo & Tafaariiq waa laga heli karaa xarumaha Al Naciim General Trading Company.
πŸ“ Waxaa lagu heli karaa: Bakaara – Muqdisho, Soomaaliya
πŸ“ž +252 61 6300194 / +252 61 2227750
🌐 alnaciimgeneral.company

31/01/2026

Baroobe mar qura adaa badi goobe doone! 😍 Lux ka hor inta aadan Furin
SAXAN-SAXO Oil waa saliid dabiici ah oo timahaaga dib u soo noolaynaysa
βœ… Ka hortaga daadsashada timaha
βœ… Ka hortagga agoolka
βœ… Dhal dhalaal iyo caafimaad dabiici ah
πŸ’†β€β™€οΈ Daryeel timahaaga si dabiici ah oo waxtar leh!
πŸ‘‰ Dalbo maanta si aad u hesho daryeelka aad mudan tahay!
πŸ“¦ Jumlo & Tafaariiq waa laga heli karaa xarumaha Al Naciim General Trading Company.
πŸ“ Waxaa lagu heli karaa: Bakaara – Muqdisho, Soomaaliya
πŸ“ž +252 61 6300194 / +252 61 2227750
🌐 alnaciimgeneral.company

Shirkadda ganacsiga guud ee Alnaciim

27/01/2026

✨ Al Naciim General Trading Company ✨
Waxaan idiin keennay VOOM – Koloorin tayo sare leh (powder & solid) oo loogu talagalay nadaafadda gurigaaga 🚿

🌿 Faa’iidooyinka VOOM:
βœ… Dila jeermiska & bakteeriyada
βœ… Ka dhigaya musqul & sagxado nadiif ah
βœ… Ka hortag ur xun
βœ… Ku daraya ur cusub oo nadiif ah
βœ… Ku habboon musqulaha, jikada & dharka cad

πŸ“ Bakaara – Muqdisho
πŸ“ž +252 61 6300194 / +252 61 2227750
🌐 alnaciimgeneral.company

✨ VOOM – Nadaafad Aad Ku Kalsoon Tahay! ✨

Shirkadda ganacsiga guud ee Alnaciim

✨ Al Naciim Trading ✨Saliidda Bushra – Daryeelka Timahaaga iyo Maqaarkaaga πŸ₯₯🌿 Waxaa laga sameeyay Qumbo dabiici ah🌿 Waxa...
26/01/2026

✨ Al Naciim Trading ✨
Saliidda Bushra – Daryeelka Timahaaga iyo Maqaarkaaga πŸ₯₯
🌿 Waxaa laga sameeyay Qumbo dabiici ah
🌿 Waxay timaha ka dhigtaa jilicsan, dhalaalaya oo caafimaad qaba
🌿 Waxay dejisaa madaxa iyo maqaarka
🌿 Waxaa ka buuxa caraf udgoon oo maahin ah oo ku raaxeeya
πŸ“ Waxaa si fudud uga heli kartaa xarun kasta oo ku taala Bakaaraha
βœ… Jumlo & Tafaariiq labadaba waan kuugu diyaar nahay
Al Naciim Trading – Tayada aad ku kalsoon tahay.
πŸ“ Waxaa lagu heli karaa: Bakaara – Muqdisho, Soomaaliya
πŸ“ž +252 61 6300194 / +252 61 2227750
🌐 alnaciimgeneral.company

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alnaciim General Trading Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share