Hido Company

Hido Company Allha

11/11/2025
CIID MUBARAK ALLE HANAGA YEELO KUWII ISKU DARDAARMA ALLE Ka CABSIGA
05/06/2025

CIID MUBARAK ALLE HANAGA YEELO KUWII ISKU DARDAARMA ALLE Ka CABSIGA

08/04/2025

Ma leedahay dhul aan sharciyeysneyn?
Waxaan kaa caawin karnaa:
🔹 Diyaarinta heshiisyada iibka
🔹 Caddeynta lahaanshaha
🔹 La-talin sharciyeed
Waa muhiim in aad dhulkaaga sharciyeysato si aad uga badbaado muran iyo cabasho.
✅ Nala soo xiriir si degdeg ah!
771770793

Hido  real state waa shirkada hormuudka  adeegyada dhulka iyo maareynta hantida. Waxaan u taaganahay in aan bulshada sii...
24/10/2024

Hido real state waa shirkada hormuudka adeegyada dhulka iyo maareynta hantida. Waxaan u taaganahay in aan bulshada siino adeegyo xirfad leh oo ku saabsan lahaanshaha, dhismaha, iyo horumarinta dhulka. Haddii aad leedahay dhul ama aad qorsheynayso in aad dalxiis kaaga hormariso, waxaan nahay xalkaaga kuugu dhow ee aad ku kalsoonaan karto

Wixi faahfaahin ah kala xariir
📞 +252771770792
📞 +252771770793

Address

Mogadishu

Telephone

+9779814065935

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hido Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share