Taran Agency

Taran Agency Waa wakaalad ka shaqaysa cilmi baafhista horumarinta ganacsiga iyo dhaqaslah bulshada

14/05/2017
14/05/2017

Hadii aan u istaago horuminta dalkeena waxaanu gaadhsiin karaa in ka badan inta ay gaadhsiiyeen kuwa qiinaha u yeelay dalkoodaa

21/02/2017

Taran agency waa wakaalad ka shaqaysa hormarinta ganacsiga iyo dhaqaalaha

Machadka cilmi baadhista hormarinta ganacsiga iyo dhaqalaha bulsha ee taran agency Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan umada so...
08/01/2017

Machadka cilmi baadhista hormarinta ganacsiga iyo dhaqalaha bulsha ee taran agency

Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan umada somaliyeed in wakaalada taran ay bilaabayso mushruuca taran great business oo mashruuc balaadhan oo guud ahaaba kaadaboolaya baahida aad u qabta hormarinta ganacsiga kaasoo lagu hormarinaayo dhaqaalaha bulshada.

Hadaba mashruucana wuxuu ka kooban qaybaha hoos ku xusan
1: isku xidhka ganacsiga bulshada
2: xayeysiin casri ah oy ka qayb qaadanayaa dhowr kun oo bulsha ah
3: Suuqgalin iyo iisib
4: munaasabado Bandhig ganacsigeed 3 dii biloodba halmar laqaban doono
5: isku xidhigka heerarka kala duwan ee ganacsiga
6: kobcinta iyo horumarinta khayraadka dalka
7: iyo business stars Groups oo ah midka ugu muhiinsan group yadanina waxay ka kooban yihiin 25 group dhamaan toodna waxay ka shaqyan doonaan hormarinta ganacsiga iyo dhaqalaha bulsha

Hadaba hadaad tahay ganacsade ama dhalinyarta ka qeyb qaadana ama aad danaynayso inaad ka qeyb qaadato mashruuca taran great busines

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa
www. Taran24.com
Email: [email protected]
Ama page kan Facebook

Wakaalada taran waxay kuu haysaa dhamaan badeecooyinka kal duwan oo aanu si fudud kuugu keenayno dhaman goobaha aad joog...
06/01/2017

Wakaalada taran waxay kuu haysaa dhamaan badeecooyinka kal duwan oo aanu si fudud kuugu keenayno dhaman goobaha aad joogtid

Waxaad si online ah ugu iibsan kartaa www.taran24.com

21/12/2016

our wealthy country have more beautiful place such as like this

The taran agency waxaan xooga saaraysaa kobcinta kheyraad ka dalka
19/12/2016

The taran agency waxaan xooga saaraysaa kobcinta kheyraad ka dalka

Ma'aaninaysaa  waa dhir wooda alle ka sakow gacanta lagu beeray
19/12/2016

Ma'aaninaysaa waa dhir wooda alle ka sakow gacanta lagu beeray

Hadii aan u istaago horuminta dalkeena waxaanu gaadhsiin karaa in ka badan inta ay gaadhsiiyeen kuwa qiinaha u yeelay da...
19/12/2016

Hadii aan u istaago horuminta dalkeena waxaanu gaadhsiin karaa in ka badan inta ay gaadhsiiyeen kuwa qiinaha u yeelay dalkoodaa

our wealthy country have more beautiful place such as like this
19/12/2016

our wealthy country have more beautiful place such as like this

The taran agency is connect you for international business company and community to develop your business services
15/12/2016

The taran agency is connect you for international business company and community to develop your business services

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

612538844

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taran Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share