Walaal Jabra

Walaal Jabra HORYAAL EXCHANGE WAA SARIFLE LA HUBO DAACADNA AH. HALKU DHIGEENU WAA HADDA DIRSO OO HADDA HEL,

21/09/2023

Horyaal exchange waa sarifle la hubo Laguna kalsoonyahay
PROMO CODE๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰Anas10
La bixida iyo dhigashada Waa free

Kala xariir whts app ๐Ÿ‘‰ https://wa.me/252615475079

Jabra Exchange waa sarifle la hubo Laguna kalsoonyahay PROMO CODE๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰Anas10La bixida iyo dhigashada Waa freeKala xariir ...
26/07/2023

Jabra Exchange waa sarifle la hubo Laguna kalsoonyahay
PROMO CODE๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰Anas10
La bixida iyo dhigashada Waa free

Kala xariir whts app ๐Ÿ‘‰ https://wa.me/252614766222

21/06/2021

Sharma Boy oo ka hadley Sababta ka dambeysey in Youtube-kiisa Lala wareego...

Nio Uma horeysid Qof inta Qof kle soo caan Bixiyo kadibna Qofkaas uu Caasi Noqdo,Lpx Liil Baliil Qof weliba wey ka dhere...
18/06/2021

Nio Uma horeysid Qof inta Qof kle soo caan Bixiyo kadibna Qofkaas uu Caasi Noqdo,

Lpx Liil Baliil Qof weliba wey ka dheregsantahay Ninka layiraahdo Ck Adiga inaad soo gacan qabatey Dadka qaarna aad bartey Ma isagaa weligii ku fekeri lahaa Fan iyo wax lamid ah hadaadan adigu ahaan lahayn Much Respect Bro๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™.

FG: Cid weliba oo u aragta Qoraalkeyga inuu Xad gudub yahay ha Iga raali Ahaato๐Ÿ™.

: Hassan Abroone

01/12/2019

Mu'minka dhabta ah astaantiisa aayadaha:2 iyo 3 ee suuratul anfaal wexey ku summadday 5 calaamadood:
1) Marka Ilaahay la xuso qalbigiisa ayaa cabsada
2) Aayadaha qur'aanka hadii lagu akhriyo iimaan ayey u kordhisaa
3) Ilaahay ayuu umuurta u tala saartaa
4) Salaadda si wanaagsan ayuu u oogaa
5) Wixii Ilaahay siiyeyna wax buu ka bixiyaa.
Mu'miniinta dhabta ahi waa kuwaas.

Ilaahay agtiisa mexey leeyihiin hadey shantaas la yimaadaan:
1) Darajooyin sare
2) Dembi dhaaf
3) Abaalgud wanaagsan

Waa in loo shaqaysto!! Ilaahow nagu dar.

Hassan Abdi Hassan

Sh' Mohamed Idris

Sxbyaal Hala Booqdo Youtube Channelkan wxaa iska leh Qoraa weyn Haaruun Yuusuf Khasaaro haloo kala kiciyo
12/11/2019

Sxbyaal Hala Booqdo Youtube Channelkan wxaa iska leh Qoraa weyn Haaruun Yuusuf Khasaaro haloo kala kiciyo

Fadlan inoo saar barteenna raaci u dheh asxaabtaada. Mahadsanid.

      ayaa  -ka uu ku leeyahay Facebook kusoo qorey hdlkaan aadka uqiimaha bdn alle ha xifdiyo wllkeyn Caddaaladdu waa t...
25/10/2019

ayaa -ka uu ku leeyahay Facebook kusoo qorey hdlkaan aadka uqiimaha bdn alle ha xifdiyo wllkeyn

Caddaaladdu waa tiirarka ugu waaweyn ee bulshada aadanuhu ku dhisanto. Bulshada caddaaladda weydaa, ama aan ku dhaqmin, muslin iyo gaal midkey tahayba, marna yaaney ku riyoon iney nolol wanaagsan ku naalooto. Qaanuunkaas Eebbe qolana uma eexdo k**ana eexdo, ciddii ka hortimaaddana wuu jiiraa. Sidaas ayuu Ilaaahay qaanuun ka dhigay ( ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุฃู…ุฑ ุจุงู„ุนุฏู„ ) ((ูˆุฅุฐุง ุญูƒู…ุชู… ุจูŠู† ุงู„ู†ุงุณ ุฃู† ุชุญูƒู…ูˆุง ุจุงู„ุนุฏู„) (ูˆุฅุฐุง ู‚ู„ุชู… ูุงุนุฏู„ูˆุง). Haddaad rabto bulsho inaad ogaato iney jiri karto ama aaney jiri karin fiiri sidey caddaaladda ugu dhaqanto.

  Idiris AlteesoAQRISO Maxaad Ka Taqaan Siyaad Barre Iyo Qudbadii Ugu Dambeeysay Oo Qiiro Ku Galin Doonta. Maanta oo kal...
21/10/2019

Idiris Alteeso
AQRISO Maxaad Ka Taqaan Siyaad Barre Iyo Qudbadii Ugu Dambeeysay Oo Qiiro Ku Galin Doonta. Maanta oo kale 21 Oktobar

โ€ข Waa Kuma Maxamed Siyaad Barre ?

Sanadkii 1919 ayuu dhashay. Gobolka Gedo ayuu kasoo jeedaa ee Somaliya. Wuxuuna ku dhashay Shilaabo. Qabiilka lagu garto waa Mareexaan

Wuxuu noqday madaxweynihii 3aad ee Somaliya. Isagoo 50 sano ka hor talada dalka kula wareegay afgambi aan dhibic dhiig ah ku daadan

Maanta oo kale 21 October 1969 Habeen saqdhexe oo isniin soo galeeyso ayuu afgambi dalka kula wareegay.

Subixii waxaa lasoo kacay wadanka oo dhan oo uu gacanta ugu jiro Jaalle Maxamed Siyaad barre.

21 Sano oo uu dalka maamulayay waxaa la xaqiijiyay in Maxamed Siyaad Barre uu isaga wax ka dhigay Somaliya.

โ€ข Yaa Ilaabi Kara

Wax soo saarka Warshadaha dalka, wadooyinka, ammaanka, caafimaadka, wax soo saar gaar ah, kala dambeyn, sharci, garsoor cadaalad ah, masuq maasuq la'aan, Qorida Luuqada afka Somaliya oo uu hirgaliyay

Ciidamo aduunka la dagaalami kara, dagaaladii dariska uu kaga guuleystay, hormarka caasimadda Muqdisho iyo Hargeysa, Waxbarasho free ah, daryeelka caruurta, kahortaga abaar walba oo dhacda. Midnimo iyo wadanimo

Intaas iyo inka badan ayuu Siyaad Barre dalka kusoo kordhiyay. Siyaad Barre la'aantii magaca Somaliya ma jireen sida la aaminsan yahay

โ€ข MAGACEE LOOGU YEERI JIRAY

Dadkii oo dhan ayaa markii dambe Maxamed Siyaad Barre ula baxay magaca Aabe siyaad.

Sawiradiisana waxey ku dhagsan jireen meel walbo sida xarumaha ganacsiga, waxbarashada iyo gawaarida. Aad ayaa loo jeclaa

โ€ข Qudbadii Ugu Dambeeysay (Dardaaran) ๐Ÿ˜ญ

Markii kuwo qaab qabiil u dagaalamaya ay talada dalka ka rideen Maxamed Siyaad Barre oo uu dalka galay marxalad dagaal 1991 ayuu qudbadaan jeediyay.

"Somaliyeey i maqla, war aan ismaqalno. Waa in aynu garanaa cida aanahay iyo waxa aanahay. Waa inaan isku eegnaa muraayad oo aan garano wajigeena waa kuma"

"Waxaan la yaabanahay ninka inta xafiis dowladeed galay ee warqadihii yaalay laamiga ku daadinaya. Xagee u socdaa? Halkee ayuu geynayaa? Yuusa siinayaa warqadahaas? Ajnabi miyuu ka gadayaa"

"Waxaa kasii daran midka xabada kuwada shacabka ee hadana hantidooda dhacaya. War kadayaa dadka xabada oo u daaya guryahooda"

"Waxaad tihiin Somali, waxaa tihiin dad sharaf leh, karaamo ayaad leedihiin, wixiina ha xoorinee almiino xoortee lakin wax uun reebta"

"Xitaa qaarkiin waxaad gaarteen in diinta aad iibsataan, Waa xaaraan. War caqli isku yeela. Alle wuxuu caqli idin siiyay inaad ku fikirtaan"

"Waxaan codsanayaa in ugu yaraan xabada laga joojiyo hooyooyinka aan qixi karin, caruurta iyo aabayaasha. War kadayaa hadaad naxariis leedihiin"

"Dal ayaan ka tagay ee dad k**a tagin. Waxaan hadalkaas u leeyahay waa kuwan dalkii awooda badnaa ee dhisnaa sidan ka dhigay. Somaliyeey isu tashada" ๐Ÿ˜ญ

AUN Siyaad Barre ayaa 1995 ku geeriyooday magalada lagos ee dalka Nigeria. Waana maanta oo kale markii uu somaliya kula wareegay afgambi xasiloon

Allaha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre aamin yaa rabbi. U duceey hadii aad qormadaan aqrisay

Waxaa Qoray: Idris Abdulkadir. Waan kuu Mahad celinayaa hadaad sii gudbiso/Share Qudbadii Siyaad Barre

Address

Mogadishu

Telephone

+252614766222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Walaal Jabra posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share