Amana Microfinance

Amana Microfinance Amana Microfinance

🌙✨ Ciid Mubaarak! ✨🌙Maamulka iyo dhammaan hawlwadeennada Amana Microfinance waxay hambalyo diirran u dirayaan guud ahaan...
19/03/2026

🌙✨ Ciid Mubaarak! ✨🌙

Maamulka iyo dhammaan hawlwadeennada Amana Microfinance waxay hambalyo diirran u dirayaan guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, munaasabadda barakaysan ee CIIDUL-FIDRIGA.

Farxad ku ciida meel kasta oo aad dunida ka joogtaan—ha noqoto maalin jacayl, wadajir iyo reyn-reyn leh! 🎉

Ilaahay ha naga aqbalo soonkeenna, salaaddeenna iyo dhammaan acmaasha suubban ee aynu soo wadnay bisha Ramadaan. 🤲

عيد مبارك، كل عام وأنتم بخير 💫

Our Access to Finance event in Beletweyne in collaboration with The AECF  was a great success!  It was a pleasure to eng...
03/03/2025

Our Access to Finance event in Beletweyne in collaboration with The AECF was a great success! It was a pleasure to engage with our esteemed clients, the business community, government officials, and other key stakeholders.
We introduced our tailored financial products under the Finance for Inclusive Growth in Somalia (FIG-Somalia) Programme:
✅ Haween-Kaab – Empowering women to grow or boost their businesses.
✅ Mustaqbal – Supporting youth in expanding or launching their businesses.
✅ Kobac – Designed for farmers, livestock keepers, and traders to thrive.
Visit our branches in Beletweyne, Mogadishu and Bulo Burte for more information.

OGEEYSIIS SHAQO Waxaan dhamaan bulshadda Soomaaliyeed ogeysiineynaa inaan qaadan doono howl-wadeeno dhanka iibka tooska ...
13/02/2025

OGEEYSIIS SHAQO
Waxaan dhamaan bulshadda Soomaaliyeed ogeysiineynaa inaan qaadan doono howl-wadeeno dhanka iibka tooska ah "Direct Sales Representatives"
Kusoo hagaaji Codsigaaga Emailka:
[email protected]
Shuruudaha looga baahanyahay waxaa kamid ah:
1.Waa in uu haystaa ugu yaraan shahaadada heerka 1-aad ee jaamacadda.
2.Waa in uu yahay qof ku wanaagsan xiriirka bulshada.
3.Waa in uu khibrad ugu yaraan hal sano ah uu ka heysata suuqgeynta iyo iibka.
4.Waa in uu yahay xirfadle fahmi kara hoowlaha iibinta iyo suuqgeynta.
5.Waa in uu ku jiheyn kara shaqada tilmaamaha la siiyay.
6.Waxaa loo baahanyahay in uu yahay qof dabeecad wanaagsan iyo la dhaqan bulsho leh.
7.Waa inuu dhisi kara xiriirka macaamiisha bangiga.
Howl-wadeenada Waxa ay ka howl gali doonaan xaruumaheenna MUQDISHO . waxaana lagu qiimeeyn doono wax soo saarkooda.

Jumca wanaagsan.
18/08/2023

Jumca wanaagsan.


Jumma Mubarak!Have a blessed Friday.
11/08/2023

Jumma Mubarak!
Have a blessed Friday.

Jumma Mubarak!Have a blessed Friday.
04/08/2023

Jumma Mubarak!
Have a blessed Friday.


Jumca wanaagsan.Maalintan fadliga badan Allaha noogu dambi dhaafo.aan badinno Saliga Nabiga NNKH iyo ducada.
28/07/2023

Jumca wanaagsan.

Maalintan fadliga badan Allaha noogu dambi dhaafo.
aan badinno Saliga Nabiga NNKH iyo ducada.

Waxaan xasuusineynaa macaamiisheena iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed fadliga soonka maalinta Caashuuraa oo ku beegan be...
27/07/2023

Waxaan xasuusineynaa macaamiisheena iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed fadliga soonka maalinta Caashuuraa oo ku beegan beri oo ah jumca.
Soonka maalinta Caashuuraa waxaa lagu dhaafaa dambiga sanadkii tagay.
Waxaa wanaagsan in maalinta caashuura lala soomo maalinta ka horeysa ama maalinta ku xigta.

Jumma Mubarak.
21/07/2023

Jumma Mubarak.


Hambalyo, waxaan guud ahaan umadda islaamka ah gaar ahaan macaamiisha Amana Microfinance la wadaageeynaa farxada dhalash...
18/07/2023

Hambalyo, waxaan guud ahaan umadda islaamka ah gaar ahaan macaamiisha Amana Microfinance la wadaageeynaa farxada dhalashada sanadka cusub ee hijriyada 1445.
sanadkaan sanadkiisa Allaha inagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo

Address

Trepiano
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amana Microfinance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share