Earn more income-B

Earn more income-B To prepare pure brain ,to bost historical histories, counselting peope ,entertainment, educational helping.

  . .Cudurka   ama  .waa xaalad caan ah taas oo ku dhacdo qeeb ka mid ah   waxaana dhacdo in wajiga gaduud noqdo iyo in ...
25/04/2021


.

.

Cudurka ama .
waa xaalad caan ah taas oo ku dhacdo qeeb ka mid ah waxaana dhacdo in wajiga gaduud noqdo iyo in si caadi ah loo arko dhiiga wajiga sido kale waxaa la arkaa yar yar oo gaduud ah kuwaas oo afka ku leh maaal ama malax calaamadahas aan so sheegnay way baaba'aan isbucyo ka dib hadana cabaar ka dib soo laabtaan.

Cudurkaan inta badan waxaa lagu qaldaa cudurka loo yaqaan findoobka(acne).

👉Calaamadaha cudurkaan waxaa ka mid ah.

1-wajiga gaduud noqdo.
2-in wajiga lagu arko nabro yar yar oo gaduud ah.
3-calaamado indhaha lagu arko sida cun cun iyo qaleel indhaha ah.
4-sanka so dheerado cudurkaan mar qofka qabo waqti dheer ka dib waxaa dhacdo in maqaarka sanka jilif ku samesto sidaasna sanka ku soo dheerado.
Cudurkaan maxaa sababo?
Cudurkaan waxa saxda ah ee sababo mala garanaayo lakiin waxaa la sheega in  oo ka yimaado waxyaabo isku darsamo sida ahan in ku so gaaro ama waxyaabo la xariiro .

👉Waxyaabaha kicin karo cudurkaan waxaa ka mid ah.

1-isticmaalka cunada cawitaanka kulul iyo cunooyinka shiilan.
2-qamarada gaduudan iyo cawitaanada aash*tda leh.
3-heerkulka saaidka ah.
4-dabeelaha iyo qoraxda.
5-jimicsiga.
6-daawooyinka sababo in xididada dhiiga balaartaan sida daawooyinka dhiig karka lagu daaweyo.
7-iyo dhamaan daawoyinka kiimikada ah ee la isku qurxiyo ama la isku cadeeyo.

👉Dadka qatarta ugu jiro in oo ku dhaco
cudurkaan waxaa ka mid ah.

1-dumarka
2- dadka qoraxda ku shaqeeyo
qoraxda waxa ay qafiif ka dhigtaa maqaarka..
3-dadka ka wayn da'da 30 jirka.
4-dadka waalidiintoda h**e uqabeen cudurkaan.
"Dhiig Roor" Wajiga Casaada had iyo jeer mararka qaarna kudarsada Kulayl maxaa lagu dawwayn karaa oo dabiici ah?

Maxaynu kudawwayn karnaa?

Waxa kamuuqda sawwirada hoose waa "green tea" shaaha cagaaran iyo " Chamomile Tea" kumagaranayo dhirta danbe afka soomaaliga balse English magacaa ayu leeyahay carabiguna waxay dhahaan
شاي بابونج او شاي كاموميل.

Waxay labaduba yihiin anti-inflammatory iyo antioxidants sidaa daraadeed waxay aad ucaawinayaan qofka qaba "Rosacea" ama dhiigroorka .

Qaabka isticmaalka waxa weeye in aad shaah ahaan kadhigto aadan karkarin dhirta ee kaliya biya karkaraya dusha kaga shubto dabool 10 min kadib waxna cab waxna qabooji oo kadib kushubo spray bottle dhalo ebera oo nadiifa qabooji tallaagadda hakuugu jiro had iyo jeer kadib wajiga ayaad kubuufinaysaa maalintii dhawr goor k**ana mayraysid illaa inaad meel usocoto laakin haddaa guriga joogto udayso ,sidoo kale maalintii koob illaa laba koob kacab .

Ugu danbayntii waxaa iga tala ah qofka inuu iska hagaajiyo Diet kiissa oo uu cuno wax Healthy ah caafimaadkiisa aanu udarneen.

Fadlan hadii aad kafaa'idaysatay oo aad doonayso inaana kudhaafin faa'idooyinka soo socda like iyo share dheh .

Maxaa jeclaan lahayd in uu inoogu xigo mawduuca soo socda oo aynu kahadalnaa?



Share dheh walaal mahd snid

Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo. Isk...
24/04/2021

Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo. Isku day talaabooyinkan aasaasiga ah oo la hadal dhakhtarkaaga ama kalkaalisada si aad u heshid talo dheeraad ah.

Ha isticmaalin wax ah dawooyinka la iska iibsan karo warqad dhakhtar la'aan ama dhir/geedo adiga oo aan marka h**e la hadlin dhakhtarkaaga.

Waa Muhiim in aad dhakhtarkaaga si joogta ah ula xariirtid.

dhibaatooyinka ugu caansan ee la soo dersa haweenka uurka leh waxaa ka mid ah:

# Walac (Morning Sickness)
# Daal (Fatigue)
# Hurdada oo dhib ah (Trouble Sleeping)
# Cirib dhiigid (Bleeding Gums)
# San cabur iyo san-goror (Epistaxis & Nose stuffiness)
# Danqasho naaska ah (Tender Breast)
# Laabjeex (Hearburn)
# Bararka gacmaha iyo cagaha (Swelling of Hands and Feet)
# Kaadi badni (Polyurea)
# Calool-adag ama Shuban (Constipation or Diarrhea)
# Baabasiir (Hemorrhoids)
# Dhabar-xanuun (Back pain)
# Maroojis Lugta ah (Leg Cramps)
Xidido Dhiig oo Bararsan (Varicose Veins)
# Dheecaan ilmo mareenka/farjiga ah(Vaginal Discharge)
# Madax-xanuun (Headache)
# Hergab/Ifilo (Cold/Flu)
# Xanuun Caloosha ah ama Qabashooyin (Abdominal Pain or Contractions)
# Dawakhmid (Dizziness)
# Isbeddelada Niyada ama Fikirka (Changes in Mood or Thinking)
# Jamasho cunto (Food Cravings)

Ayadoo intaa dhibaato soomartay una dheertahay Culeyska bilaha danbe iyo xanuunka foosha ayey hadana ilaabeysa marka uwadkeeda dhabta saarato oo mamoodid qof dhib soo maray subxaanalaah Allow hooyooyinkeen Abaalko jano ugu badal anagana naga yeel kuwa waalidkooda ubaari noqda(Aamin,Aamin)



Page-ka like saar siaad uhesho maclumaad dheeri ah una noqoto qofka ugu h**eeyo ee kafaaideysta casharada aansoo gelino.mahadsanid.

Xikmado Media ....Fadlan SubscribeShare .....Ramadan Mubarak Dhaman Muslimiinta...
14/04/2021

Xikmado Media ....Fadlan Subscribe

Share .....Ramadan Mubarak Dhaman Muslimiinta...

Faa’iidada caafimaadka ee   :(chili-pepper)Bas-baaska waxa uu qani kuyahay oo aad ugu badan   C; taas oo kadhigan 100 gr...
12/04/2021

Faa’iidada caafimaadka ee :(chili-pepper)
Bas-baaska waxa uu qani kuyahay oo aad ugu badan C; taas oo kadhigan 100 gram oo bas-baas ah waxa kujiro Vitamin C=144milligrams oo u dhiganto 73% xaddiga vitamin C jirku ubaahanyahay maalintii.Sidoo kale waxa kujiro vitamiin B6 = 0.51mg u dhiganto 40% (RDI) Iyo macdanta = Iro , Magnesium , Potassium.

Kasakow inay jirto fikrado ah in bas-baasku uu ka qayb qaato gaas-calooleedka iyo laab-jeexa/ laab-hurka maado kujirto bas-baaska oo layiraa waxay keentaa dareen ah hur/gubasho,sidoo kale maadada waxay keentaa in calooshu soo dayso aash*to (acid) badan taas oo keeni karto gaas-calooleed.
taas cagsigeeda fiitamiinada muhiimkaa ee kujiro bas-baaska waxay ka qayb qaadan karaan  in difaaca jirku la dagaalamo wax yaalaha ilmo aragtada ah sida bakteriyada  keento gaas-calooleedka ee layiraa H. pylori



1. Wuxu xoojiyaa dhifaaca jirka = xaddiga aadka ubadan ee vitamin C; kujiro wuxu sare uqaadaa difaaca jirka (immunity system) arintaas oo aad ugu muhiimsan wakhtiya uu dilaaco virus-ku .

2. wuxu la dagaalamaa iyo ,khaasatan kuwa ku dhaco Neef-mareenka /sanbabada : xaddiga aadka ubadan ee kujiro fiitamiin C sidoo kali fiitamiin A (beta-Carotene) waa antionxydant tasoo macnaheedu yahay wuxu ladagaalamaa oo jirka kasaara waxyaalaha sunta ah ee kadhasho falgalada khaldan ee ka dhexdhaco jirka .

3. Wuxu u fiicanyahay : maadada fiitamiin B6 ee ku jirto waxay ka qayb qaadataa burburinta iyo dheef shiidida cuntada .

4. yareynta jirka : maadada capsaicin cilmi-baaris caafimaad ayaa sheegayso inay hoos u dhigto miisaanka.

5.wuxu u fiicanyahay : vitamin C wuxuu caawiyaa samaysanka collagen oo ka qayb qaadato samaysan iyo bad qabka maqaarka .

6. wuxu horu mariyaa caafimaadka iyo shaqada neerfaha : wax kujiro Vitamin B6 oo ka qayb qaato samaaynta fariin sidayaasha neerfaha sida serotonin iyo gamma aminobutyric acid .

7. Waxa lagu taliyaa inaysan isticmaalin bas-baadka dadka qabo gaas-calooleedka iyo laab-jeexa/hurka.

Plz share

         .Bisha Ramadan waxa ay leedahay Fadli aad iyo aad u weyn, waana fursad sanadkiiba hal mar soo marta dadka Musli...
11/04/2021

.

Bisha Ramadan waxa ay leedahay Fadli aad iyo aad u weyn, waana fursad sanadkiiba hal mar soo marta dadka Muslimiinta ah.
Diinteenna Islaamka ah Bisha Ramadan aad iyo aad ayay u karaameysay waxayna diintu siisay Bishaan boos aad u weyn.

Bisha Ramadan waa bil lagu tarabiyeeyo Nafta bani-adamka,loogana daahiriyo waxyaabaha xun xun sidoo kale waa bil dulqaad maxaa yeelay qofka inta uu sooman yahay waxa uu dareemayaa Oon iyo Gaajo sidaas darteed, oonkaas waxa uu qofka uu barayaa dulqaadka oo wixii naftiisa jecleyd oo dhan ayu ka tagaya.
isagoo aaminsan in uu ilaahey dartiis u sooman yahay ajarna xisaabsanayo, sidoo kale gaajada waxay qofka bareysaa in uu qalbigiisa qashuuco oo waxyaabihii shahawaadka ahaa oo dhan uu iskaga tago.

👉Waxaa Maxay Soon?

Soonka Luqadda waxaa lagu dhahaa: (Af heysasho oo micnaheedu
tahay in laga tago Xanta, Cunista, iyo Cabista intaas ayaa waxaa lagu magacaabaa dhanka luqadda Soon).

👉Waxaa Maxay Soon marka loo eegayo dhanka Sharciga?

Soonka waxaa la dhahaa dhanka Sharciga: (In la isaga tago
waxyaabaha wax afuriya sida (Cunista, Cabista, Galmada, Beenta,Cayda, Isku dirnimada.. iwm) laga bilaabo salaadda subax ilaa iyo inta qoraxdu ka dhaceyso waa in laga tago waxyaabahaa oo dhan.

Soonka waa cibaado waxa uuna yahay tiirka Afaraad ee tiiraraka Islaamka waxa uu Alle ku waajibiyay dadka Muslimiinta ah.
waxaana la waajibiyay Soonka sanadkii labaad ee Hijriyada.

👉Waa Maxay Tiirarka uu Ku Taagan yahay Soonku?

Soonka waxa uu ku taagan yahay saddex tiir oo waaweyn mid ka
mida na haddii la waayo soonka ma ansaxayo waxayna yihiin tiirarkaan:

1. In laga tago oo laga fogaado wax walba oo soonka jabiya .

2. In la niyeysto Soonka, maxaa yeelay Niyo la’aan Soonka ma
ansaxayo.

3. In la helo qofkii Soomi lahaa, macnaha Soonka bani’aadamka ayaa lagu waajib yeelay haddii la waayo bani’aadamkana
Soonkana ma waajibayo.

👉Waa Maxay Sharuudaha uu Soonka Ku Ansaxayo?

Soonka waxa uu leeyahay Sharuudo haddii la waayo sharuudahan
mid ka mida, ma ansaxayo. waxayna yihiin sidan:

1. Waa in uu qofka Muslim yahay, maxaa yeelay qof gaal ah Soon ma ka ansaxayo.

2. Waa in uu yahay qof Qaan-gaadh ah uuna woodo in uu soomi karo, maxaa yeelay qof saqiir ah oo aan qaan-gaadh ahayn Soon
ma ka ansaxayo.

3. Waa in uu yahay qof Caqli leh, maxaa yeelay qofka waalan oo aan caqligiisa dhameystirneyn Soonku ma ka ansaxayo.

4. Waa in uusan ahayn qofku musaafir, maxaa yeelay qofka musaafirka ah waxaa loo baneeyay in uu afuro mar kalena uu soo
gudo.

5. Waa in ay gabadha muslimadda ah daahir ka tahay dhiigga caadada iyo midka dhalmada, maxaa yeelay haddii inanta
muslimadda ay qabto dhiigga, Soon ma ka ansaxayo.

👉Maxaa Buriya Soonka:

Soonka waxaa buriya waxyaabo badan oo hadda aan meeshaan lagu
soo kobi karin, waxaana ka mida
👉 waxyaabaha ugu waaweyn ee
Soonka buriya arrimahaan soo socda:

1. Qofka oo is dura/is muda, ama daawo ka qaata sanka ama afka.

2. Galmada iyo qarowga.

3. Matag kas la iskaga keeno.

4. Sandaarsiga oo lagu dheeraado iyo sigaar cabista.

5. Si kas ah oo wax loo cabo ama loo cuno.

6. Dhiigga dhalmada ama midka xeydka.

7. Dhiig qof kale loo shubo.

8. Maydhashada kelyaha.

9. Waali.

10. Diinta oo laga baxo.

11. Miyir dabool/doorsoon.

👉Waa Maxay Fadliga uu leeyahay Soonka?:

Soonka waxa uu leeyahay fadli aad iyo aad u weyn fadligaasi oo uu helayo qofkii Sooma waxaana ka mida fadliga uu leeyahay
Soonka:

1. Qofkii Sooma bisha Ramadaan isaga oo rumeysan ajarna
xisaabsanayo qofkaasi waa loo dhaafay dambigiisii h**e.

2. Qofka sooman ducadiisa lama soo celiyo.

3 . Soonka iyo qur’aankuba, Aakhiro waxay u shafeeco qaadaan qofka.

4. Soonka waxa uu caafimaad u yahay Jidhka

5. Soonka waxaa lagu dhaafaa dambiyada .

6. Soonka qofka waxa uu siiyaa awood.

7. Soonka waa gaashaan uu qofka uga gaashaanto Naarta.

8. Soonka waa kafaaro-gud, waxaa laguugu dhaafaa dhaaraha uu qofku dhaarto.

👉Waa Maxay Faa’idooyinka Caafimaad oo ay leedahay Bisha Ramadaan?

Faa’idooyinka Caafimaad ee uu soonka leeyahay waxaa ka mida:

1. Soonka waxa uu ka hortagaa cudurrada Kansarka.

2. Soonka waxa uu kordhiyaa awoodda jidheed ee bani’aadamka.

3. Soonka waxa uu ilaaliyaa Maqaarka jirka, waxa uuna ka hortagaa
cudurrada ku dhaco Maqaarka.

4. Soonka waxa uu yareeyaa cudurrada Xasaasiyadda iyo kuwa ku
dhaco saableyda.

5. Soonka waxa uu ka hortagaa cudurka macaanka/ sokorta.

6. Soonka waxa uu daawo u yahay cudurrada ku dhaco lafaha iyo
sidoo kale xanuunada kala-goysyada.

7. Soonka waxa uu yareeyaa dufanka tirada badan oo ku jirta jidhka qofka..

👉Waa Maxay Astaamaha Ay Leedahay Bisha Ramadaan?

Bisha Ramadaan waxa ay leedahay Astaamo badan oo lagu yaqaano waxaana ka mida Astaamahaas.

1. Bisha Ramadaan: waxaa la soo dajiyay Qur’aanka Kariimka.

2. Bisha Ramadaan: waxaa la furaa Al-baabada Janada iyo Cirka.

3. Bisha Ramadaan: waxaa la furaa Al-baabada Naxariista.

4. Bisha Ramadaan: waxaa la xiraa Al-baabada Naarta.

5. Bisha Ramadaan: waxaa la xidhxidhaa Shayaadiinta .

6. Bisha Ramadaan: Dad ayuu Alle Naarta ka xoriyaa habeen walba.

7. Bisha Ramadaan: waxaa ku jira habeen ka khayr badan kun bilood khayrkood.
.

Halkaan ugu wac sxbada nolosha si'ey ugu faa'idaystaan.


W/Q: Jaamac Cali Shidane...

Ilma yaroo wada dhashay oo Beydhabo lagu gowracay kuwaas beerka lagala baxaay😭😭.Samiira iyo Iiman oo labo cisho la baadi...
08/04/2021

Ilma yaroo wada dhashay oo Beydhabo lagu gowracay kuwaas beerka lagala baxaay😭😭.

Samiira iyo Iiman oo labo cisho la baadi goobayey meel ay jaan iyo cirib dhigeen ayaa maydkooda la helay iyagoo beerka lagala baxay.

Waxa magaalada baydhabo laga soo sheegay maaha wax damiirka soomalinimo qaadankaro ,waa wax aan dhagaha biniaadamaka uroonayn ,waa dhacdo xanuunkeda leh ,waa Imtixaan umada soomaliyeed haysta ,Maalinba maalinta kadambeysa dhacdaba dhacdada kle ka xanuun bdn😥

Macalin Aweys C/laahi oo horay u ahaa Xildhibaan Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey inay heleen Maydka caruurtooda.😥

Waxan murugada lawadaagayaa walidkii dhalay caruurtaan yar yar ,allaah samir iyo iiman haka siiyo walidkii dhalay😥

👉Laamaha amaanka iyo dembi baarista waa iney deg deg uga so jawaban dhacdadan foosha xun ,gacantana kuso dhigta arxan laawayaashi kadambeeye iney gowracaan ubadka saqiirka ah aan waxba kagalabsan.

Dhaqamada ugaarka ah hooyooyinka soomaaliyeed oo ay kaga duwanyihiin hooyooyinka aduunka kale1.Masuuliyada guriga ilmaha...
03/04/2021

Dhaqamada ugaarka ah hooyooyinka soomaaliyeed oo ay kaga duwanyihiin hooyooyinka aduunka kale

1.Masuuliyada guriga ilmaha ninka martida ama qaraabadaiyo naftooda ayey kasoobaxaan ayagoon cidina caawin waliba qaarkod aysan helikarin waxyaaba hawsha fududeeya sanad kastana kujira xaaladaha walaca ama umusha

2.waxay iskuduleeyaan ubadkooda tusaale nolal aynankuqanacsanayn ama aysan uqalmin ayey kusamraan ayagoo leh waan ku ilmo korsanayaa anigu waxkasta aan qabee😭

3.hadii ubadka lagu dayaco ama agoon noqdaan waxay dhaxda uxirataan inay ubadkooda kaalintii aabanimo ubuuxiyaan
Ayagoon haysan dawlad iyo ehel saacida ayey hadana caruurtoodudareemin maqnaashaha aabaha oo ay ubuuxiyaan kaalintii aabanimo
Oo marna suuqa kasoo xamalaan marna guriga hooyo ka noqdaan💪

4.Marnaba k**a quustaan inay ilmo kale dhalaan ama guursadaan ayagoo dhibbadan maray ilmo lagu dayacay ayey hadana caruurkale dhalaan qadarka ayey ku qancaan oo marnaba maniyadjabiyaan kuwa xumeya
Waxaadna arkaysaa hooyo caruur badan oo kala aabaa korinaysa kalgeed halka kuwa aduunka kale aysan 2 ilaa 3 kabadan korin karin kaligood ama ayba iska xiraan ilma dhalida

5.Waa gob hooyooyinka soomaaliyeed marka ay ilmahoodu koraan waliba lagu arko nolal qurxoon waxaa sooraadiya dhaman intii xumaysay ragii ilmaha kudayacay

Intiii ciishay maalinkay tabar yareed maalinkay ubadkeedu baahnayeen balse k**a aarsadaan ee waysoo dhaweeyaan caruurtoodana waxay ku amraan nay xariiriyaan waxsiyaan kuwii shalay dayacay waayo way cafis badan yihiin hooyooyinka somaliyeed dhibkastoo ay soomaraana way hilmaamaan markay caruurtoodu koraan ama ay kabaxaan xaaladihii adkaa🥰

6.hooyada soomaaligaa Waa kaabaha bulshada somaaliyeed ayagoo yaraan kukoriyey caruurtii ayey markii ay waynaadaana hadana saacidaan  hadba kii tabar yar tusaale gabadhii lasoofuro ilmahay ulatimadaa  wiilkii ilmaha loosoodhigoilmahay ukorisaa
Wiilkii dhisanaya reerqarashna aan haysan tolkay udhax gashaa oo tiraa wiilka ii caawiya

Waana mid ugaara hooyooyinka soomaalida oo aduunka kale haday ubadkoodu koraan tacab danbe magaliyaan waxaadna arkaysaa guri kasta ee hooyo wayn joogto caruur ay ayeeyo utahay iyo qaraabo kudhax nool🥰

Ugu danbayn hooyada somaligaa waa hooyada dunida ugu adkaysimaha iyo kartida badanrabiyow hooyooinkeen ka ilaali cadaabta 🤲🤲allahayow janooyinkaaga ku irsaaq hooyo kasta oo muslamada🤲🤲

Maxaad kudari lahaydee ay gaar uleyihiin hooyooyinka soomaaliyeed

Pls likeDhaqamada ugaarka ah hooyooyinka soomaaliyeed oo ay kaga duwanyihiin hooyooyinka aduunka kale

1.Masuuliyada guriga ilmaha ninka martida ama qaraabada iyo naftooda ayey kasoobaxaan ayagoon cidina caawin waliba qaarkod aysan helikarin waxyaaba hawsha fududeeya sanad kastana kujira xaaladaha walaca ama umusha😥

2.waxay iskuduleeyaan ubadkooda tusaale nolal aynankuqanacsanayn ama aysan uqalmin ayey kusamraan ayagoo leh waan ku ilmo korsanayaa anigu waxkasta aan qabee😭

3.hadii ubadka lagu dayaco ama agoon noqdaan waxay dhaxda uxirataan inay ubadkooda kaalintii aabanimo ubuuxiyaan
Ayagoon haysan dawlad iyo ehel saacida ayey hadana caruurtoodu dareemin maqnaashaha aabaha oo ay ubuuxiyaan kaalintii aabanimo
Oo marna suuqa kasoo xamalaan marna guriga hooyo ka noqdaan💪

4.Marnaba k**a quustaan inay ilmo kale dhalaan ama guursadaan ayagoo dhibbadan maray ilmo lagu dayacay ayey hadana caruurkale dhalaan qadarka ayey ku qancaan oo marnaba maniyadjabiyaan kuwa xumeya
Waxaadna arkaysaa hooyo caruur badan oo kala aabaa korinaysa kalgeed halka kuwa aduunka kale aysan 2 ilaa 3 kabadan korin karin kaligood ama ayba iska xiraan ilma dhalida🥰

5.Waa gob hooyooyinka soomaaliyeed marka ay ilmahoodu koraan waliba lagu arko nolal qurxoon waxaa sooraadiya dhaman intii xumaysay ragii ilmaha kudayacay

Intiii ciishay maalinkay tabar yareed maalinkay ubadkeedu baahnayeen balse k**a aarsadaaee waysoo dhaweeyaan caruurtoodana waxay ku amraan nay xariiriyaan waxsiyaan kuwii shalay dayacay waayo way cafis badan yihiin hooyooyinka somaliyeed dhibkastoo ay soomaraana way hilmaamaan markay caruurtoodu koraan ama ay kabaxaan😍

Like

02/04/2021

Yaab!!!

Yaab ayaa kuu sugnaaday ibnu aadamoow!!!

Maqaal kaa yaabin doono!!!!!

Lagane yaabo inuu noloshaada badalo

Xiligaad dhalatay garan maysid ruuxa kaa soo saaray caloosha hooyadaa

Isla sidaasi oo kale

Xiligaad dhimanayso garan maysid ruuxa Ku dhigi doono qabriga

Yaab ayaa kuu sugnaaday ibnu aadamoow!!!

Xiligaad dhalatay waa lagu maydhay waana lagu nadiifiyay

Isla sidaasi oo Kale

Xiligaad dhimanayso waa lagu maydhi waana lagu nadiifini

Yaab ayaa kuu sugnaaday ibnu aadamoow!!!

Waxaad ahayd Caloosha hooyadaa oo cariiri ah mugdina ah

Isla sidaasi oo kale

Waxaad ahaan doontaa qabriga oo Cariiri ah mugdina ah

Yaab ayaa kuu sugnaaday ibnu aadamoow!!!

Xiligaad dhalatay waxa laguugu qabtay maro
Si laguu asturo

Isla sidaasi oo kale

Xiligaad dhimanayso waxaa laguugu qabani kafan si laguu asturo
Yaab ayaa kuu sugnaaday ina Aadamoow!!!
Markaad dhalatay waa lagugu Adimay hadaad muslim ahayd!
Markaad dhimatona waa lagugu Tukan doonaa !!
Yaab ayaa kuu sugnaaday ibnu aadamoow!!!

Goortaad dhalatid barbaartid oo waynaatit

Dadka waxay Ku waydiini shahaadooyinkaada
Iyo qibradaada

Balse xiligaad dhimatid malaa igtu waxay Ku waydiin camalkaaga

Maxaad aakhiro udiyaarisatay?

Utafaxaydo saad su,aalaha qabriga ooga jawaabi lahayd

Kudadaal dhaacada allaah

Xasuusnow sababta dunidan laguu keenay

Isku day inaad mar walba noqotid heegan

Waayo waxaa jirto Marti aan kusoo wargalinaynin xitaa albaabka soo qaraacaynin

Martidaaa mataqaantaa

Waa malakulmawtka.

UgudambaynIgula sali xabiibka scw

Faafi

Maalinba maalinta kadambeysa tacadiyada kala xanuun bdn.Deeqo Cismaan Shire waxa ay aheyd Hooyo laheyd Uur 9-bilood ah, ...
17/03/2021

Maalinba maalinta kadambeysa tacadiyada kala xanuun bdn.

Deeqo Cismaan Shire waxa ay aheyd Hooyo laheyd Uur 9-bilood ah, waxaa maanta Xaafada Saban Saban ee degmada Dayniile ku dilay labo askari oo katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya .

Hooyadan ayaa daqiiqado kadib u geeriyootay rasaasta ku dhacday , waxaana cunuga caloosheeda ku jiray oo la isku dayay inta aysan dhiman hooyada in la bad baadiyo ayaa isna geeriyooday.

Labada askari ee sababta u ahaa geerida hooyadan iyo cunugeeda yar ayaa mid kamid ah la xiray halka midka kalana uu baxsaday.

Ehelada gabadha la dilay ayaana diiday in la aaso gabadhooda iyada oon loo helin cadaalad, waxa ayna codsadeen in lasoo qabto askariga baxsaday sidoo kale midka xirana lagu wareejiyo Laanta Dambi baarista CID-da.

Fadlan share garey si cadaalad u helaan Hooyo Deeqo iyo Cunugeeda nolosha loo aqoonsaday.

QURUX, DABEECAD WANAAG BAA DHAANTO. Ku dooro qofka aad dooraneyso Dabeecad wanaagsan asal ahaan raad ku leh diinteena su...
17/03/2021

QURUX, DABEECAD WANAAG BAA DHAANTO.

Ku dooro qofka aad dooraneyso Dabeecad wanaagsan asal ahaan raad ku leh diinteena suuban.

Wuxuu wacay Gabadhii uu Guursan rabay, wuxuuna ku yiri:- Hello Xabiibti waxaan joogaa Gurigeena, waxaana rabaa inaan iskiin baro Hooyadeey ee igu imoow Guriga.

Gabadhii wey soo Oraday baska dhankiusa ayey aaday ,si ay ula kulanto Wiilka Hooyadiis, sababtoo ah Wiilka aad ayay u jeclayd, .

45 daqiiqo ka dib, waxey timid goobtii Baska oo aan weli buuxin, in yar ka dib Hooyo da' ah, ayaa Baskii soo fuushay, waxeyna ku tiri:-  Gabadhaydii aan Fariisto Albaaba agtiisa isoo beddel Alaabo culus ayaan wataa, Gabadhiina wey u diiday Booska.

Hooyadii weynayd wey yaabtay, balse mey la sii doodin wey iska Aamustay, oo waxey iska Ciriirsatay Kursigeedi. Muddo daqiiqado ka dib Baskii ayaa istaagay oo waxey soo gaareen Astaantii dhamaadka Baska.

Gabadhii iyo Hooyadii waxey haddana wada sugeen Baskii Labaad, Nasiib wanaag waxaa markiiba soo istaagay Baskii Labadoodiiba waxey isku mar ku soo dhaqaaqeen Baskii, Haddana waxaa ku soo hormartay Gabadhii, Hooyadiina wey gadaal martay, waxey ku tiri Hooyo aan kaa Horgalo waxaan sitaa Alaabo Culus waxaan Marti u samaynayaa Casho waa inaan tagaa oo aan Dabka sii Shidaa, inteyna iga hor imaan Martida.

Gabadhii si Caro leh intay u eegtay ayey ku tiri Galabta ma Anigaa la ii kaa soo diray Habar yahay iga Har.

Waxey soo raacday Baskii waxeyna timid Gurigii jaceylkeeda, markii uu arkay ayuu Hab siiyay si diirana u soo dhaweeyay, wuxuuna ku yiri waxaan Aaminsahay Hooyaday iney ku jeclaan doonto, yaa Diidi kara Gabadhaadan sidaan Qurux badan?, waxeyna wada fariisteen Qolka Fadhiga iyagoo sugaaya Hooyadii Wiilka.

In yar ka dib, Wiilka Hooyadii ayaa timid Qolka Fadhiga, waxey aad ula yaabtay markay aragtay Gabadhii soo xumeysay oo Gurigeeda fadhida.

Hooyadii ayaa Wiilkeeda ku tiri:- Waa maxay waxaan Dhaqan la'aanta ah ee aad Gurigeyga  keentay?

Wuxuu ku yiri: Hooyo waa Gabadhii aan jeclaa.

Gabadhii Naxdin darteed, intey Dhididay ayaa Gacmaheedii Gariireen.

Wiilkii hooyadii waxay u Sharaxday waxa soo kala Dhexmaray iyo sida Xushmad darrada ah ay ula soo Dhaqantay intey soo socdeen.

Wiilkii aan ayuu u Niyad jabay, sidaas ayuuna ku Dhamaaday Xariirkii Gabadha iyo Wiilka.
(Ogoow, Qurux Dabeecad Fiican has dhaanta).

Haddaba, Akhristow Adiga Haddaad Wiilka ahaan laheyd, maxaad Sameyn laheyd, oo Gabadhana aad u jeceshahay ?.

Plz like and share

Waxaa Qoray:- Macoow Ustaad.

31/01/2021

Fariin Dahab iyo duunyo ka qiimo badan oo
ku socota Haweenkeena sharafta badan. ¦¦ Xijaabka iyo Quruxdiisa ¦¦ share

Address

Mogadishu

Telephone

+252616251400

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Earn more income-B posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share